Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Siyaasigan wuxuu sidoo kale cadeeyey in ay kutalo jiraan in ay wada-hadalsiiyaan dowladdaha Puntland iyo Somaliland
  2. Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Siyaasi Cali Baashi Xaaji Maxamuud oo horay uga tirsanaa baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, hadase ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed, soona gaaray shalay magaalada Gaalkacyo ayaa ka dayriyey xaaladaha ka jira gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Cali Baashi wuxuu sheegay in ay tageen dhawaan dalal badan oo kuyaala Geeska Africa iyo dalal kale oo Africa ah, oo ay kala hadlayeen xaaladaha Soomaaliya, gaar ahaana buu yiri in ay dhinacyadaasi oo dhan ka baxaan riyada oraneysa in ay Koonfurta Soomaaliya ka dhismi doonto dowlad Soomaaliyeed, oo soo gaarta guud ahaan gobalada dalka Soomaaliya. Mr. Baashi wuxuu tilmaamay in ay dalalkaasi kala hadleen in wax lala qabto dadka Soomaaliyeed ee wax qabsaday ama horumar iyo daganaansho uhorseeday deegaanadooda, isagoo ula jeeday dowlad gobaleedyada Puntland iyo Somaliland, oo uu sheegay in ay joogaan dad Soomaaliyeed oo wax badan qabsaday, intii ay dagaalamayeen dadka ku sugan gobalada Koonfureed. Muqdisho wey dagaysaa. Cali wuxuu meesha ka saaray warka oranaya in ay magaalada Muqdisho nabad ka dhici doonto, wuxuuna warkaasi ku sheegay mid aysan waxba ka jirin, isla markaasna dowladdaha iyo Ururada daneeya xaaladaha Soomaaliya laga gadayay buu yiri ku dhawaad 20-kii sanno ee ugu dambeysay, ayna hada garowsadeen dalalkaasi in aysan waxba ka jirin arrintaasi. Khilaafka Somaliland iyo Puntland. Siyaasigan wuxuu sidoo kale cadeeyey in ay kutalo jiraan in ay wada-hadalsiiyaan dowladdaha Puntland iyo Somaliland, isagoo sheegay in ay labadan mandiqadood ay maanta ka madax banaan yihiin dagaalada iyo rabshadaha ka taagan Soomaaliyada kale, ayna kala hadleen dalalkii ay tageen sidii labada Maamul wax badan loo wada-hadalsiin lahaa, gacana loo siin lahaa si buu yiri ay udhameeyaan khilaafkooda dhinaca sohdimaha ah. Dagaalada Muqdisho. Mudanahan horay uga tirsanaa baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa muujiyey sida uga xun yahay dagaalada ka socda caasumada dalka Soomaaliya iyo gobalada Koonfureed, wuxuuna dhinacyada oo dhan ku eedeeyey kuwa uadeegaya dano Shisheeye, balse aan ka talineyn danaha dadka Soomaaliyeed ee ku sugan koonfurta Soomaaliya. Rajada Cali Baashi ee ku aadan in ay dagaaladaasi joogsadaan ayuu ku sheegay in ay tahay mid uusan marnaba qabin,isagoo cadeeyey in ay hada dagaalamayaan dad markii hore isku meel ka soo wada jeeday, doonayayna in ay mar uun xukunka dalka qabtaan, kuwaas oo uu sheegay in ay usoo kala hormareen Xukunkii, dagaalkuna umuuqanayo mid aan joogsi laheyn. " Dagaalka Xamar wuu soconayaa, mana joogsanayo, waayo sidan aan ognahay waxaa hada dagaalamayaa waa labo qolo oo mudo dheer saaxiibo ahaa, dagaal soo wada galay usoo dagaalamay in ay qabsadaan hogaanka dalka, kooxahaas qaarkood ayaa ku soo hormaray hogaankii, markaas dhinicii kalena dagaal ayay bilaabeen si ay kooxdan meesha uga keexayaan, marka ma muuqanaya rajo uu ku joogsanayo dagaalkaasi" Ayuu yiri Cali Baashi Xaaji Maxamuud. Muran Siyaasadeedka Somaliland. Cali wuxuu ka dayriyey muran Siyaasadeedka ka taagan gobalada Somaliland, taasoo oo uu sheegay in ay ku wajahan tahay arrimaha Doorashada, isagoo ugu baaqay dadka Somaliland in ay ka tashadaan Aayahooda, wuxuu sheegay in raga ugu sareeya Maamulkaasi lugu eedaynayo in ay iska fariisteen kuraastii ka dhaxeysay dadka Somaliland, wuxuuna ugu baaqay in ay arrimahaasi soo afjaraan. " Aad baan uga xun-nahay waxa ka socda Somaliland, waxaan Alle uga baryaynaa in uu Alle ka saaro oo ay heshiiyaan,wararka naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in rag ay isku dhajinayaan xilalkii umada udhaxeeyey, waxaana ragaas ugu baaqaynaa in ay xilalka dowladda isku hayaan" Ayuu yiri Cali Baashi Xaaji Maxamuud. Soo galitaanka ciidamada dowladda Itoobiya. Mr. Baashi ayaa ku sifeeyey ciidamada dowladda Itoobiya soo galitaankooda mid lugu qasbay, isla markaasna ay dad shalay doonayay in ay baxaan ay maanta uyeerayaan ciidamadaasi dowladda Itoobiya, wuxuuna sheegay in aysan dowladda Itoobiya dan ka laheyn in ay ciidamadeda galiso Soomaaliya, isagoo sheegay in hadii Itoobiya ay halis ka dareento ku soo wajahan dalkeeda, ay soogalineyso ciidamadeeda oo ay iska difaacayso dhibaato hanaankeeda Maamul ku soo wajahan.
