Xaaji Xunjuf

Somaliland president Mujahid Muuse biixi cabdi reshuffled cabinet

Recommended Posts

Menu

War Deg Dega :- Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Hada Xukumadiisa Ku Sameeyay Magacaabis Iyo Isku Badal Iyo Wasiiro Xilka Wayay

WAR-SAXAAFADEED: 10 /11/2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid iyo Isku-beddel

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aamiyey;

1) In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:

Tir Magaca Xilka

1. Cismaan Jaamac Aadan Iimaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

2. Deeqa Cabdi Yuusuf Dhidar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga.

3. Faadumo Cabdillaahi Cumar Diiriye Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.

2) In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas’uuliyiintan u beddelo xilalkan:

Tir Magaca Xilka
1. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

2. Sacad Cali Shire – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

3. Cabdiqaadir Maxamuud Sh. Muxummed Warsame (Dhaga-weyne) – Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

4. Maxamed Daahir Axmed Furreh – Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

5. Axmed Abokor Maxamed Yuusuf – Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.

7. Prof. Maxamed Faarax Xareed Qodax – Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL.

: 204

Related

Madaxwaynaha Somaliland Oo Sameeyay Magacaabis Cusub

January 13, 2018

In "News"

Akhri:Wareegto uu Soo Saaray Saaka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi

December 17, 2017

In "News"

Deg-Deg-Madaxweynaha Jsl Oo Wareegto madaxweyne ku Magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran.

October 6, 2018

In "News"

DAWGACAD KA QEYB QAADO

QORMOOYINKA

DAAWO:Taariikhdii AUN Mujaahid Maxamed Xaashi ( Lixle) iyo ....

Daawo: Warbaxin Ku Saabsan Shidaalka Lagu Wado in Laga Soo…

Daawo-Magaalada Hargeisa Oo Dib Loogu Soo Celiyey Tahriibayaashii ugu Tirada…

Daawo-Ujeedada Kulan Dhexmaray Madaxda Ugu Sareysa Gobolka Saaxil iyo Waftigii…

Timacade University Hoyga Aqoonta Gobolka Gabiley.

Daawo-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Saddex…

LATEST NEWS

War Deg Dega :- Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Hada…

Deg Deg Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Yeeshay…

Barnaamijka Dib U Xasuuso Taarikhada '' Maxaa Ka Fulay Balanqaadkii…

Daawo:Wareysi Lala Yeeshay Safiirka Somaliland u Fadhiya DalkaImaaraadka. "Passeport-ka SL…

Daawo: Warbaxin Ku Saabsan Shidaalka Lagu Wado in Laga Soo…

Daawo Wefti Ay Hogaaminayso Wasiirka Shaqo Galinta JSL Oo Kulan…

Daawo-"3800 Meherood-baa Kacay Sannadkii Xukuumaddani Jirtay” Sh. Aadan-Siira

Halkan Ka Daawo-Tirada Dadka Ku Dhintay Qaraxyo Is Xigxigay Oo…

Daawo Wasaarada Biyaha Oo Kormeertay Ceel Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka…

Deg Deg Daawo Faahfaahintii Ugu Danbeysay Ee Sadex Qaraxo Oo…

Daawo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Ku Jira Xerada Dhadhaab Oo Fariin…

© Gabiley.Net. All rights reserved. | Privacy Policy | Site Designed & Developed by Slicker Designs

HOMENEWSVIDEOSARTICLESCONTACT

FacebookTwitter<img src="https://i0.wp.com/gabiley.net/wp-content/uploads/2015/09/EAD-Gabiley.Netf_.png" data-recalc-dims="1">DAAWO:Xogo Muhiima ah oo Duuliye Maxamuud M.Xayd kaga Waramyo Halgankii…Daawo Somaliland Oo Hirgalinaysa Barnaamijka Shaqo Qaran iyo .......<img src="https://i1.wp.com/gabiley.net/wp-content/uploads/2015/12/omartuna.png" data-recalc-dims="1"><img src="https://i1.wp.com/gabiley.net/wp-content/uploads/2017/08/COVER.jpg" data-recalc-dims="1">DOCUMENTARY KA HADLAYA DIB-U-DHISKII SOMALILANDYour browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.AKHRISO ASMA ULLAH ALXUSNA<img src="https://i2.wp.com/gabiley.net/wp-content/uploads/2014/04/asmaaHusnaa.gif" data-recalc-dims="1">RUWAAYADII INTERNET-KA QAYBTII QOSOLKA BADNAYDYour browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.XIGMADII XASAN SHEEKH MUUMIN EE SHIRKII BEELAHA SOMALILAND EE 1993Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.BEERAHA GABILEY.Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.SHIRKII TAWFIIQ EE SHEEKH 1992Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.USERS ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin reer laascanood ah ayaad wasiirka arimaha dibada ka dhigateeen 

