Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Wretched secessionist's plea

Recommended Posts

Waraaboow ayaa ku dhacay Dhurwaagii xumaa Soomaali naceyb lagu ogaa. He is accusing dowladda dhexe inay baabi'ineyso ama ciribtireyso 'isirka' ummada Soomaaliyeed because of xiriirka Eritareeya iyo maamulka Xabashada la wanaajiyo. He also accused dowladda dhexe inay dekadihii dalka Itoobiya siisay. Oh, the irony. Isma oga markuu shalay lahaa, 'Wiilka Adisababa ku dhashay ayaa iga xiga kan Xamar ku dhashay.'

Dekedii Berberana markii la damcay Xabashada iyo Imaaraadka shaarbaha weyn la siiyo gabi ahaanteeda wuu ku faraxsanaa. Maanta uu iska dhigaayaa qof danaha Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed u hadlaayo. He seems like he wants his Xabashi master to come back to him and misses them desperately. Markuu afkiisa baas furtaba iyaguu soo qaadaa.

He is so desperate for Xabashi connection, he would support anything, even including the failed mooshin by dowladdiid and pro-isbaaro groups.

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

A lot of secessionist politicians were supporting the failed mooshin.  That is how you know Farmaajo is doing good work.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

".......Talo-seega Loo Taliyo, Tolan-kariwaaye Tol-kale u Tidcaan, Tabcaansane is Yidhi Tuugsadaa Taajir Noqon, Waa Ku Talax-tag iyo Tigaaleystaa Tirsanka-togan ee uu Tubteeda Toosin Kari Waayo......."

In other words, only dimwitted cretin of the mean-intelligence sort, will fail to tell the "glaring difference" that exist between a "proposition" that says there has been a "commercial deal", where Ethiopia take 19% of the profit of that deal. Not the ownership of the port in which the deal is predicated on, on one hand.

And the other "proposition" that says Somalia has signed off the "sovereign amalgamation" of herself with Ethiopia and with Eritrea. And on top of that, she also decided to signed-off the "ownership" four (4) ports in Somalia to Ethiopia without actually saying which ports those are. Or even asking the federal parliament to view such a deal.

Hence, as I said it only the deluded or serially stupid with a touch of masochism to boot about himself, will only assume that the "ownership of his country" and the "transference" of it to foreign powers, which was what was done in a "lock-stock-and-both-barrel" sort of way by the likes of Mr Cheeseman to Somalia, when he decided to "gift-wrapped" Somalia for Ethiopia with his signature, is even "remotely equal" to the idea of a "commercial deal" in which the Ethiopian as the "counter-party" to that deal only owns no more than 19% of the profit from the deal itself.

Nor for that matter does Ethiopia actually happens to possess the "ownership" of the "port of Berberra" itself (in which the deal between DP World, Ethiopia and Soamliland is based on), as opposed to the four (4) yet unnamed "ports" that was given to her in Somalia by Mr Cheeseman.

And finally, for the clarity sake, it must be told that there is not even any kind of a "physical infrastructure" of any sort inside Somaliland, in which Ethiopia owns it or is likely to own it completely.

Consequently, here is the "telling difference" between what Somaliland have signed with Ethiopia (which is namely the "19% profit-sharing" of a commercial deal) on one hand. And what Somalia under Mr Cheeseman, seems to got in here, given that he seems to have decided to hand-over his country completely on a platter to Ethiopia.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

And just in case, some dimwitted non-entities in here of SOL are still confused as what Mr Faisal Warabe is talking about in that posted video, here quoted below is Mr Abby Ahmed in his own words telling his people as to what Mr Cheeseman have actually "signed" it for him without any parliamentary approval of any kind in Somalia. 

In other words: "Ishii Buktaay Ku Bikaacso" (or words to that effect).

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta wiilkan garamgaram cidkasta waxay u haysata inuu D Block kasoo jeedo. Secessionist bey kaga dhagtay dhulkiisuna waa brothel xabashi. Wuxuu kagubanaya sidee Eritrea iyo Ethiopia loo aflagaadeeya. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
53 minutes ago, Ducale said:

Horta wiilkan garamgaram cidkasta waxay u haysata inuu D Block kasoo jeedo. Secessionist bey kaga dhagtay dhulkiisuna waa brothel xabashi. Wuxuu kagubanaya sidee Eritrea iyo Ethiopia loo aflagaadeeya. 

Horey ayaan halkan uga sheegay oo waxaan idhi:

".......Tuugsade loo Taliyo, Tunkana looga jooga, Tacaacdu iyo Tanac-tanacdu waa Tamaradiis,

Tol-Laawe Tolan-waa ah, oo Tol-kale Taladood ku Tiirsan, Tax-taxaashka kuwaa Tirsadey waa uu u Luqun-Toosaa......."