  3. Labo Siyaasi oo miisaan weyn waqtigan ku leh Siyaasadaha hoose ee dalka Soomaaliya ayaa gaaray gobalada Puntland, kuwasoo horay uga tirsanaa baarlamaanka Faderaalka KMG ah ee Soomaaliya, waxa ayna labadan Siyaasi ay kala yihiin Ismaaciil Hure Buubaa (Wasiirkii arrimaha dibada Xukuumadii Cali Maxamed Geedi) iyo Cali Baashi Xaaji Maxamuud oo ka mid ahaa Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya. Ismaaciil Hure Buubaa ayaa ka dagay madaarka magaalada Boosaaso ee gobalka Bari, isagoo ay halkaasi ku soo dhaweeyeen dhinacyo kala gedisan oo ay ku jiraan Wasiiro ka socda dowladda Puntland ee Soomaaliya, waxa ayna qaateen wada hadalo ku aadan xaaladaha Siyaasadeed ee dalka Soomaaliya. Ismaaciil Hure ayaa maalmaha nagu soo aadan soo gaaraya caasumada Puntland, oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud oo ay ka wada hadlayaan xaalado badan oo ay wadaan Labadan Siyaasi. Cali Baashi Xaaji Maxamuud ayaa ka dagay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey Wasiirada dowladda Puntland qaarkood, waxaana la dajiyey halka ay degan yihiin Madaxda dowladda Puntland, isagoo xalayba la kulmay Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa oo ay xaalado badan isla soo qaadeen. Cali Baashi wuxuu ka soo duulay dalalka jaarka la ah Soomaaliya, isagoo mudooyinkii ugu dambeeyey isaga iyo Saaxiibadiisa Siyaasadeed ay wadeen ay kaga soo horjeedeen caawinta 20-ka sanno la caawinayo gobalada aan waxba ku heshiin karin ee Koonfurta dalka Soomaaliya. Badbaada iyo Xal uraadinta xaaladaha Soomaaliya ayaa ugu weynd Ajendaha ugu muhiimsan ee ay Siyaasiinta utageen dalal kala gedisan oo ay kala soo hadleen xaaladahaasi, ayna ka soo qaateen go'aamo ku aadan xaaladaha dalka Soomaaliya oo ay wax badan iska dhaheen. Booqashada ay labadan Siyaasi ku soo gaareen Puntland ayaa ah dhoola-tusyo Siyaasadeed oo ay muujinayaan. markii uu dhawaan sheegay Afhayeenka baarlamaanku in ay shaqada ka cayriyeen Mudanayaashaasi.
  4. Ohhh yeah ,,, the losers. They can't stay in Mogadishu and they can't come to Somaliland. They preferred to move around in between. Buubaa is in Bosaso right now and heading to Garowe in the coming few days. Stay tuned for more news about them ...... here.
