Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abwaan


  1. wyre;907789 wrote:
    Yesterday a friend called me, He said that homei (Caasi) is best thing in somalia, shall we buy one and i'll work on it and we share the profit, I Said No problem i'll send the money
    :D

    wye, bal horta magaalooyinka isbaarooyinka ha laga wada qaadee sug, yaa firaaqo u haya koontaroollo sidii labada gool ee banooniga isku jira?:D Anigu waxaan dhihi lahaa mobile phone business aan furanno, you know Soomaali haddaan nahay wax naga taleefon jecel.:D


  2. Nin-Yaaban;907747 wrote:
    Well YouTube sensation
    Mahubo Fab
    lived in Ohio briefly, does that count?
    :)

    lol...Nin-Yaaban does she still make her annoying youtube videos? I have not seen any recent ones. Or may be she is locked up in some CA jail and you have missed her on your update.


  3. oba hiloowlow;907679 wrote:
    abwaan france attacked buulo mareer without getting approval from the federal government of somalia thus france violated our souvereigny i salute Al shabaab for defending themselves this doesn't necessarily mean i agree with everything Al shabaab do abwaan.

    Oba, how did you know they had no approval? Damu-jadiid warkooda bannaan waa u diideen, rag dheh:D


  4. Showqi;907710 wrote:
    Abwaan, sxb Oba Iyo dad kale oo badan ayaa jira oo erayo cusub iska sameysta (Oba maalin dhoweyto wuxuu halkan ku soo qoray: ilmo habreed iyo ilmo eedo).

     

     

    Laakiin aniga ereyga iga xanaajiya markasta oo aan maqlo ama meel ka akhristo waa ereyga dibadbaxayaasha:mad::mad: oo ay ula jeedaan dadka banaanbaxa sameynaya.

     

    Taleexi, af Soomaaligii dad baa ku tuntey

    Loooooooooool...Oba halla yaabin, qurbaha ayuu ku qaangaarey.:D....Ilmo habreed iyo Ilmo-eeddo ku lahaa, mayee.....Ilmo Habo.:D

    Anna waxaan la yaabay horumarka ay Soomaalida joogta dalkii gaareen "Dhalada ayaan fiirsanayaa baa la iska dhahayaa":D.....kuwana say Wallaahi bay ku hareen....faciin ka hara dheh.


  5. Taleexi;907707 wrote:
    Liibaan: Aamiin, thanks and the same for you.

     

    Abwaan - I guess I'm smoking from the same pipe. When dust settles I'll have my say about these miss-allocated resources be human capital or material wealth balse hadda ha naga jiidhin xamaasadda damaashaadka. Dhalasho wacan Khaatumo
    :)

    :D Taleexi, sorry ma rebin aan kaa dhex galo sxb......bal heestii maxay ahayd..damaashaad ila ciyaar....damaashaad.....oops I mean Khaatumo u daaaa....Qaran toosin Khaatumo u daa.....Qabanqaabo wacan Khaatumo daa.....Khayraad la dhiso Khaatumo u daa....halkaas ka sii wad.


  6. Taleexi;907697 wrote:
    Showqi & Abwaan waad haleesheen ereyga ugu habboon. Afka Soomaaliga inta "say wallaahi-da" lagula hadlo keliya ma'aha ee waa af hodan ah use baahan horumarin iyo farshaxamayn hannaan dhexdhexaad ah leh.

    looooool...Taleexi, say wallaahi way na waaleen, waxayba u maleeyeen in Soomaaliya ay jungle ahayd before the war.:D


  7. Lol....Showqi, i sheeg wax aan samaysannay ma ahan ee it was in the standard curriculum. Soomaali badan dhibka haysta waxay tahay inay afka siday tahay u isticmaalaan rather than research sida loo isticmaalay already....I know Aaliyyah is not one of those but I had to say this.