Sign in to follow this  
valerie

Gob baan ku dhashaye gormaa lay gumeystey

Recommended Posts

valerie   

Waxaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee caddaalada jecel necebna quudhsiga iyo takoorka la ogeysiinayaa in uu dhici doono banaanbax weyn oo lagaga soo horjeedo xukunkii ay Maxkamada Somaliland ku xukuntay gacan ku dhiiglihii sida badheedhka ah u dilay Allaha u naxariistee Khadar Cismaan Dhabar. Banaanbaxan waxa uu dhacayaa Bishan May 13-keeda 3:00 pm taasoo ah Sanad Guuradii Koowaad ee ka soo wareegtay markii Marxuumka lagu dilay Magaalada Hargeysa.

 

Waxaa banaanbaxan ka soo qeybgeli doona Idaacado, telefishano iyo Jaraaid fara badan.

 

Wuxuu ka dhacayaa banaanbaxani Wadada Dawning Street iyo Westminister hortooda.

 

Fadlan ka soo qayb gal oo taageer Khadar iyo inta kale ee dhiban si ay dalkoodii hooyo ee ay u dhasheen ay ugu helaan cadaalad iyo sinaan.

 

 

Waxaa soo qaban qaabiyey……………………………….

 

Gabooye Minority Organisation

Gabooye.org99@hotmail.co.uk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this