Handaraaabkii la sheegaayey haduu sii idiinka xirmaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, cadnaan1 said:

Nin reer laascanood ah ayaad wasiirka arimaha dibada ka dhigateeen 

Handaraaabkii la sheegaayey haduu sii idiinka xirmaa

Wakaas "aqliga-foorara" ee Ina M-Ooryaan-xaaraan-ku-naax lasoo shir-tagey. Sababta oo ah meydkii dadkiisa shaleydo lagu xasuuqey goofkiisii magaaalada Xamar aheyd qaar baan wali la-aasin.

Dhaawacoodiina wali qaar baa "dhiig-baxaya". Isna wax uu ka hadlayaa nin wasiir ah oo Somaliland xil u dhiibatey. 

Wxaad moodaa, M-0oryaanimaddu in ay dhaxal hiddo-raac noqotey. Sababta oo ah nin jidhka dadkiisa iyo maxastiisa cunaya oo waliba nin kale oo xil xarago leh loo dhiibey inuu wax kasheegaa waa "arin" laba mid uun ah:

Kow, in uu yahay nin aan "ceeb" u rag "maxastiisa" oo uu cunayo ama dadkiisa oo kuwa isla iyaga ahi ay dhiig bixiniyaan.

Laba, in uu yahay nin garashadda ay intaas ka tahay oo aan u arag dadka la-dhiig-jaqayo ama cadkooda hadhka cad la cunayo in ay yihiin dadkiisii.

Oo "fiilada-korontada-ah" ee dhulka hoostiisa ku jirta ee uu ka "xaaraan-quuto" marka uu "bililiqeysto" ayaa kala muhiimsan dhiiga dadkiisa.

Taasina waata keenta in uu ku mashquulo nin Reer-Laascaanood ah oo wasiir Somaliland ka noqdey, iyadoo "tacsi-wadareed" u taalo goofkiisii "xaaraan-dhaqashadu" caadada ka aheyd.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Things are moving the right direction for the end of this Somaliland project.

I know mr faratoon very well we lived the same city in UK  he does not believe this Somaliland fairy tale.

He was just desperate old man to get out this UK weather for any opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, cadnaan1 said:

Things are moving the right direction for the end of this Somaliland project.

Lool. Waakaas, aqligii M-Ooryaan xaaran quudasho lagu dhalay. Dabadeedna soddon (30) jirna ku gaadhey iyadoo wali bililiqo xoolo ummadeed lagu jaqayo oo xoog lagu kala baxo "goofkii" uu ka soo jeeday.

In other words, he is actually so out of his depth of any argument and he can't tell which way the wind is blowing in right now in the horn-of-Africa, that he actually think Somaliland will come to an end.

And he believes that even when he can't have a decency to see himself in the mirror, given that he is from failed polity that can't even ensure the safety of one single city call Mogadishu. And secure it with all the help the world had bestowed on to them since the day they have started to failed in a barbarous proportion which was back in that year of 1991.

And even today their folks are dying in their dozens in a week. And still he thinks others, like Somaliland, will soon have their political agenda at an end.

Sometimes, I actually "cringe" for these folks for the sheer embarrassment of it all, particularly when they start talking about what is in store for Somaliland in some unspecified day in the future. Given that all around them their daily endless tragedy is in the international news in every freaking week. 

On second thought, perhaps "contempt" may be more a proper feeling one should have towards these teeming and perpetually "looting folks" in our midst like this cretin in here. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka arimaha dibadda ee snm

Waa shaqo magac u yaala wax macnaa uu soo kordhin karo ma jirto, haba yaraatee.

Markuu dibadda u dhoofo wuxuu qaabili jiray oday beeshiisa oo marfash ku daalay oo ay ku sheegaan safiirka u fadhiya dalkaas, waana wax khiyaalka kasii wayn.

