Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. MOGADISHU, Somalia – A U.S. raid killed one of Africa's most wanted al-Qaida suspects sought in connection with a deadly hotel bombing, and Somalia's powerful insurgent group vowed Tuesday to avenge the American attack. Two senior members of al-Shabab, who asked that their names not be used because they are not authorized to speak publicly, said their fighters will retaliate for the raid that killed Saleh Ali Saleh Nabhan on Monday. "They will taste the bitterness of our response," one of the commanders told The Associated Press in a telephone interview. The commando-style action took place amid growing concerns that al-Qaida is gaining a foothold in this lawless nation. Many experts fear Somalia is becoming a haven for al-Qaida, a place for terrorists to train and gather strength much like Afghanistan in the 1990s. Last year, U.S. missiles killed reputed al-Qaida commander Aden Hashi Ayro — marking the first major success after a string of U.S. military attacks in 2008. Nabhan is a Kenyan wanted for questioning in connection with the car bombing of a beach resort in Kenya and the near simultaneous attempt to shoot down an Israeli airliner in 2002. Ten Kenyans and three Israelis were killed in the blast at the hotel. The missiles missed the airliner. Two U.S. military officials said that forces from the U.S. Joint Special Operations Command were involved in Monday's raid in southern Somalia. The officials gave no details about the target, and they spoke on condition of anonymity because the operation was secret. But the deputy mayor for security affairs in Somalia's capital, citing intelligence reports, confirmed Nabhan was killed. Abdi Fitah Shawey did not elaborate. Somali witnesses to Monday's raid say six helicopters buzzed an insurgent-held village near Barawe, some 155 miles (250 kilometers) south of Mogadishu, before two of the aircraft opened fire on a vehicle, killing two and wounding two. Ernst Jan Hogendoorn, Horn of Africa Project Director of the International Crisis Group, said the "surgical" precision of Monday's raid shows that U.S. has specific intelligence in Somalia. "I think it will certainly make al-Shabab leaders much more cautious when they are operating because obviously the United States has very precise intelligence about their movements," he said. Like much of Somalia, Barawe and its surrounding villages are controlled by the militant group al-Shabab, which the U.S. accuses of having ties to al-Qaida. Al-Shabab, which has foreign fighters in its ranks, seeks to overthrow the government and impose a strict form of Islam in Somalia. The U.N.-backed government, with support from African Union peacekeepers, holds only a few blocks of Mogadishu, the war-ravaged capital.
  2. So "the only clean person in the tfg" is not agreeing with all the fuss eh ???
  3. kolayba adiga way kaa cad yihiin ,,,
  4. Si ay qaxootiga kele ee ay la joogto ay ugu ekaato ,,,,,,
  5. “Madaxweynaha Ku Taageri-Mayno Gardaro, Dadkii Soo Doortaybaanu Ula Simanahay” Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar "Looma Baahna In Xukuumaddu Xoog U Adeegsato Shicibka, 'Xisbiyada Iyo Shirguddonka Waxna Leeyahay Shicibka Rasaasta Ha U Bandhigina” Suldaan Cabdi Jaamac Dhawal
  6. Boorama, September 14, 2009 (Haatuf) - Xubno ka tirsan salaadiinta reer Awdal ayaa markii ugu horreysay muddo bilo ah ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo, siddii xal looga gaadhi lahaa iyo waajibaadka ka saaran madaxdhaqameedyada iyo siyaasiyiintu inay meel uga soo wada jeestaan siddii loo dhamayn lahaa khilaafka siyaasadeed. Xubnahan Salaadiinta reer Awdaal ka tirsan oo kala ah Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, Suldaan Cabdi Jaamac Dhawal iyo Suldaan Faarax Maxamuud oo shalay shir’jaraaid ku qabtay Boorama, ayaa sidoo kale waxay ka hadleen sida aan loogu baahnayn in xukuumaddu ciidanka u adeegsato dilka iyo toogashooyinka, Baarlamaaka iyo xisbiyaduna aanay shicibka xabadda u bandhigin. Ugu horeyn waxa halkaasi ka hadlay Suldaan Cabdi Jaamac Dhawal, isagoo hadalkiisii sii watana waxa ka mid ahaa “Waxan marka hore tacsi u dirayaa dadkii ku dhintay shaqooqinkii ka dhacay Hargeysa, laba cisho ka hor. Intaa kaddib waxan