Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg Deg Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay magaalada Muqdisho.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Dhawaqa Qaraxa oo xooganaa ayaa laga maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaana adag in la ogaado halka ay rasmi ahaan qaraxu kaga dhacay.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka.

La soco Goordhow Faahfaahinta

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this