Barwaaqo

Madaxweyne Bixii oo soo dhaweyntiisa aan reer Ceerigaabo u kala hadhin.

Recommended Posts

Beerta xoriyaddadda daawo iyo wacdaraha civilians-ka, indhaha ha isku qaban ee si fiican u daawo video oo dhan. Shaqo kale doono tan way kaa soo xidhan taye.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Saalax said:

The civilians barely welcomed him. He was in a military convey.

Oo hadaa wixii meesha tuunsanaa ma ruuxaanbay ahaayeen 

  • Thanks 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Just now, Tallaabo said:

Oo hadaa wixii meesha tuunsanaa ma ruuxaanbay ahaayeen 

Wuu rafanayaa oo "card-kiisii" siyaasadeed ee ahaa Ceel-Afweyn, Ina Caare, iyo buuraha Sanaag ee uu ku dhuuman jirey ayaa maanta (ama wiiigan) lasoo afjarayaa oo taas ayaa gubeysa, sheegatadan ambadka ah. Waana "naf-la-caari" geed-ku-xoqosho miciin bidey, ee hala yaabin. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talaabo,

Saalax is frustrated that this is going so smoothly without any single incident.

We know where ever Gaas visited there were deaths following him. In Badhan, a prominent traditional leader was killed by Gaas' body guards.

In Bosaso two of his own body guards were gunned down. 

this is what is frustrating our poor soul. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ceerigaabo is an example of how we do things in Somaliland. Even if we are worlds apart in terms of politics, we know when to hold hands and unite. 

Well done to Reer Ceerigaabo. Gob iyo Caadkeed dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Suldaanka said:

Ceerigaabo is an example of how we do things in Somaliland. Even if we are worlds apart in terms of politics, we know when to hold hands and unite. 

Well done to Reer Ceerigaabo. Gob iyo Caadkeed dheh.

How true that.

In other words, in uu "Sheegato" yahay waxa aad ku garaneysaa wali muu baran waxa dhaqanka ah ee "Duriyaddu" (ama Somaliland) xeeriso. Ama ay u soo joogsato. Sababta oo ah, Madaxweyne Somaliland xukuma oo dhul dalka ah yimid waa loo sara-joogsanayaa oo waa loo istaagayaa si kasta oo siyaasadiisa looga soo horjeedo.

Dhaqankaas ma yaqaano maadaama aanu reerka ka dhalan waana waxa uu la yaaban yahay in siddaa Ceel-Afweyn ama Ceerigaabo loogu soo baxo soo dhaweynta Madaxweynaha.

Sababta oo ah waxna waa soo dhaweynta iyo milgo-sharafeedka lagu maamuuso "marti-madaxeed" kuu timid. Waxna waa wada hadalka "garta" ah ee habeenkii jilbaha-laysugu-laabanayo, oo xeer gooniya oo haga ayaa jira iyo xeer-beegti loo xulo wada hadalka noocaas oo kale ah.

Waana waxa ka dhacay, Ceel-Afweyn, xaleyto. Waxa kale oo ay ka dhacdey, Laas-Caanood, habeen hore, maadaama Beesha Sool, dhaqanka "duriyadda" ay leeyihiin.

Ceerigaabo-na wataas sidaas laga yeelay, oo si sharaf leh, si gobanimo leh, iyo si caado rageed ah, loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha, wax kasta oo "gar" ah oo caawa lays yidhaahdaba, ama wax kasta oo hadal kulul ahba oo si gaar laysugu yidhaahdo marka gooni iyo shir-gaar ah laysugu jilba-laabto habeenkii.

Hadduu xataa Boorama tagi lahaana sidaas ayaa ubax-la-lulayo iyo wadar-usoo-baxdey, loogu soo dhaweyn lahaa, wax kasta oo habeenkii marka raggu isku kaliyeystaan oo is-hor-fadhiistaan oo laysu jilba-laabto ha lays yidhaahdee.

Wakaas "dhaqanka" asal-raaca ah ee Somaliland isku xidha ee ilamaha lix-jirka (6) ahi garanayo. Iyo waliba sida milgo iyo maamuus ay marti ku soo booqatey ay kaaga mudan tahay in aad ku soo dhaweyso. Laakiin, "sheegato" waligeed taas keeni meyso oo umaba dhalan dhulkan iyo dadkan uu isku xoqoyo.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is Presiden Biixi opening today the newly refurbished Erigavo's general hospital as a Sanaag's regional hospital.

Well done, Mr President. We surely have needed these kind of a Regional general hospitals, In particularly of the kind Erigavo and Las-Anod hospitals are example of it, in-terms of respectively covering two large regions of Sool and Sanaag. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now