This is the defining essence of our gibberish-spouting-Gudhuu-boy of SOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraabe waxaa ka maqan qaybta kaydka ee maskaxda oo ilaahay ku abuuray aadanaha kaliya.

Nin xun ma'ahan haduu doono snm buu hor istaagi oo ku oran karaa meesha waxba kuma haysaane dadkiina dhinac ka raaca.

Way isaga qayilaan majaajiladisa

Noolaha kale  ilaahay ma siin garashada kaydka fekerka iwm

Dareen way leeyihiin oo haddaad gubto ama disho way xanuunsan, raxmada way leeyihiin oo dhashaado lagama ag maro,

Garashada baqdinta way leeyihiin way kala yaqaanaan meesha u roon oo gabaad iyo dugsi u noqon karta,

Qofka quudiya way ka yaqaanaan dadka kale (subxaana-laah)

Odaygaan anigu shakhsi ahaantayda waan dhagaystaa waxaana ka mid ahay dadka si fiican u dhuuxa hadaladiisa, xikmadu waxay ku jirtaa dadka waalan waa maahmaah carbeed oo sax ah.

Hadaladiisa is burinaya muhiim ma aha, maadaama qaybta kaydka ee maskaxda uu ka xanuunsan yahay.

Xikmadda hadalkiisa ku jirta yaan idiin fasiri aragtidayda

Baarlamaanka soomaaliya waxaa ka buuxa dad kasoo jeeda W/galbeed oo u dhaartay inay soomaaliya midnamadeeda muqadas tahay kitaab ama musxafka kariimka ah gacanta saaray inay dhawri doonaan,ilaahayna been la hor istaagay.

Been idiin sheegi maayee kuwa snm la jooga yaa ka mabda'a fiican, waji qudha oo la mayri karo bay leeyihiin.

Motion'kan qaybtiisa ugu badan waxay ka timid nimankaas oo adeegsanaya lacag shisheeye dilaaliin macruuf ah iyo qaybta jilicsan ee baarlamaanka.

Qaar ka mida mucaaradka waa dameeru dhaan raacday ma yaqaanaan farqiga u dhexeeya qarran jira oo jiri doona iyo farmaajo.

Sol dadka wax ku qora labo nin yaan hadal qiimo badan noo sheegay hadda ka hor.

Mid wuxuu ahaa @maskiin-macruuf.

Wuxuu sheegay in jawaari loo darsan doono,wuuna ku saxnaa.

@suldaanka oo noo sheegay inuusan farmaajo sanadka cusub joogayn inuu ku xilo furay iyo in kale ma sixi karo. 

Ma filayo inay ku talo gal ahayd inuu sirta reerka fashiliyo balse xanaaqa fadhi ku dirirkaa unbaa la yara jiidhay.

Oodweyne iyo caruurtiisa kale waa jiir haan ku waynaaday jaamacadda cayda lagu barto bay kasoo qalin jabiyeen waxayna leeyihiin snm baa ka xanaaqday in itoobiya lala midoobo.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^ Gooni

Waryaa Ina-Faqash, rag waxa u liita adiga oo kale oo fuley aan damiir laheyn ah, afkuna dheer yahay. Sababta oo ah, horey ayaan kuu idhi doc-yeedh hadalkiisa waxba kama soo qaadno oo waa ka maadeysanaa. Markaa mar haddaanay jirin nin maanta SNM kasoo jeeda aa ah "magan-dumar" xataa kuwa Xamar u shaqo tagay kudar oo, wax naxli iyo "bukaan-socodnimo-ah" mooyee wax kale noo maad sheegan.

Sababta oo ah marka aad is xoreysaan oo "magan-dumar" in aad ka baxdaan aad gaadhaan hadal-rageed waa idiin furan yahay maalintaas. Inta kahoreysa, adeeradiin, intii madax-ka-noqotay, Soomaali horteed, midna carar fuleynimo ah ayuu ku dhintey. oo waa kii Afweyne ahaa. Midna, maanta ayuu joogaa oo waa mid "googarad-dumar" ay "garab-iyo-gaashaan" ay u yihiin, oo wuxuu ku dhex dhuumanayaa, Xamar, gudaheeda. Wakaas inta aad xinniinyo rageed ka leedihiin.

Ama hadaan si kale u idhaahdo:

".......Catowgu iyo Caaqleyntu waa Camalkii Ciil-qabe Cudud waayey, Col-kalana Cidhiidhi iyo Cirqad ugu Ceel-xidhan......." 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now