Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Ming sing iyo waxaas waa laga baxaye ,, lol ,,, It was open 4 years ago. Hargeisa waa nuuraysaa ,,,,,,,,,,,,,
  2. Mornig aasiyaay ,,,,,,,,,,,,,,
  3. Originally posted by Dhubad.: No he is my second Awoowe No wonder .........
  4. Haye haye ,,,,,,,,,, So he is finally joining the Shariifka truck.
  5. Aar odaygaa isku si baan u dance garaynaaa ,,,,
  6. He has everything ,,,, pictures and stories.
  7. Qardho maad mooday meesha ,,,,,,,,,,,
  8. Guddida dhexdhexaadinta ee EMB isagoo haysta kalsoonida saddexda xisbi qaran siiyeen waxa uu dadweynaha ugu baaqayaa in kulankii ugu horreeyey ee xallinta khilaafaadka siyaasadeed ay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ku yeelan doonaan xarunta Madaxtooyada maalinta Sabtida ee foodda innagu haysa. Muddada wadahadalku socdo guddidu waxa uu saddexda xisbi qaran si xurmo iyo xushmadba leh uga codsanayaa; * Inay hakiyaan/joojiyaan dacaayadaha iyo waxkasta oo kale oo waxyeello u geysan kara amma carqalad ku noqonaya habsami-u-socodka dadaalka loogu jiro raadinta xal meel-mar ah oo khilaafka siyaasadeed lagu soo afjaro. Guddidu waxa uu xukuumadda ka codsanayaa in warbaahinta qaranka xilligan ay u adeegsato hawlaha xukuumadda, hase ahaatee ay joojiso in xisbiga talada hayaa u adeesado barnaamijadiisa xisbiyadeed. Warbaahinta madaxabannaan iyo ka xisbiga, waxa uu guddidu ka dalbanayaa inay hubiyaan in barnaamijyada iyo qoraallada ay baahinayaan ama ay daabacayaan aanay noqon kuwo sii huriya khilaafaadka xaaasiga ah amma carqalad ku ahaada xal-u-raadinta mushkilada. Guddida dhexdhexaadintu, waxa uu xasuusinayaa dhammaan Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo degmooyinka dalka inay iska dhawraan, kana ilaaliyaan bulshada tallaabooyinka xiisado abuuri kara. Guddidu waxa uu ka codsanayaa labada gole ee Baarlamaanka inay si degdeg ah u dhammaystiraan xeerka doorashooyinka si u uu noqdo mid lagu dhaqmi karo doorashooyinka (Biometric Elections) ee dalka ku noqon doona mid ugub ah. Guddidu waxa uu ka codsanayaa culimada iyo dadweynaha inay mujtamaca ka dhaadhiciyaan dadaalka lagu jiro, is-xil-qaadka masuuliyiinta, Ilaahayna uga baryaan in xal degdeg ah la gaadho. Guddida dhexdhexaadintu waxay u mahadcelinaysaa saddexda xisbi qaran sidii tixgelinta iyo mudnaanta lahayd oo ay kalsoonida Guddidan u siiyeen. Sidoo kale, waxa Guddidu ammaan iyo mahadnaq u soo jeedinayaa qaybaha kala duwan ee bulshada sida salaadiinta iyo boqorrada, culima’udiinka, ganacsatada iyo waxgaradka isu taagay xallinta khilaafaadka siyaasadeed.
  9. No, you just don't speak Somali ,,,
  10. He will tell you his encounter with a Snake ,,,,
  11. where ?? , in the hotel ??
  12. ........... so SOL will be full of funny things eh ??
  13. Look who is back ,,,,,, Where are u man ?? ,, thought u said you're coming to Hargeisa or you lost your way ?? ,,
  14. yaanan dhamays tirine iga aamus baan ku idhi ,,,
  15. maya hargeysi iyadaa gar naqsanaysa sxb ,,,,,,,,, Ingiriis hawlo kele ayuu u joogaa.
  16. Ha igu odhan garan maayo you silly ,,,,
  17. Hangaalli hungaalli Hegaan hega gaalli Hunjaalli hantoolli Bidhaan had-hadowga Hiwaali hahoodka Jibaanjib hunnuunnu Huraalka hiraalka Hambaaber mardaali Hadeedab mardaadi Kallaal himbiriirsi Hawaawir hayaayir Sadaad herimooya Hunnnuushle hannaashle Sareedo hamboori Hankooble hayooshe Falaad habbabbaale Hanquusle halowle Garaad himhimowle
  18. U sheeg ,,, Hargeisa iyadaa gar naqsata
  19. I have some news from reliable sources that Hassan Turki is sick and he nominated his son for some posts .. others were not happy with it and they come against him.
  20. Come on Xidigo ,,, when is your album "Somaliland Dalkayga" coming ?? ,,