xukuumadda Rayaale usoo jeedinayaa in aanay xoog iyo hanjabaado iyo toogashooyin u adeegsan shacbiga. ka yeeli mayno ciidamada iyo dawladda inay shacbiga u adeegsadaan xoog milatari. Mar kasta wasiirka arrimaha guduhu wuxu shacbiga u adeegsadaa ciidan iyo xoog macno la'aan ah, waa in caqli kale la keeno sidii dadka loo dejin lahaa madaxbaad u tihiin waa inlaga fikiro, keena xisbiyada mucaaradka ah shirguddoonka baarlamaanka waxa loo baahan yahay in la keeno caqli saliim ah si dadkan loo ilaaliyo, maaha dadka in jar lagu kaxeeyo, shirguddoonka waxaan leeyahay. Waxa maanta jooga 82, Afar sanadood ayaad soo xukumayseen. idinkaa la idinka rabaa inaad isku keentaan. Shacbiga waxaan leeyahay yaan la idiin adeegsan dhibaato ka dhacda dalka, maaha in la yidhaahdo qufuladaa ciidanku ilaalinayo jebiya. Xukuumaddu ha ilaaliso golayaasha, hana la xidhiidho hana la iska ilaaliyo caga juglaynta. Waxaad moodaa in wax kale muuqdaan, kursiga Rayaale fadhiyo waa kursi reer Somaliland ah loogana horeeyey loogana dambayn doono, mucaarad ayuu leeyahay yaan kursiga iyo reernimadu isku darsamin. Salaadiin iyo waxagaradbaa ku jira dhexdhexaadin, dawladdo sida qaramada midoobay muhimadda hala siiyo xalka gudaheena. Xisiyada iyo golayaasha qaranka waxaan leeyahay Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedyada ayaa yaqaana xalka ee joojiya middi middi ku taag, Salaadiinta galbeedka haddaan nahay waan ka maqnayn, imikase xaalku maaha mid aan ka aamusayno. waxa qaar ka mid ah salaadiintayada ayaa iska fogeeyey arrimaha Somaliland markii waxba laga qaban waayey dilkii jidgooyada ahaa ee ka dhacay kalabaydh laakiin maanta diyaarbaan idiin nahay inaan talo idinku biirino" Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo isna shirkan jaraa’id ka hadlay ayaa yidhi "xaaladda dalku marayo waxay keenaysaa in aanu fikirkayaga ka soo jeedino. Haddan nahay salaadiinta reer Awdal, waxaan nahay salaadiinta reer Somaliland, waxaan go'aansanay inaan sheegno qaladaadka jira. Khilaaf badan ayaynu soo marnay, laakiin tan maantu way ka duwan tahay kuwii hore oo way ka adagtahay, oo xukuumaddii iyo shirguddoonkii oo dalka ugu sareeyey inay is haystaan, xaaladdeenu way kasii dari. waxan soojeedinaynaa adkaynta nabadgelyada in laga siiyo muhimadda. Xukuumaddu iyadaa u xilsaaran amniga dalka, mana aha inay iyadu rasaas iyo qalallaase iyo amnidarro bilowdaa, haddii dad buuqayaan waa inaan rasaas loo adeegsan. waan kasoo daallay rasaas nin kastaana wuu haystaa qori, hadday sii socdaan arrimahaasina nin dhib intan ka badan ayaa dhici doonta, amniguna faraha ayuu ka bixi. xukuumaddu ha joojiso fadqaladada. shirguddoonka waxan leehay dadka ha u dhigina rasaasta. Salaadiintii dhawaanta furaha baarlamaanka soo qaaday waa lagaga baxay ballankii, loomana baahna ballanfuryo. Mooshinada ina wareeriyeyna intay socdaan fawdo waa joogto, xukuumadduna waa inay tanaasusho oo dulqaadato. Arrintan kale ee beryahan muuqata waxa weeye in la isku khaldayo madaxweynaha iyo beelaha uu kasoo jeedo oo ragga qaarkii marka madaxweynaha qalad lagu haysto u qaataan in beeshiisu ku raacsan tahay, waa been madaxweynuhu xil qaranbuu hayaa, qaladka dadkii doortay ku haystaan ku taageri maynno madaxweynaha, waxan ula mid nahay inta dooratay ee la xisaabtamaysa madaxweynahana" . Suldaan Faarax maxamuud (gaangiile) oo isna shirkan jaraaid ka hadlay ayaa yidhi "Waxan isugu nimi inaan caddayno waxa ka iman karaya dhibaatada beryahan taagnayd ee haatan gaadhay meeshii ugu xumayd, intii ku dhimaatay allaha u naxariisto, inta dhaawacu soo gaadhayna allaha shaafiyo. Waxaad mooddaa xaaladda dalku inay marayso meeshii Somaliland laga aasaasay 1991kii, wejigii sagaashankii. Xukuumadda maanta haddaan ka hadlo, dee qori caaradii kuma qabsan dalka, doorasho ayaa lagu kala guuleystay, waxa maanta ka muuqdaana waa nidaamkii jabhadihii ka deg iyo ka degi maayo. Waxaan saddexda gole qaran u sheegaynaa in nabadgelyada lagu soo dabbaalo dalka. Waxa kale oo aan intaa ku darayaa in mooshinada wareerku ka taagan yahay aanay ahayn wakhtigoodii, halkaana aanay gaadheen. haddii aan ka warramo waxa socdaa kama wanaagsana dadkii lagu laayey jidka kalabaydh. waa in dadka la dejiyaa, salaadiinta wax garadka iyo aqoonyahanaduna runta u kala sheegaan cidda dalkan isku haysata".
