Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Bar ama Baro

Recommended Posts

MMA, anigu erayga aan marwalba jeclahay inaan ogaado asalkiisa iyo fasirkiisa waa:

 

jimicsi(Jimcin--Isjimcin--these may not be nouns),iskala-bixin? exercise(in english).

 

Eraygaan has arabic scent. what say you good MMA?

 

waxaan kale oo u malaynayaa in erayga Jucin (Jucis) uusan ka fogayn.

 

How about sharad, (it's a corrupted arabic word) af-soomaaliyee saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

BaxarSaaf, adeer, Baarka maxaad ku jeclaatey? Ma dheerarkiisa iyo quruxdiisa, misne dhecaankiisa sida loo isticmaalo? :D . Rag badan oo dhanaansaday Baarka dhecaankiisa oo la qurmiyey (malted ) oo uu miyarka ka haadey ayaa jira BaxarSaaf lol. Aniguse kumaan jirin, sheeko un baa iga soo gaartey dhacdooyinkaa iyaga ah :D . Ha ii eedeyn hadaba Adeer smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Daanyeer/Baxarsaaf, baarka miraha ka baxo maa cuntaa? Maxaa la dhahaa? Qooqaani? Mar kala ka hadli doonaa degmooyinka iyo gobolada waxyaabahee u taagan yihiin, inkastoo shaqsi ahaanteey aanan aqaan badankood.

 

Xiin, koleey "jimicsi" erey Soomaali u eg waa yahay; dhanka kalena markaa u fiiris erey lasoo deensaday ayuu u eg yahay. Waxaa laga yaabaa inuu ereyga kasoo faracmay jimic oo laga wado naxariis, mercy. Marka waxaan u maleynaa, "si" is a suffix, like ereyga "sade" lagu daro ereyo badan, sida xaabsade/xoogsade. Jimicsi was "jimicsade" and then it became "jimicsi" for short; it stands in laga wado having "compassion" toward the body. Yacni qof jirkiisa ka naxo ayaa jimicsado. [Ma aragtaa ereyga jimacsado waaye markaan, suu isku badalay?]

 

It also relates in a way to ereyadaan: Jileec, jimbac iyo jilci. Qof is jilcinaayo? Koleey ereyga shucaac ku jirin waa jirdhis.

 

"Sharad" iyo "qamaarba" waa af Carabi, nasiibdaro af Soomaali kuma qabno erey u dhigma. Taloow qamaar ciyaartiis qof kasi jiray ma jirin aan u maleynaa waayadii hore. Ereyga 'sharad' tusaale ahaan ereyga kaliya ugu dhaw Soomaali waxaan u maleynaa dhigasho, yacni dhanka 'bet' hadii loo fiiriyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this