Sign in to follow this  
Tuujiye

Reer Baadiye

Recommended Posts

Tuujiye   

The topic (metro sexual) has got me thinkin bout the ppl that live in (baadiye). its makes u wonder how they get stay ( so fresh and so clean clean ) :confused:

 

the men and women who don't use deodorants or any odour control to that matter but still stay stink free, who use CADAY with out tootpaste and still hav fresh breath.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa qashiin yaho, saad usoo socotay reer badiyaheena ayaa afka la gashay hayye. hakaa saarto. yo man those ppl in baadiye eat fresh, meat, milk, everything is fresh, nothing is genetically engineered. that is why they don't smell, loose their eye sight. have a stronger teath then most of us in cities. and yet we think we are better than them.

 

reer badiyanimo kaligeed aaba wax barasho ah, it makes the man, a real man. teach u, your real language. calturue, religion u name it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

caramelka, adiga wax kasta maku raacee qac qaac, hadduu hog dhurwaa galaayana maka daba galee, even hadduu qofka saxsanyahay xattaa waxaa laisku dayyaa inaad bal wax yar yara khilaafto,burjiko waaxid :D

 

waraa tuujiye, adiga xaaji xaaraan, maxaad igu dhahday xajka aan aaday sanadkii hore,saas maa quud ku raadinee,

 

by the way i never use toothpaste or perfume, usually i use macsaro ama saliida laga miiro liin bambeelada qubkeeda,it is like havinng your own warshad,that makes me proud

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

caramelka, adiga wax kasta maku raacee qac qaac, hadduu hog dhurwaa galaayana maka daba galee, even hadduu qofka saxsanyahay xattaa waxaa laisku dayyaa inaad bal wax yar yara khilaafto,burjiko waaxid

Waraa Nuune, is marji. maxaa ciil maa ku hayo. hadday gabadha igu raacday 125%. iyaah boqolka iyo tobanka xattaa waan dhaafay.

 

Nuune, saliid laga miiro liin bumbeelmo kulahaa, waraa adi dadkeena matihid, bisinka, xagee lagaa keenay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

qac qaac ciyaal suuq majirin aduunka adaa keenay adi camal mastarad in faraha lagaaga qaraaco aa istaahishaa bulakeeti waaxid caramelka aa indho jaceel kugu fiirisay ilko cadees aa ka bixi waysey iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah,

laakiin saaxiibkee nuune maxaa ku daaray yaa kheey maseer aa kaa dhadhamooyo ajaaaaaaaaaaaaaaaaja. caano aa tahay :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ laf daanyeer dhuundheerta hakuu istaago

 

qac qaac fiiri waraa adi saan kuu sheegay waaye, aduunya kale aad ku nooshahay, kan tuujiyena kuma dhaamo, cirbad iyo naaskeeda aad kala tihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa Nuune habaar kulilidaa bisinka, laf daanyeer, kulahaa, goorma cuntay daanyeer waraa.

 

Tuujiye, jiq ee kugu tahay hayye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Idinka afartiin ma iska kala hari kartiin miyaa? Sidii hir qooleey camal aa iskula biiboysiin meeshii la arko waq waq kurukukuuu aa ku heysiin. Mise Habarta Baliisha aa daba socotiin idinkoo sadex oday oo Oday Boor Danbas, Oday Uul iyo Oday Baal Gaduud aa tihiin, maskiintaas kaliya Baliisha eh aa bursaneysiin. Jiil jiilo kala maa weyseen? :D

 

Qooleey yaa qabi jiray horta? Walaalkeey aa odeey baal gaduud sacfaraan wada miiran qabi jiray, ar meeqo dool uu soo wadi jiray, markaasna maxaa rifi jirnay, oo mar labaad ka gadi jirnay kuwii lahaa.

 

And speaking of reer baadiynimo waxaa kusoo xasuustay ruwaayadii caanka ahayd Magaalo Joog Xumo. That ruwaayad was one of the best ever made. Yaa xasuusto some scenes from it. I can't remember most now, laakiin hal scene aa waligeey iloobeynin markuu Xaaji Khamsiinta raacaayo with his ul uu baadiye ka keensaday garbaha u suran yihiin. Hal saac uu la rafadanaa suu ku koro Xaaji Khamsiinta asagoo usha dusha u saaran tahay oo gacmihiis meel qabsan. Dadkii suu usha indhaha ugu gilinaayi uultimo waa koray lee.

 

Ninkaas nin ka indho adag waligeey ma isoo marin.

 

Scene kale aa soo xasuustee; gabar Ceelgaab iska mareyso intuu ku dhago, uu ku lee yahay, "War kaalay aan isku dhacno!" Ninkaan magaalada waa ku cusub yahay, intuu joogayna wuxuu maqlaayi lee "gabar aa lagu dhacaa cawada, gabar aa isku dhacoynaa..." Marka asagana ku dhac uu islahaa, waxee tahayba, lakiin gabadhii qeylo, "Ar dhoorahaan iga fujiya..." Asagii wali waa kusii dhagan yahay. Ninkaas gacan iyo nus lug waa u taagay, qatari saana muxuu ahaa.

 

Magaalo Joog Xumo bilaash maloo dhihin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaabir   

Originally posted by garab tuujiye:

and still hav fresh breath.

if you know this much, then shouldnt you know how they keep a fresh breath?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa Macruuf, rawaayadda si fiican aad uxasuusataa waraa, amaaba adi ka mid aheed dadka ku jiray, u won the the best supporting actor right.

 

ninyoho qooley iyo waxaas aaka danbeen jirtay hayye, wallaahi raggeedi aad tahay.

 

Winger, kaalay adi wordska maa lagugu yareeyay.

 

Tuujiye, kan iska fuji nooh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this