Nikaa reer laas-caanood albaabo ay kusoo daaleen bay hor istaajiyeen, waana lugooyo inteeda le'eg.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadnaanka shalay  waxakadhintay  50 iyo dheeraad qof. Walina  waadso indhotagaantahay dadkaagi darxumo iyo  qaxooti bay u dhinteen madaxweynekusheegi kahadheenka faqashtana afewerqi bu  dhabta kaga  fadhiya.. xalaadkaxun 2018 ilahay  idinmtusin balweynu eegi gudhuugu inu  caqliyeesho iyo inu ededi  qaraxakadayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jeegaantii afkii baa juqda gabay niyad jabkii ugu weynaa Ku dhacay odaygii afku xaare aka oodweyne niyad jab ayuu la seexday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, cadnaan1 said:

Jeegaantii afkii baa juqda gabay niyad jabkii ugu weynaa Ku dhacay odaygii afku xaare aka oodweyne niyad jab ayuu la seexday.

Wakaa aqligii Ina M-Ooryaankii xaaraanta-quudashadda lagu soo koriyey oo wali moodaya in dadka oo dhami sidiisa oo kale ay "aqliga-faaruq" kawada yihiin.

Maadaama uu la dhacsan yahay wax "igu-sawir-ah" iyo "ereyo qurxoon" oo hadana madhan oo afka laga yidhi, iyadda oo lagu "sasabanayo" Ina-Frmaajo si "danta-siyaasadeed" ee laga doonayo in uu bixiyo uu u saxiixo. 

Wakaas, aqliga Muufo-cunis iyo M-Ooryaanimo ku soo tisqaadey ee aan garaneynin nuxurka qodobadan soo socda:.

Kow, in Somaliland aayaheeda aanu oolin Xamar, Addis-Ababa ama Asmara. Ee uu yaalo, waligiisna ooli doona, Hargeisa.

Laba, in wax kasta oo "sasabasho-ah" oo loo sheego nin kasta oo Villa Somalia fadhiya aaney ka shaqeyneynin, kana shaqeyndoonin, Hargeisa iyo Somaliland.

Saddex, in aan citiraafka Somaliland ku xidhneyn, Ethiopia ama Eritrea iyo wax Africa ahba, inkasta oo hadal ahaan afka laga sheego in Somaliland ay Africa kala hadasho arrimaheeda. Laakiin taasi waa "af-gobaadsi" Afrikaanka niyadda loogu dhisayo (gaar ahaan AU). Ee xaqiiqda dhabta ahi waa arin wadammada reer galbeedka (i.e., Western's powers) ahi ay gacanta ku hayaan. Waligeedna ay ku hayeen.

Intaas oo xaqiiq ah, wiilkan Ina-Muufo goofley ee aqliga dameerka lihi ee waliba ka soo ambadey xaruntii xaaraan-jaqista ay caadada ka aheyd waligiis ma keeni karo garashadeeda.

Waana waxa aan uga "maadsado" marka aan arko "aqli-dameerle" isaga oo kale ah oo ku soo ciyaya Somaliland iyo arimaheeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOLers are full of BS sometimes. I don't see Oodweyne's name on the list. That tells you Oodweyne was never close with MBC or else he would have been named a minister. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Dahireeto said:

SOLers are full of BS sometimes. I don't see Oodweyne's name on the list. That tells you Oodweyne was never close with MBC or else he would have been named a minister. 

Dahireeto,

Saaxiib, maah-maah ayaa aheyd:

".......Ninba wuxuu yahay ayuu ku moodaa......"(or words to that effect).

. In other words, Oodweyne is not running for office, never was, never will. He has a contended life, a professional life. And all he could ever ask for in here in UK.

Moreover, to me things are on a plain of principle. And given the fact that you never had any of that sort of principle on any thing, at least in your whole being and and in your body, as much as I have this sort of thing in my little finger, then that explains a lot as to why you are astonished that someone could believe a "political principle" on anything without getting one's grubby hands with a loot that could be an equal in "financial remuneration" for his belief and in upholding a lofty principle.

So next time around go easy, mate, in "imagining" that all are "cravenly biddable chaps" (like you) who only believe any political principle on the account of being made ministers in the government of the day in Somaliland. Or they were being promised to be made as such along the way.    

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now