Mooge

Oromo means business - Adiga Tuug weeyaan

Recommended Posts

Ducale   

Inalilah! Waxaad la shirtimid baal eeg niyow. Wiil haryo cadheysan muxuu sheegaya. Kuwo OG ah oo leh beesha dhexe waan leyn doona ana masoo dhiga?  Somali iyado isku wada maqan oo si fiican loo xisabtamin ayaa kolba mid calaacal la imanaya. Beesha H'awiye markuu Abdilaahi yuusuf tigarayga iyo ciidanka puntland ku gumaaday maxaa somalinimo loogu ooyiwaayay? Tigaray ma soomaali bey tol yihiin? Maantana kuwa ku xidhay baroor'diiqa beesha onlf ka yeedheysa majority waa diaspora somali. 

Dabaqoodhigi jubaland ayaaba ku dacwoonaya OG kursi ha ku dagaalamo. Soomaalinimo soomaalinimo. 

Su'aasha isweydiinta leh waxa weeyaan.... Soomaalida soomaali galbeed oo kala qaybsan oo badanku wixii dhacay cabdi iley onlf iyo beeshisa qoorta u sudheen, gacmo isqabsiga aad ka rajo qabtaan muxuu yahay? Waar yaan la is lugoyn oo dadka la wareerin. Oromo wey isku xidhantay soomaalina wey kala qaybsantay. Sidaas ayaana loo kala qaybsanaan ila runta laga hadlo  cida dhibta geysatay ee ila iyo maanta lagu kari laayay HAGAAG U SOCDA AND JOIN THE HUMAN RACE. 

 

Ninkii waalan hadu walaalki u miyirqabo, somali OG gacan adag ha ku qabato dabadeedna soomalinimo ha looso jeesto. Hadii kale waa cart before the horse. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very valid points  there  Mr ducaale the problem is Somalis  in general don't feel each others pain and there is lack of justice 

People koonfurians will say you somalilanders just forget 1988  the bombardments systematic killings  the jazeera massacres . Adan  gabyows hate speeches at kheriyada in 1988. And they will say come wave the blue flag with us.

The pirates will say colonel cabdilahi yusuf was  a halyey  they named galkacyo airport after him after him and  gabre  bombed Mogadishu to the  ground and much of the residents fled to ceelasha biyaha.

And ofcourse  the 1991 massacre in xamar  and butchering of people 

Of innocent civilians mother's elders  butchering when the  usc militia went Ape mode on siyad barre clanmembers  who just shared an abtirsi  with the late general  afweyne of gedo.

And ofcourse the abuse of cadcads shaansi bravanese people  and raping of their daughters in 1991. And humiliating them in a very inhumane and barbaric way 

 

I think all these events are  still rehashed in the mentally damaged somalis in the war and we relive these events 

 And ofcourse the jihadi war against somalida  and  qaraxyada.

 

I think Somalis are all traumatised by the war and will never reconcile 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxba inoo may galin isku isir iyo xeer iyo dhaqan toona manihin. Maybe you koonfurians have allot incommon because of warday Orma clans.  I can tell you garre degodia clans and us ethnic landish people in hararghe  have little incommon with these blood sucking galla pagans. The gallas are more  related to amharas and gurages in shewa and wollo. Qolo tulama layidha mataqaana wa galla madow hadana amxaar ah. Galla medow falaysamina

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.