Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharixiinta Xilka Madaxweyne ee Jubbaland oo lagu xiray Shuruud

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo-[Puntland Post]War ka soo baxay Maamulka Jubaland ayaa baaq loogu diray siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada Maamulkaas ee doonaya inay isku-soo sharaxaan Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in Siyaasiyiinta marwalba dhaliila Madaxda dowlad goboleedka Jubbaland in ay marka hore ka qayb qaataan xoreynta deegaanada maqan ee Jubbaland,isla markaana  markaas kaddib  ay u bannaan tahay in ay isu soo sharaxaan qabashada hoggaanka Jubbaland.

Warka ka soo baxay Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland ayaa ku soo aadaya xilli Siyaasiyiinta deegaanadaas qaarkood ay Madaxweyne Axmed Madoobe ku eedeynayeen inuu doonayo mudo kororsi.

https://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/09/https___www.radiodalsan.com_wp-content_uploads_2018_09_jubbaland-doorasho.mp3.mp3

Cabdiqani Boos 

Puntland Post

The post Musharixiinta Xilka Madaxweyne ee Jubbaland oo lagu xiray Shuruud appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this