Sign in to follow this  
Jacaylbaro

BORAMA

Recommended Posts

Zafir   

^Si wacan umaad hadlin ee waa run, mida kale, bariis aan la farafareeyn bariisba ma aha, haduusan asaga kuu farafareyn, kii kuu soo guray baa kusoo farafareeyey.Intaa lacagta iska dhiibtid oo aloow daawo iiga dhig dhahdid ayaa kugu filneyd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nephthys:

!

 

Luckily naagtii meesha ma joogin markaa, but the oday was there. Intuu xanaaqay, uu waashay! "
Dee waaanu gelinaynaaa, haddaaanu rabno waynu iibsanaynaaaa, sidaad u hadashay si wacan maaaaha..dooni maayo maad un tiraahdid"
I

 

:D

Kix Kix Kix Kix :D:D:D

 

Zafir :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

ZAFIR, YOU ARE ONE SICK PUPPY, PAPICHULO YAHOW. redface.gifredface.gif

 

Mac sokor@@neph. Hadii KK ahaan laheyd, iney baxdo ey kabadeeha heels ka leh baxsato ay odayga wajigiisa ku wave gareen laheyn, kk waa tough, she wouldn't take oday uu shit siinaayo like adiga lagu siiyay. Fuleeyad aan ku dhahay@neph, waa naceebeeysee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Zafir:

^
:D:D
. Wey igu fiicnaan laheyd kastuumada
Layzie
oo qufulka laheyd in aan qabi lahaa.

:D:D:D:D .

 

FB: jabkaygaa ku qoslee haye? :mad:

 

edit:

Layzie, I know eh! xataa suu iigu soo socday, ana gadaal gadaal ugu socday, miis aan korka kaga dhaacay.. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Biiq, biiq kala jirin...

 

Ani mugoo intaa ka xishoonaayo darteed cuntada waan iska qaadan lahaa; ama waxaan dhihilahaa aboow kan ani madalban, waxaan dalbaday biriis iyo hebelkaa (yacnii wax been aanku kor camiran lahaa)...That way I get something fresh, not offend the old guy...

 

Layzie, KK dii aataqaaney baabah abaay...Meeshaan waa la'iska duqoobaa nooh...Kabo heels lehna sida loogu socdo waanba iloobay, jilbo xanuun...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooool ,, waa run ,, gari nama gasho oo weliba nagama baxdo :D

 

 

Adiguna intaaad kijada tagto inaad cuntada oo dhan faraha gelgeliso bay ahayd ,

 

KK, uunsigaagii oday tuug ah oo cawaran oo faruuran baa iga xaday xalay anigoo kuu soo sida ,,, damn it ,,, walee tuug ka xariifsan balaayada :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this