
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
what does it mean when she says: I'm gonna soak up the sun ??? anyone plz ??
-
Not chewing tea ,,,, come on i'm not to that stage yet but i once tried ,, I've to finish falaastan shaaha ah intaanan seexan ,,, looool
-
Coz you would accept ,,,, looooooooooool
-
I'm up this time listening to this oldies without qayilaad ,,,, well, i've to admit that i've my special tea next to me ,,
-
when she was my girl She used to be Everything to me When she was my girl, ummm-humm (My girl) When she was my girl I held her near Told her how much I cared When she was my girl, ummm-humm (My girl) When she was my girl When she was my girl There was laughter and loving in my world Everyday When she was my girl Oh, what joy she would bring Now I've lost everything She's gone, gone, gone, gone, gone I spend the night Dreaming how she used to be When she was my girl, ummm-humm (My girl) When she was my girl Yeah When she was my girl There was laughter and loving in my world Yes, it was 'Cause she was my girl Oh what joy she would bring Now I've lost everything She's gone The big legged gir is gone She used to be Everyting to me When she was my girl, yeah (My girl) My girl (My girl) She (My girl)...
-
goormaa iigu dambaysay ,,, i can't believe i got it today: jolene jolene jolene jolene I'm begging of you, please don't take my man jolene jolene jolene jolene please don't take him even though you can your beauty is beyond compare with flaming locks of auburn hair with ivory skin and eyes of emerald green your smile is like a breath of spring your voice is soft like summer rain I cannot compete with you jolene and he talks about you in his sleep and there is nothing I can do to keep from crying when he calls your name, jolene jolene jolene jolene jolene I'm begging of you please don't take my man jolene jolene jolene jolene please don't take him even though you can well I can easily understand how you can easily take my man but you don't know what he means to me jolene well you could have your choice of men but I could never love again he's the only one for me jolene and I had to had to have this talk with you my happiness depends on you and whatever you decide to do jolene jolene jolene jolene jolene I'm begging of you please don't take my man jolene jolene jolene jolene please don't take him even though you can
-
9 pages and still counting ,,,,,,
-
Geeljire, waar niyow iyada kamaan barane lafahaygii baan u baqayba ,,, since then i hate having one at home. Jaariyadaadii ha ku shukaansato waa mid subxaanalle walee ,,,,
-
Waan dhoofayaaye degmooy ii soo ducee ,,,, well it is too late now ,,,, she is gone already
-
Good idea ,, Bal aan taydii bilaabo
-
Berlin - Germany promised Thursday to consider a request from the east African nation of Djibouti for assistance for its presidential guard. Prime Minister Dileita Mohamed Dileita sought the assistance during a meeting with German Defence Minister Franz Josef Jung in Berlin. The prime minister said the guard needed help to main its fleet of cars and motorcycles, according to the defence ministry. Jung praised Djibouti as a factor of stability on the Horn of Africa. Germany has a base in the territory used by its naval units taking part in Operation Enduring Freedom, part of the US-led global war on terrorism. Germany currently has a frigate and 250 troops and sailors deployed in the region. Dileita said his country was one of the first to commit itself to Operation Enduring Freedom, which was launched after the September 11 terrorist attacks on the United States in 2001 Earth Times © 2008 www.earthtimes.org
-
Seriously i hate maids since ay midi ii shukaansan gaadhay beri ,,,
-
so you were talking about bugland ,,,,,,, Ohh never mind.
-
yaa kuu warrama ??
-
I personally saw people lining the streets for him To kill him or to Kiss him ???
-
Boosaaso: Ciidamada booliska magaalada Boosaaso ayaa saaka xili ay tahay aroor ku soo kalahay guriga uu deganaa Nabadoon Cabdi Faarax oo ah Nabadoonka Warsangali ee Gobolka Bari. Nabadoonka ayaa waxaa lagu xirey siday noo sheegeen dadkii goobtaasi ku dhowaa, Konteenar ku yaala dekeda Boosaaso. Odayaal dhaqameedka Galbeedka Bari ayaa waxay durbadiiba isku dayeen sidii loo soo deyn lahaa Nabadoonka, waxayna kulan la qaateen Wasiirka Amniga Cabdullaahi Siciid Samatar oo sheegay in xiritaanka Nabadoonku uu yahay amar ka yimid Cade Muuse. Wasiirka ayaa wuxuu intaasi ku darey in Nabadoonka lagu eedeynayo kicinta beesha Galbeedka Bari waqtigii colaadii Majiyahan. Sidoo kale ayuu wuxuu yiri in Nabadoonku haatan lagu tuhunsanyahay