Sign in to follow this  
Jacaylbaro

BORAMA

Recommended Posts

Hunguri   

Waa xaqiiq weeye Kool_Kat, maaha wax cammiraad ama caay ah. Dadku ma wada sinaan karo :D dee adigaaba qirayoo lahaa North-ka uduga aad ayaa looga shidaa. South-ku waxyaalo kaloo badanoo ay ku wanaagsan yihiin ayaa iyaguna jira. Oo aan dhinaca kale sidaa looga aqqoon. Markaa cammiraad maahee uunsiga badsada :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Hunguri:

Kool_Kat, wallaahi been maad sheegin. North-ku siduu udhanyahay waa dhul udgoon. Waxyaalaha udgoona laga jecelyahay. Waaka cudur daaranaya, caayna igama aha. Laakiin South-ka xaggaa uduga iyo dhinacaas waxaad mooddaa inay ku gaabiyaan. Waar qolyo reer South ahoo xaafaddayda dhinac ka daggan. Dee waan ku raaffaa inay uunsi iyo wax udgoon qaybtooda guriga ushidaan. Waa xaqqiiq anigu aan arkay! Alla ha sahlo

^ Xashaaa lillaaah! Xaar weyso ma galo. Maantana ma tan baa la soo shir tagtay.

 

Anaga edeb iyo anshax baa nala baray, caay afkeena ma karto, inaba! Markaa waa kuu kaligaa.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^LOOL...Usheeghee...

 

Hunguri, Fiiri adi, shimee ku dhahay Reer North kaa uduga aad ayaa looga shidaa...Ani maa hadana inabee...

 

Aboow anaga uunsi waan shidanaa...Reer Northkana noogama fiicna...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Nepthy, Saaxiib kaa qadhmuun inakkadaayoo. Annagu kuma maahmaahnee. Waar bal inteey maah maah Somaliya hodon ka ahayd. Wuxuu soo qaatay tii ugu qadhmuunayd. Cakkuye, ninkani xaajadii indhaha ayuu kasii tuuray :D

 

Kool_kat, dee sowdigii hadda Jacaylbro kulahaa iisoo ***. Waar dadkan malaha dhagahooda iyo indhahooda ayaa is xoqqaya :D . Warkaasi waa idinku cadyahaye bahalka halaydiin soo diro ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Hunguri, ha i nabin aboow...Uunsi iisodir lee dhahay, I didn't say reer Northka ayaa aad u shita kuma oran dee...Xageebuu hadalka kaamaraa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Hunguri.. saaxiib adiga af ruush maa ku hadloosaa mise checklavakiyan...bax orod luqada soo baro nin yahoo!!! meeshaan xarfo afkaaga dagaal ugaga soo baxaayaan hanugu soo gamin anaga please!!!

 

lol@ Layzie and KoolKat..idinka waa idinkasaa..kor intaa ii qaadaan, hadhootii markee mada cas igu soo fakato ii dhuunta quuq makaseesaan!!!lol

 

Rudy, who the hell lives in LA... I seen that place man..San diago and San hose too.. they all like u.. bunch lost kids..but seeeeeeeeeegsi bajaq yaal and I liiiiiiiiiiiiiiiike!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Hunguri.. saaxiib adiga af ruush maa ku hadloosaa mise checklavakiyan...bax orod luqada soo baro nin yahoo!!! meeshaan xarfo afkaaga dagaal ugaga soo baxaayaan hanugu soo gamin anaga please!!!

 

lol@ Layzie and KoolKat..idinka waa idinkasaa..kor intaa ii qaadaan, hadhootii markee mada cas igu soo fakato ii dhuunta quuq makaseesaan!!!lol

 

Rudy, who the hell lives in LA... I seen that place man..San diago and San hose too.. they all like u.. bunch lost kids..but seeeeeeeeeegsi bajaq yaal and I liiiiiiiiiiiiiiiike!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

^^Alla maxaa isku camirtay...Reer South ka weyku gaabiyaan kuyeh...Sheeko...

 

War ani waxaan ka waday, reer northka uunsi fiican ee sameyaan, not iney nooga fiican yihiin shidashadiisa...

Adigaa banooniga u salaxday qof awalba ficil raadis ahaa.

 

Maanta ayaaba minanka naloola yimid, la dhahoyaa Reer Koonfur oo malaayiin qof ka kooban inay ka ur badanyihiin, oo ka shiir badanyihiin kuwa kale.

 

Awal ayee Soomaali dhaheen geel indhakuul maxaas ka kasaa.

 

Ka waran kan malmalka ismariyo? Mise maba la iska warqabo? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Tuujiye, saaxiib hasii fogayn :D Somali ayaynu wada nahay. Af Soomaali ayaynu ku wada hadlaynaa. Kaftanka inoo wad, laakiin aniguba waan ku fahmayaaye, hadal huffanoo wax laga garto aynu ku wada hadalno.

 

Miskiin-Macruuf, saaxiib been sheegi maayo. Wax dhib ah malaha. Anigu ma odhan shiir iyo belaa dadka ka ura. Xaasha lillaah taasi waa ceeb :D . Waxan idhi South-ka dhinacaas waalagaga horreeyaa. Adigu maxaad libinta iyo waxa walaalkaa oo kula dhashay kaaga horreeyo xumaan ugu badalaysaa. 100 waxyaalood oo South-ku ku fiicanyahay ayaa jiree. Ha sugi waayin, waala sheegi doonaaye.

 

PS:-

Saaxiib kuwaa malmalka is mariyaa waakuwee :D Anigu bahalka isagoo bahasha hoose loo shido ayaan ogaaye. Sida, abeesada,Gungumaha iyo Maska.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Tuujiyee:

Waraa Bob, Best woman are from BORAMA marax yahoo..Barbara iyo Hargeysa ha isku tagin hadii kale sidii indhaha faraha lagaaga gilinaayo, ilinta indhahaada waa iskaga soo daadanee markaste. Adigoo aan oyneenin xitaa lol..

Borama wax ka imaaday oo nuuraayo weli ma arkin...Abaa Diyaanada yee ku sirin...feynuustaa laguu gaabsaday aan umaleenaa ee qofta toosh indhaha uga shid...gacmeheedana si fiican isaga fiiri..hadii aa aragtid xidido cagaar ah iyo hareed aa umoodid garkii orgi Cali Uraaye Abaa kabaha intaa gacmaha ku qabsatid fagax dheh yaa dib dambe lagu arkin...taas diyaana ee nafta isaga qaade...

 

Abaa gabdhaha qaldaamiinta aan jeclahay aniga nooh...hadalkooda aan ku raaxeestaa...sanadka intuu dhammaan midoo aan soo xareenaa oo aan ka dhigto xaaskii 3aad...aniga xaq aan ku socdaa nooh...labada xaas aan hada leeyahay mid waxee ka imaatay Jig-Jiga, mid kalena waxee ka imaatay Kenya...marka mida 3aad waa inee ka imaataa Waqooyi Galbeed...mida 4aad oo lagu qatimaayo waa reer Jabuuti...weligey ma arkin qof dhahaayo aniga waxaan ka imaaday Jabuuti..marka ma aqaan waxaan kala kulmi doono laakiin waan iska tawakalaa...Abaa adigana faataxo iisoo mar. ;)

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Kool_Kat:

^acuudu bilaah, oo maxey Fooxiyaan? Ani reer north ka uunsi fiican aan ku ogaa...

We(I :D ) smell good.

 

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this