Sign in to follow this  
nuune

Saddexdii Suaalood

Recommended Posts

nuune   

actually,the following is a brief story,read it for the sake of shaah,because anoo shaah cabbaayo ay igu soo dhacday,anyway,sheekada waxaa ku jira nuxur iyo kis yaroo xikmatul cajjuus ah,enjoy it,wabillaahi tawfiiq

 

 

beribaa wuxuu nin go'aan ku gaaray inuusan guursan naag aan saddexdan suaalood ka jawaabin, naagtii uu doono ama ay shukaansi ku kulmaanba wuxuu oran jiray "Waxaad sheegtaa 'Siddeed' waa maxay, Afarna waa maxay, Labana waa maxay" Dumarkuna waxay ugu jawaabi jireen Sideed, Afar, iyo Labo waa afar iyo toban, isaguna ma aadan garan ee nabadgalyo ayuu ku oran jiray ,habeen asagoo guuraynayo oo meel socda ayaa waxa uu arkay Oday ay la socoto Gabar aad u qurux badan oo aad moodo wejigeeda sidii Dayyax afar iyo tobanaad ah, Gabadhii ayuu aad ula dhacay intuu usoo dhawaaday ayuu ku yiri "Gabaryahay maxay tahay sideed,afar iyo labo" waxayna ugu jawaabtay sideed waa naasaha Eyga,afarna waa naasaha Hasha,labana waa naasaha Haweenka" markiiba aabaheed buu ka doonay wuuna guursaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

heey check this out,there is another one here:

 

 

afar hoos u jeedda:

waabaa waxaa jiray nin dhalinyaro ah oo tulud geel ah xoolo ka lahaa,berigii danbe ayuu la kulmay gabar aad u qurxoon oo aad iyo aad u cajjabissay quruxdeeda,wuxuuna jeclaaday oo ku tashaday inuu guursado,hashii uu xoolo ka haystay ayuu yarad u siiyay gabarta aabaheed.

Waryaa maxaa hashii aad xoolo ka haysatay u bixissay? ayuu saaxiibkiis su'aalay,labo kor u jeeda(naaso haween) nin arkay ka samir afar hoos u jeeda(Naaso geel) ayuu ku jawaabay ninkii gabarta jeclaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG Moti   
nuune salaaam bro long time no see, war soo dhawaaw walaaal aragti wanaagsan... war somalia waxyalo cajiib baad ku aragtay naga daaa, yaaah haye walaal ma ordaaa hee anigana Af kor ujeeda ma doontaaa, waaaba lagaaa yaaabiyey.. labo cirka eegayo iga dheh bal .. adigaa war haya war sheekada soo daaa walaal... welcome back ... peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Nuune, Wlc Back, we missed you very much, midaa ku soo legedday haye :eek: ,

 

Berigaan ciyaalka ahayn waxaan ku sheekeysan jirnay Shaydaanka naagaha markay soo socdaan wuxuu ka fuushanyahay labada aad sheegeyso korkooda, markay sii socdaanna Badhida korkeeda :D

 

marka ninka odayga ah ha la yaabin waxbaa la tusaye,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this