Sign in to follow this  
Abwaan

Miro, sadarro amase erayo heeso ku soo jiitey, kaa yaabiyey...iwm.

Recommended Posts

Abwaan   

Aan iska billaabee hees aan isleeyahay waa hees cusub ayaa waxaa miraheeda ka mid ah oo uu wiil ku luuqaynaya isagoo farriin u diraya gabar uu u heesiyo.

 

Ebidkaaba iga roor

Weligaaba hay rabin

Riyaan kugula noolee...!

 

Waxaan la yaabay halka indho-adaygga ah iyo sida uu go'aan uu isku qanciyey inuu qaatay uu ka dhigayo mu'alifka heestaani.

 

Akhyaarta qaarkood waxayba dhihi lahaayeen...Raggeedii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

:( bloody stolker,,,

 

Halhays Jabuutiyaanku isticmaalo. Ayaa iga xanaajisa, marka aan maqlo qof isticmaalaya

 

Heey abahaa ayaad ku wa*i laheeyd maaha!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Showqi;162400 wrote:
:(
bloody stolker,,,

 

Halhays Jabuutiyaanku isticmaalo. Ayaa iga xanaajisa, marka aan maqlo qof isticmaalaya

 

Heey abahaa ayaad ku wa*i laheeyd maaha!

:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this