Sign in to follow this  
Showqi

Somali Song in my head

Recommended Posts

Mid kalaa jirta:

 

 

Haduu jaadku qaybsamo badhbaan adi ku siin lahaa

taqsiintayda bidixdana waan kuu bedeli lahaa

taadana waan la bixi lahaaa ,,,,

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

JB, heesta aan soo qoray waa hees jirta oo talantaali ah, mid hees kale laga rogay. Laakiin anigu hees aan jecelahay waa Maxamed Jaamac Joof 'Gunaanad".

 

Saan u gaabsanaayaan Gaboobayoo

Gabdhihii iyo Gayaankaygii waan gabee

Gablamaaye god-aakhiro aan galee

Intii aana gu'in i gunaanadeey :D:D

 

Ngonge, u macnee Gaabsi. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Baahida kal gacalkiyo boholyowhga aan qabo

Naftu kugu basaastoo bogsanwayey awgaa

Adiguna baraariyo barwaaqaad la jiiftaa

Ana boogtii caashqa waxaan ahay bastayoo

barkintaan dul aala

 

Basraay aduunyada intaan baaqi noolahay

Qalbiga kama baxayside waxaad tahay barkay

Barigii aan ku lananiyo barashadii tixgaliyoo

Balantii dhaxdeeniyo wacadkii ha baal marin...

 

Adiguna badhaadhiyo barwaaqaad la jiiftaa

Ana boogtii caashqa waxaan ahay bastayoo

barkintaan dul aala

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this