Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Iyo Kalluumeysiga Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaal Ku Yaalla Magaalada Hageysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Kalluumeysiga Somaliland, Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi, ayaa xaalad caafimaad loo dhigay cusbitaal ku yaalla magaalada Hageysa.

IMG_BCE676-582EED-95AC94-545A9A-AEC8D9-A

Wasiir Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa waxa uu noqonayaa wasiirkii saddeexaad ee xaalad caafimaad loo dhigo cisbitaalada ku yaalla magaalada Hargeysa, waxaana hore xaalado caafimaad loogu dhigay cisbitaalka wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyo Wasiirka hawlaha Wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi.


Warar Aanu hadda ka helayno xaaladda Wasiir Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa waxa ay sheegayaan in fiican yahay, Alle ha caafiyo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this