Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abwaan


  1. Originally posted by nuune:

    Bal warqadan yar een qorey bal ila fiiriya Soomaaliyeey,

     

     

    Ku:
    Masuuliyiinta sarsare ee
    caasimada
    wadanka
    Soomaaliya ku sugan

    Ka: Guddiga
    amniga
    iyo ilaalada
    xuquuqul insaanka banii aadmiga

     

    khilaafka
    ka taagan
    shacabka
    wuu sii
    saaidayaa
    , hadaba
    madaxdii
    qaranka maadaama
    aa tihiin waxaad ku
    mashquul
    santahihiin
    kursi
    raadis iyo
    xukkun
    doon,
    ummadiina
    waxey ku jirtaa
    mushkilad
    cakiran oo
    qalliban
    jah-wareer
    jihana
    ma heesato iyo
    jawi
    loogu soo hagaago,
    madaxdiina
    waa inaad
    tanaasulaad
    u sameysaan
    ummada
    la dhibey ee
    dulmiga
    heesato.
    shacabku
    wuxuu
    dalbanayaa
    in aad
    dowlad
    aas-
    aastaan
    , dhistaan
    iskuulaad, matxafyo, jaamacado
    iyo
    isbitaalo
    loo furo si loo helo
    macallimiin
    iyo
    dhakhaatiir
    ,
    shacabka
    marka uu intaas helo wuu
    nasanayaa
    wixii loogu
    deeqay
    ayuuna ku
    mashquulayaa
    kadibna
    waqtiga
    ka
    faaiideesanayaa
    , marka intaas la helo waxaa yaraanayo ama
    naaqusaya khilaafka
    iyo
    danbiga
    xisaabta
    aan laheen kaas oo ah mid
    xad
    dhaaf ah.

     

    BAL JB AYAABA HORTAY WARQADDA SOO QURXIYEY EE ANNA SIDAAN ISKUGU DAYO FIIRI...

     

     

    Ku: Madaxda sare ee magaalo-madaxda dalka Soomaaliya ku sugan.

     

    Ismariwaaga ka dhexjira dadweynuhu wuu sii kobcayaa haddaba haddii aad tihiin madaxdii dalka waxaad diiradda saarteen inaad jago raadisaan oo keliya. Umaddii waxay ku jirtaa xilli adag oo ay cakirnaan iyo jahawareer ba'ani hareereeyeen oo aan qaab wanaagsan oo loogu soo hagaago aan lahayn. Haddaba madaxdiinnu waa inaad u garawdaan aadna dadkiinna ka dul qaaddaan dhibka haysta.

     

    Dadweynuhu wuxuu codsanayaa inaad hoggaan qaran amase dowlad hirgelisaan aadna u dhistaan adeegyada lagama maarmaanka ah ee ay ka mid yihiin dugsiyo iyo goobo caafimaad lana helaa aqoonyahanno iyo xeeldheerayaal ay ka mid yihiin bareyaal iyo dhakhaatiir.

     

    Markii dadweynuhu helo adeegyadaas lana qaado tallaabooyinkaas waxa ay ka nasan doonaan kana waantoobi doonaan dilalka foosha xun iyo dhaca waxaana soo noqon doona nabadgelyadii waxaana yaraan doona is-afgaranwaagii hore u jirey.

     

    Saaxiib waxay ila tahay dadka afkan aqoonta durugsan u lihi inay baaqa sidaan si ka wanaagsan u qori lahaayeen.

     

    Haddii aan isku dayo inaan weeraha ku sharraxo Af-Soomaali qumman:

     

     

    Masuuliyiinta = Madaxda

    Caasimada = Magaalo-madaxda

    Amniga = Nabadda

    Xuquuqul

    Insaanka

    Khilaafka = is-afgaranwaa

    Shacabka = Dadweynaha

    Saaidaya = Kobcaya/badanaya/kordhaya

    Dowladda

    Mashquulsantahey = ku sii jeeda

    Kursi = Jago

    Xukkun = Maamul

    Ummadiina = Dadkiinna

    Mushkilad = Dhibaato

    Jahwareer <--- oo tan ma carabi baa?