  5. Somaliland is an autonomous region that is probably very much like your pre-conceived notions. Its 3.5 million people have struggled through warfare (many suffer post-traumatic stress disorder), the economy is “in early stages of development” and it has suffered greatly to gain recognised independence. Few people know of its existence, fewer still care about its future. But we should. The Horn of Africa has seen great misery and human suffering over recent decades, and whilst it is a country that has many faults including widespread corruption, it is at least a better attempt at democratic, peaceful governance than anywhere else nearby. Alas, the entire country is now at risk, thanks to a technical “solution” to a problem that never really was. The current edition of Private Eye has in its column “From Our Own Correspondent” a story from Hargeisa that should make all involved ashamed of themselves. Emphasis throughout is mine: Somalialand is the only place in the Horn of Africa that is democratic, stable and tolerant. Yet because of misplaced fears of the mushrooming of micro-states, we remain unrecognised by the international community, 18 years after declaring our independence. As a result the world keeps us at arm’s length and has instead forced on us consultants so greedy and inept that the very peace we now enjoy is under threat. Elections in an impoverished, nomadic society are never easy, but our record of closely contested polls compares pretty well with our neighbours [somalia, Ethiopia, et al]. Our friends faraway nevertheless thought that what we really needed was a state of the art biometric finger printing and facial recognition system to compile a voter’s roll. But an operation of such complexity – not to mention the $10m funding – could not possibly be trusted to us natives. [...] Alas, this model [...] has somewhat underperformed. Presidential elections have been postponed four times now and are 18 months late, and now we have the prospect of civil war as our politicians cannot agree on a way forward.” It’s a stable country that has a reasonable record on electoral fraud prevention. Who then thought that an advanced biometric system was what this country needed? I’ve left out from the Private Eye piece the criticisms of how NGO Interpeace are (mis-?) handling this, how Britain and the US are washing their hands of it, and the details of who is blaming who, but the error was there at the start: they placed the country’s future in a technology system that wasn’t needed. No doubt it was profitable for somebody. This is a country with a GDP per head of $226 – the vast majority of the population are living on less than $1 per day. $10 million could have helped address woeful statistics such as only 25% of Somaliland adults are literate, and just 17% of children go to school. The funding could have even helped the 72% of the population without access to clean water get some new wells. But it gets worse. The nomadic culture that dominates Somaliland (any two citizens can work out how they are related by sharing their names and clans), is culturally sensitive to finger-printing. That of course makes a biometric database a fatally flawed model. The problem they are attempting to address – that people from neighbouring countries could vote – has been “solved” with a system that introduces new problems, that means not even all of those entitled to vote want to necessarily register. To cap it all off, the people who went about delivering the system didn’t just do a bad job at implementation, but a thoroughly awful one. According to some sources on the ground: The current voter list is neither accurate nor can it form the basis of a fair and transparent election. The only alternative is to go ahead with the election without voter lists. Interpeace stated in a controversial and a very contradictory press release dated July 25, 2009: “The Voter Registration system was seriously abused during its implementation, with widespread corruption and systematic fraud, resulting in the failure to record the fingerprints of more than half of all registrants. In other cases, over 150 registrations were made with a single fingerprint at the same registration centre, or through photographs instead of in person.” Say what? There are voters walking around with 150 polling cards, and others who got registered without ever actually turning up? That sounds like the kind of thing the project was meant to protect against. But the systems can spot all that and deal with duplicate registrations, right? Well, according to another source close to the action: IT Professionals advised the hardware of the server should be upgraded and software to be reexamined to be fit to handle database of 4 million voters in Somaliland. The testing phase must include plan for next 20 years according to population growth rate. They called for upgrade of both hardware and Software including the operation system, which should have latest security and performance tuning patches. The hardware upgrade should include Hard Disk, RAM and the Processor. They highlighted that majority of the data captured in the server are not in text [but in] binary format like picture and fingerprint, which needs massive storage area. RAM and Processor helps the server to boot and run quickly particularly during filtering the duplicates. [sic throughout] Failures then, include: The whole project has several fatally flawed assumptions under-pinning core choices The money could have been put to more effective use elsewhere The software was designed incorrectly and therefore its output is unreliable and can’t be trusted The server infrastructure is under-equipped and under-managed so now they need to add more storage, more memory and increase processing power (and by the sounds of it, whack on a few service pack upgrades). These are all failures we see in IT projects on a regular basis. If this were a new ERM or accounts platform we’d sit around the board room table, gravely shake our heads, talk about “lessons learned”, and put it all down as a bad job. We’d move on, avoiding the compulsion to try and “fix it” due to our own notions of “sunk cost”. This is in essence, like thousands of IT projects that have happened over the last few decades. Except in this case, the consequences are more serious: the country now faces civil war. As you go about your daily work rolling out technology to your clients and customers, you may not think that your potential failure to deliver will result in human fatality. However it will have consequences. Iit’s important we think carefully as our industry takes a greater hold on the workings of civilisation and shapes ever more its potential, about what our lust for automation and control can do to lives if we fail to live up to expectations. Somaliland is an extreme – but sobering – example. As an early supporter of NO2ID and long-term member of Liberty, Amnesty International, and others, I have heard enough stories about technology tampering with elections that even as an advocate of the power of software to improve society, I am perfectly happy that my native democracy requires nothing more than pieces of paper and some pencils to conduct an election. I sincerely hope that somebody decides it’s good enough for Somaliland too, before it’s too late.
