Suldaanka

Tabliqiyiin Hargeisa mucjiso ku so arkay... oo dadkoodii uga waramaya..

Recommended Posts

gooni   

Mucjiso?

Mucjiso waa waxaan horay loo arag oo qadar ilaahay ku yimid markaad la yaabtana waxaa la yiraahdaa (subxanalaah)

wadaadkan suufiga wuxuu aradadiisa uga war bixinayaa wuxuu soo arkay mucjisana shaqo kuma leh.

Koonfurta iyo soomaaliyoo dhanba inaad qaab kale ku dhimatid mooyee dahabka iyo lacagtuba banaankay yaalaan tuug bareera waa ku yar yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Af Carabiga maad fahmin yaa camoo. 

Waxa qofka aan hore u arag mucjusigu ugu noqonaysa kolka la adimo/eedaamo, dhamaan dadka meheradaha suuqa dhexe ayago aan wax ilaalo ah kaga tegin, ayaa lacagtii iyo dahabkii dhamaan wadhan banaanka oo aan wax dayr ah ama gidaar ah oo kaa xiga jirin laga wada dareeraya, oo masaajidka u dhaw loo wada salaad tagaya. 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Inta amaanta oo qudha yaa kuusoo turjumay camoow?

Qisada meesha ku jirta ma'ahan ammaanka,doolarka iyo dahabka banaanka looga tago markii la aqimo salaadda.

Qisadu waxaa weeyaan dariiqda suufiyada oo isu aragta inay ku xirran yihiin saalixiin iyo culumo waa hore geeriyootay sida shekh c/qaadir jaylaani iyo kuwo nool oo ay wali barakaystaan sida asaga aabihiis.

Xataa wuxuu sheegay inaysan meesha joogin dawlad xoog leh balse ilaahay ilaaliyo

Waxay kaloo aaminsanyihiin inay riyo isku arkaan ayagoo kala jooga pakistan yamen baghdad iyo bangaladesh

Sheekha waayeelkaa oo ku sheegay shekh daa'uud yaa kusii riyooday intuusan hargaysa tagin labo sano ka hor

Risaalada uu gudbinayo waa intaas walaalo

Dahabka iyo doolarkuba gaal-kacyo sidaasoo kale yuu banaanka yaalaa mucjisana ma'ahane qofkii hawaystaa wuu dhiman meel kasta ha joogo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.