Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Posts posted by Jacaylbaro


  1. looooooooooooooooooool ,, Gabdhuhu inaan oday gaboobay ahay may garanayn ,, mid kasta markaan sawirka u diro uun bay carartaa niyow ,,, ana dee isma yarayn karo oo afkuun inay igaga hadhay ma oga ,,,, Hadda iyagoo islaamo ah baanu "Salaamu Calaykum" meelahaa iska nidhaahnaa ,, :D:D

     

    Soo dhowow sxb .... hawlahaagii uun dib ha u bilaabin ,, hahahahaha