abaabulkii Majiyahan mid la mid ah oo looga soo horjeedo soo saarka shidaalka iyo macdanta, waa sidii hadalka u dhigaye. Ma aha markii ugu horeysay oo Nabadoonada gobolka Bari lagu xiro konteendharada ku yaala dekeda, halkaasoo loogu talagalay in lagu soo xiro dadka geysta dambiyada waaweyn. Dadka reer Boosaaso ayaa arintan walaac ka muujiyey, iyagoo sheegay in ay tahay marqaantiga bilowga maamul burburey. Dhanka kale habeenkii xalay ahaa ayaa waxa Tuulada Laag ay Rasaas isku waydaarsadeen Ciidamada Maamulka Puntland iyo koox dhalinyaro ah oo Deegaankaasi joogay iyada oo la sheegayo inuu dhawaac soo gaadhay laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay deegaanka Laag kuwaasi oo daboolka ka qaadaya in Maamulka Puntlad ay deegaankaasi galabta u direen Cutub ciidamadood ah kuwaaso ku gaashaaman Gaadiidka dagaalka. Waxa jira in galabta shir lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Gobolka Bari kaasi oo ay isku hor fadhiisteen Odayaasha Deegaanka Sanaag iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland shirkaasi ayaa waxa lagu jeex jeexayay in ragaasi xidhan la soo daayo isla markaana ciidamada Puntland ee Deegaanka Laag ku boqoolay dib loo soo cisho balse shirkaasi ayaa lagu kalacay oo laysku af garan waayay. LaasqorayNet/Bosaaso
-
Waxaa xiisado ka dhasheen Gobolada Sool iyo Sanaag ka dib markii ay soo baxeeen wararka sheegaya in todobaadyada soo socda ay boosaaso soo gaadhi doonaan Shaqaale iyo Mishiino loogu tala galay inay qodaaan shidaalka ku jira Gobolada Puntland Gaar ahaan jiidaha Lagu muran san yahay ee Sanaag iyo Sool. Sida uu qoray wargaysaka Upstream Shirkad laga leeyahey dalka Singapoor ee lagu magacaabo Energy Tata Parasada iyo shirkad kale oo hoos timaada ayaa usoo dhoofi doonaan magaalada Bosaaso Riiga Saliida lagu qodo iyo shaqaale fara badan oo ajnabi ah wiiga soo socda. Waxyar ka dib markii uu soo baxay warka sheegaya in dalka ay kusoo fool leeyihiin shirakadihii ajnabiga ahaa ee madaxwayne Cadde Muuse heshiiska kulagalay soo saarida khayraadka Puntland ayaa waxaa ka bilaabatay Gobolada Sool iyo Sanaag diidmo wayn oo ka imaanaysa dadwaynaha Labadaasi gobol oo ah meelaha ugu horeeya ee uu cade muuse doonayo inuu qorshihiisa ka bilaabo.. Sida ay nagu soo gaadhayaan wararka saaka ka imaanaya magaalada Boosaaso waxaa halkasi shirar uga bilaabmay odayaasha beelaha ka soo jeeda bariga Sanaag kuwaas oo sida la sheegay ka tashanaya waxa laga yeelayo qorshaha Xukuumada Mudana Cadde MUuse ee ku aadan soo saarida Saliida iyo macdanta ee gobolka Sanaag . Bishii April ee Sanadii 2006 ayaa dagaal qadhaadhi ku dhexmaray Deegaanka Majiyahan oo qiyaastii 40km ujirta magaalada dekeda ah ee Boosaaso ilaalada gaar ka ah ee Madaxwaynaha Puntland iyo maleeshiyo beeleedyo deeknaasi ah ,dagaalkaas oo lagu laayey dad Xoolo dhaqato ah Maamulka Cadde muuse ayaa ku guuldaraystay hadafkii uu lahaa, ka dib markii uu Madaxwaynuhu isku dayey in uu gurto macdanta deegaankaasi uu hodan ka ku yahay taas oo ay udiideen dadka deegaankaasi oo dagaal kala hortegay. Dhinaca kale mar aan saaka la xidhiidhnay Tuulada Tukaraq oo udhaxaysa Garoowe iyo Laascaanood ayna ku sugan yihiin inta badan Maamulka Puntland ee ka baxay laascaanood ayaa na loo sheegay in saaka la keenay Duleedka Ceelka Shidaalka ee Holhol oo isagu masaafo yar uun u jira fadhiisinka Ciidamada Puntland, Ciidamo beeleedyo la sheegay in laga soo ururiyey dhulka miyiga ah ee dooxooyin Nugaasha ee ku hareeraysan ceelkaasi holhol oo isagu ah ceel diyaar ah .Maleeshiyooyinka ka soo horjeeda fakarka Cade Muuse aaya ku doodaya, Cade Muuse in uusan dan iyo helo kala hayn Difaaca Sool iyo Sanaag Balse uu Rabo in uu la boxo ama kurto Khayradka dhulkooda ku jira taasna aaysan ka aqbali doonin Cade Muuse Afnugaal News Disk
-
We, Somalis have the worst type of begging ,, it is called Shaxaad ,,,
-
Tolow what we'll hear next ?? ,,, Sabbaaxad ?? ,, or karbaash ?
-
,,, waar kii hunguri fuleynimaa ka hoo hadhay ,,,,, Ok ,, halkaasaan kaga hadhay sheekada ,, looool
-
how do u know i'm old CL ??? ,,,, i can see trollers got new members and taking shifts ,,,
-
I'm already too old ,,,,, not for a lil trolling though
-
Somaliland Residents Express High Hopes for Independence
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somalia xaggay ku taalaa ?? ,,, sowtii la lahaa Ethiopiaa lagu daray ,, -
Maxamed Xirsi Guuleed waa raggeedii ,,,,,,,,,, waxaan rajaynayaa inaanuu gabay xayir samaynin ,, Che, sxb maanta dee dabarkaad goosatay ,,,, hoos hoos baa loo hadlaaye ,,,
-
That is how you treat the children when the become a troublesome dee ,,,, they've to listen or they'll be slapped ,,