Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Qudhac


  1. defeated boy duke

     

    somaliland has defeated piratland state by breaking its back for good and we have taken sool from the defeated pirate state. since then faroole has abandoned any hope of pirate land state ever getting sool or sanaag back. :D

     

    The other day somaliland ministers were touring what was left of badhan home of ilka jiir :D

     

    yesterday you ran away from sool today its badhan and maakhir when will grow balls and get these back butofcourse you dnt have the ballz to aint you ashamed of running away from battle very where. :D

     

    when you going to be man and stop running from your land, if the defeated lot keep running from their land at this rate i dont where you will go. ;):D

     

    today you happy YOUR BORDER IS GAROWE AND BOSSASO :D:D


  2. hadhnwanews Hargeysa (Jam)-17,10–Ciidammada ammaanka Somaliland, ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Booyadii wax Qarxisay maanta duhurkii oo si qarsoodi magaaladda Hargeysa u soo gashay kana timi xagaa iyo muqdiso. Taliyaha booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad oo aanu xalay khadka telefoonka kula xidhiidhnay si wax looga weydiiyo arrintan haanta argagixisad ah, ayaan xaqiijin isla markaana beenin jiritaanka haantan loo badiyay inay ka tirsantahay AlShabaab, isaga oo ku gaabsaday in aanu hayn warka ku saabsan qabashadda haantan oo imika dhaawaca ah,

     

    hasayeeshee sida ay ilo wareedyo xog ogaal ah oo arrintan la socday xalay Jamhuuriya u xaqiijiyeen, waxa ciidammada ammaanku guri ku yaal magaaladda Hargeysa shalay ka qabteen haantan.

     

    Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Dr Gaboose oo aanu xalay isku daynay in aanu wax ka weydiino wuxuu sheegay in guriga lagu wareegay oo markii dambena ay is dhiibtay.

     

    balse wasiirul-dawlaha arrimaha gudaha Md. Farxaan Jaamac Ismaaciil oo Jamhuuriya wax ka weydiiyey, ayaa sheegay in aanu arrintaa wax war ah ka hayn oo uu ku sugan yahay magaalada Caynabo.

     

    Badhasaabka gobolka Hargeysa Md. Maxamed Cabdi Daa’uud oo isagana aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay, ayaa tibaaxay inuu shalay arrimo kale ku mashquulsanaa sidaa darteedna aanu wax xog ah ka hayn haantan qabtay iyo waxa ay waxay tahayba lakiin ay muuqato inay Terrorist tahay.

     

    Inkasta oo masuuliyiinta dawladda ee qaabilsan dhinaca ammaanku ka gaabsadeen inay tafaasiil ka bixiyaan.


  3. hadhnwanews Hargeysa (Jam)-17,10–Ciidammada ammaanka Somaliland, ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Booyadii wax Qarxisay maanta duhurkii oo si qarsoodi magaaladda Hargeysa u soo gashay kana timi xagaa iyo muqdiso. Taliyaha booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad oo aanu xalay khadka telefoonka kula xidhiidhnay si wax looga weydiiyo arrintan haanta argagixisad ah, ayaan xaqiijin isla markaana beenin jiritaanka haantan loo badiyay inay ka tirsantahay AlShabaab, isaga oo ku gaabsaday in aanu hayn warka ku saabsan qabashadda haantan oo imika dhaawaca ah,

     

    hasayeeshee sida ay ilo wareedyo xog ogaal ah oo arrintan la socday xalay Jamhuuriya u xaqiijiyeen, waxa ciidammada ammaanku guri ku yaal magaaladda Hargeysa shalay ka qabteen haantan.

     

    Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Dr Gaboose oo aanu xalay isku daynay in aanu wax ka weydiino wuxuu sheegay in guriga lagu wareegay oo markii dambena ay is dhiibtay.

     

    balse wasiirul-dawlaha arrimaha gudaha Md. Farxaan Jaamac Ismaaciil oo Jamhuuriya wax ka weydiiyey, ayaa sheegay in aanu arrintaa wax war ah ka hayn oo uu ku sugan yahay magaalada Caynabo.

     

    Badhasaabka gobolka Hargeysa Md. Maxamed Cabdi Daa’uud oo isagana aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay, ayaa tibaaxay inuu shalay arrimo kale ku mashquulsanaa sidaa darteedna aanu wax xog ah ka hayn haantan qabtay iyo waxa ay waxay tahayba lakiin ay muuqato inay Terrorist tahay.

     

    Inkasta oo masuuliyiinta dawladda ee qaabilsan dhinaca ammaanku ka gaabsadeen inay tafaasiil ka bixiyaan.


  4. A&T

     

     

    what does it matter... soon your cousins will kill the rest sooner or later like they always do... aint that sad for people who want freedom lool.

     

    somaliland didnt kill anyone and amxaaro didnt kill anyone so the question is who is killing whats left of the splintered onlf group.... lool thats saddest part.


  5. A&t

     

    sxb if i were you i would be asking myself what exacly do my people want....

     

    onlf has splintered into groups.... most of now work for melez....

     

    The rest have continues the armed struggled and are being massacred on alarming scale the groups that has gone with malez.....

     

    the diaspora folks are as disorganised as ever.

     

    ONLF seems to thinks its wise to have war on three directions ethopia/somaliland/puntland (not very wise at all)...

     

    and since the great war of 77 not one is really better of understanding whats your folks want.

     

    i think your folks seriously need to evaluate what is the aim...

     

    it seems from where i am sitting you wasting the most precious thing you have which is young precious lives...