  6. I think it was Hadith somewhere that is saying do not shower after eating ,,,, can't remember exactly.
  7. numberka 9 ayay wax weyni ku jiraan dhinaca rooxaanta iyo jimanka ,,,
  8. “Dee miyey igu simeenba, sow maan doonayn inaan ka hadlo musuqmaasuqa hayadaha, ganacsatada iyo meel walba, ma anaa meelba ka tegayey” “Haaye maxaad ka wasaaradaha ugu bilowday, miyaad wax kale ku bilowdid?” ,, this is my favorate ,,,,
  9. I said Seeddi ...... Hindi kasban eh ??? ,,
  10. Yes ,, the girls brother, cousin and so on ,,,,,
  11. looooooooooooooooooo ooooooooool@as in married to his daughter ,, ,, Isn't that Soddog ??
  12. mayee waxay ina tusaysaa marka dhinac loo dhaqaaqo la waayo ,,,, ee saani laguu daba dhigto ,,
  13. Punch-up in Somaliland parliament Somaliland politicians began punching each other in parliament after officials announced a motion to impeach the president could be debated. A BBC reporter in parliament says some MPs began muttering, then shouting and it quickly descended into a fist-fight as the politicians exchanged punches. Eyewitnesses said one MP drew a gun, but no shots were fired. Analysts say relations between the political parties have been acrimonious since the delay of presidential polls. Opposition provoked The BBC's Ahmed Said Egeh in the Somaliland capital, Hargeisa, says police had to enter the chamber on Tuesday morning to restore order. The election was supposed to be held on 27 September but it was postponed because of a new voters' registration list - the first one to be compiled since Somaliland was formed in 1991. There were complaints about irregularities in its composition, so the vote was delayed by the electoral authorities. However, Somaliland's two opposition parties are adamant that the election should go ahead using the list. President Dahir Riyale Kahin's government has suggested the vote go ahead at a later date without a voters' registration list - which has provoked the opposition to start impeach proceedings. Somaliland, which is not recognised internationally, has formed its own hybrid system of governance consisting of a lower house of elected representatives, and an upper house which incorporated the elders of tribal clans.
  14. but she is lovable no ?? ,, everyone is asking for her ,,
  15. Ibti, can u imagine Ngonge shying away from me coz i'm his seeddi ,,,
  16. Rayaale waa Sheekh ,,, doesn't listen to songs ,,
  17. I would be your defender if my proposal was not rejected ,,,
  18. Ibti, Did i say waa la i siiyay ?? ,,,, As you said "inan reer burco ah baa la ii diiday" , and i'm saying it was you ,, Ask Ngonge ,,,, u know he is a witness ,,
  19. come on ,,, u don't have to be shy dee ,,,
  20. Originally posted by *Ibtisam: ^^JB is Burco hating because reer burco want to kick out his employer, conflict of interest. In all honest, JB gabad from Burco baa loo diidey because he wanted her as a second wife and the family said to him, if you want our daughter, leave your first wife and kids and move to Burco, otherwise get lost. You need to finish the story dee and tell them that was you ,,,,
  21. Ramadan taan xasuustaye
  22. From Pro-KULMIYE ,,,,,, Wararka hadda naga soo gaadhaya magaaladda Hargeysa ayaa sheegaya in kadib markii maanta subaxii golaha wakiiladda Somaliland u furmay fadhigoodi lagu gudo geli lahaa mooshinki xil ka xayubinta Md Dahir Rayale, in ciidamo boolis iyo milatari ah golaha lagu wareejiyey. Sidoo kale waxa wararku intas ku darayan in kadib markii shir gudoonka wakiiladdu uu mudanayasha soo hor dhigay qodobka maamus ka xayuubinta Dahir Rayale iyo in laga doodo, isla markana garyaqanka golaha wakiiladdu qodobadii sharciga ahaa ee taagerayay uu shegay, ayaa waxa madashi golaha qaylo iyo sawaxan kala dhex kacay Xildhiban Cabdiraxman Xoog oo ka tirsan xisbiga mucaridka ee UDUB. Waxa dagaal gacan laysula tagay uu dhex maray xildhibankas muxafidka ah iyo xildhiban mucarid. Qadar yar ka bacdi qayladas iyo sawaxankas waxa wararku shegayan in Xildhiban Xoog oo ka tirsan xisbiga UDUB uu golaha wakiiladda dhexdeeda bastolad laso baxay. Umay suurtobin hase yeeshe inuu bastolada rido oo wa laga qaaday. Wakhtigan xaadirka waxa golaha wakiiladda xoog lagaga soo saaray xildhibanadi, waxana xeradi golaha wakiiladda la wareegay ciidamadda Booliska oo tagero ka haysta ciidamada milateriga, kuwas oo toos u hoos yiimada Madaxtooyadda. Waxa jiray tiro xildhibaano ah oo diiday inay ka baxaan xeyndabka golaha wakiilada, laakin waxa lagaga saaray xoog.