Sign in to follow this  
MR ORGILAQE

joojiya dabka aad afuufaysaan

Recommended Posts

soomaali hore ayaa kumaahmaahdey

 

Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali; Nacaybku waa olol; Nabsigu waa qaraar.

 

 

Marka walaalayaal

 

1)nolosha haa iska xumeenina oo niyadiina kheyr usheega marka aad kahadleesaan wadankiina hooyo

2)naftu waa qaali oo qiimeeya naftiina iyo tan walaalkiin

3)Hagubanina oo ololka nacaybka kayimaada iskadaaya oo waliba iska ilaaliya

4)nabsiga aad gashiid maanta kaamaharo ee ogow adun iyo akhiiro wuu kudabasocone

 

wabilaahi tawfiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this