    Jiho = Waddo/Dhinac

    Jawwi = Qaab

    Tanaasulaad =

    Ummada = Dad

    Dulmiga = Dhib

    Dalbanayaa = Codsanaya

    Iskuulaad = Dugsi

    Jaamacado =Waxbarasho Sare

    Isbitaalo = Goob Caafimaad

    Macallimiin = Bare

    Dhakhaatiir

    Nasanayaa

    Deeqay = Taakulayn

    mashquulayaa

    Danbiga = Xumaan

    Xad = meel uu ku egyahay/ku dhammaado


  2. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

    who said results waa la helay ,, it was just the identification of some of the suicide bombers (actually 2 of them) lakin wax kele ma soo bixin.

     

    Abwaan, who said they were not there in Baidoa ?? come on ....

    cid ka hadashay qaraxa dabadiis maba jirin haddii baaritaan jirey oo cidi isku mashquulisay soo si cad koox ama shakhsi looma eedeeyeen amase lama dheheen iyagaa ka dambeeyey? Kolleey anigu ma maqlin wax sheegaya amaba hadal haya Baydhabo qaraxeedii aan ka ahayn dhawr beri oo media ka hadashay.


  3. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

    I'm confused ,, how many new members did we have in the past 3 days ??? ,,, Mid keliya oo magac hagaagsan xataa lihi kuma jiro ,,
    :D

    loooooool........Malaha magacyadii fiicnaa(hagaagsanaa) baa la dhammaystay.


  4. FBI iyo CIA amay jariidadda iskaga kala dhexyaaceen waxay kala qabtaan amase ay u taagan yihiin?

     

    Ma u malaynayo inay caawiyeen Yey markii Baydhabo cirka loo diri rabey so hadda tan maxaa ka bedelen illeen iyaga meel interest gaar ah u leh lama qarxine?

     

    Teeda kale meel saacaddaan malaha jaad lagu dul cunay amase cagta iyo jaantu ku badatay the evidence mallaga gaari karaa in la helo xogteeda amaba sidii wax u jiraan oo qoto dheer? Dabcan dadka la xirxiray sida loo waraysto waa laga caawin karaa.


  5. Originally posted by Cirdey:

    ^Hadda what's your insider assessment, Duke? Wixi oo dhan ma finish baa? You seem happy about it; sideey wax u jiraan ninyow?

    loooool........Awal ma moogeyd in C/llaahi lee la cabsanaa...?

     

    I thought Itoobiya inay ahayd the saviours? Xaggee wax si ka noqdeen oo iska beddeleen? Odayga markii la dhahay iska lugee miyaa saan dhacday. Waa sugeynaa wixii soo kordha!


  6. Originally posted by Kool_Kat:

    Aaway wixii SOL ka booteen jireen, anaaba ticket kooda wax ka dhiibi lahaayee...

    loool...I have seen many other former Yey supporters who now practice Shababism.


  7. Originally posted by Nephthys:

    WoW, I have to get my nephew to listen to this. It was just the other day when he asked me: "auntie, what does
    yaxaaskeey
    mean?" [Acudubilah maxaa yaxas keenay?] I asked my voice full of concern "what do you mean honey?" and he replied, "yahaaskeee, umm, like, when abti says 'my yahaaskee' referring to you?"
    :D
    , waan iska fahmay poor child meant to say Xaaskeeyga! lol. So I asked in a stern voice "he calls me YAXAAS? Ba'ayeey!" He shoots back in an ever sterner voice "don't call abti BAAYEEY", he thought I was calling him some bad name. I about died laughing.. Inaa lilaahi, af Somali meeshaanu ku banjaray! I called my husband right away and said, "haa, markaan kaa maqnahay yaxaaaska iigu yeer, markaan kula joogana honey-da gur! :mad:
    :D

    loooooooooooool..........I couldn't stop loughing.


  8. Wonderful...I think this brings us to the end of young Somalis who grew up in Western countries claiming of not being able to speak Somali. Those should try hard and learn Somali...lol...or one day people like Fahiima will teach them.


  9. Originally posted by NGONGE:

    I would just like everyone to know that I am now an important man.

    looooooooooool............You are important man bro...therefore you should go back to Mr Important and tell him that you are now important...lol...to be honest it is worth completing this course as you never know that you will need to do the CPR on someone waiting for the bus or in a McDonalds queue one day.