  7. ohhh ,,they are saints aren't they ?? ,,, come on xaaji.
  8. Fuley ,,, i heard long ago inaad roobka ka baqato ,,
  9. She is white no ???? ,,, dhuxul ha lagu dhamooqo
  10. the shoot at unarmed camels not civilians ,,,, Looooooooooooooooooo ol@NG ,,,,,,,,,,, yeah, Nuune & Val ,, what a coincidence ,,
  11. Roob magaalo ku hooray Ramaas sooma baxshee laamiguu ku raftaa
  12. I'm going to send for some muqmad today ,,, looks like the big joog i bought recently is gone. and it is Ramadan ,,, Val, I hope you're not mistaking muqmad with suqaar ,,, lol
  13. looooooooooooooooooo l@nuune ,,, now you make some ppl busy on finding that album ,,
  14. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by nuune: Saaxiibkiis, Nur Cadde ayey kaaga dhagtey Looooool....! Meshan saxibo waxa la hurgufayo maliin walba ma arkiino, ana kan aa jebka igu jira. ' Maalin dhow uun yaan la maqlin adigoo leh waa TRAITOR ,,,
  15. This reminds me of the spaghetti cooked by an Ethiopian friend ,,,,,, he totally messed it up
  16. Foreigners are attacking another foreigners in Somalia ,,,,,,,,,,,,,,,,,, Cajiib.
  17. Waar imika ma waxaad i leedihiin Redsea ma garanayo magaca Nebiga (CSW) ?? ,,,
  18. Morning/Afternoon all .................... ... I can see someone can't cook or distracted by this gorgeous woman when cooking ,,,,,
  19. Israsaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta qaar ka mid ah masuuliyiinta isku heysta Maamulka Galmudug ku dhexmartay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wararka laga helayo hoteelka MBC oo ku yaala Bartamaha Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday shaqaaqo la sheegay in ay u dhaxeysay maleeshiyaad uu watay gudoomiye ku xigeenka Barlamanka ee Maamulka Galmudug Garabka uu hogaaminayo Max’ed Axmed Caalin iyo sargaal ka tirsan Maamulka kale ee uu hogaaminayo Axmed Shariif Cali Hilowle. Israsaaseynta oo dhex martay ciidamo ay kala wateen masuuliyiintaasi ayaa waxaa inta la ogyahay ku geeriyooday hal qof halka labo kalana ay ku dhaawacmeen sida Idaacada Shabelle ay u sheegeen saraakiisha Caamifaadka ee isbitaalka koofureed ee Magaalada Gaalkacyo. Jawiga halka ay israsaaseyntu ka dhacday ayaa la sheegay in ay in mudo ah kacsaneyd,waxaana la sheegayaa in qilaafka ka dhaxeeyay labadaasi masuul uu ahaa mid in mudo ah soo jiitamayay hase ahaatee maanta ay keentay in ay isku rasaaseeyaan bartamaha Magaalada Gaalkacyo. Israaseynta labadaani masuul ayaa waxaa ay timid kadib markii ay isku qabsadeen sugida Amaanka Hoteelka MBC oo la sheegay in ay ku shirayeen islmarkaana lagu heshiisiinayay beelo dhawaan ku dagaalamay deegaano hoostaga gobolka Mudug,waxaana la sheegay in xilikaasi kadib ay rasaas is weydaarsadeen ilaalada labada Masuul. Arintaani ayaa waxaa ay imaanaysaa xili Masuuliyiinta isku heysta Mamulka Galmudug mudooyinkii ugu dambeeyay ay warbaahinta isku dhaafsanayeen hadalo lidi isku ah kuwaasi oo si weyn looga hadal hayay magaalada Gaalkacyo.