Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska Ciidanka Xoogga oo ka digay dagaalka ka socda Cadale

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadale (SMN) – Taliyaha guutada afaraad ee ciidanka xoogga dalka ee ka howlgala gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdi Xaashi ayaa si kulul uga hadlay dagaallada ka soo cusboonaaday agagaarka degmada Cadale ee gobolkaasi.

Taliyaha ayaa sheegay in muddo ay ku dhex jireen maleeshiyaadkan, balse markii ciidanka ku mashquuleen howlahooda gaarka ah ay dib u bilaabeen dagaalka.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in colaadani ay soo jiitameysay muddo fog, islamarkaana ay ku dhinteen dad badan oo rayid ahaa.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/cod-turki-2.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this