
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
I'm gonna post some of her poems ,,,
-
whohoo ,,, nice stuff man ,,
-
whohoo ,,, nice stuff man ,,
-
I'm off for the day ...... until tomorrow IA ,, have a nice day/night. I'm missing the football match tonite coz i'm going for a wedding .....
-
Stop visiting the unnecessary web pages ....
-
It was fabulous ....... lagama sheekayn karo ,, How is yours so far ??
-
Aamiin ,,, Afromantic, iga daa su'aalaha madaxa daalinaya dee ,,
-
Waste of time donch ya think ?? ,, hehe
-
What da hell are u talking about Ibti ,,, Afternoon .....
-
You've got that absulately WRONG ! ! ! !
-
I grew up in Hargeisa sxb but i'm close to Burco.
-
ayatoonaayaa inn niin reerra Salalaxley iyo Awareey inaybaaraan Afsomali Now, which language is that ??? ,,, Yaa kugu yidhi reer burcaan ahay ??? North, I didn't get your question sxb ,,
-
Hand grenade hurled into a Cinema hall, one dead, four wounded
Jacaylbaro replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
-
yaa wax ka raba anagaa lugta saaaaaaasss ugu walaaqnee Faan weynaa ...............
-
Originally posted by Macawis-Cadde: JB AAh! Vocabulary yaraantaan nacay. Gay has other meaning too. Go to webster's next to you! Waar niyow anigu waan kaa shakiyay ,,,,
-
Walaalo waxaan kuu soo dirayaa salaan ka soo go'day kashka iyo laabta ka macaan malabka, ka udgood cadarka, ka balaadhan badda kana qaalisan dheemanta. Waxaan hawada inoo dhaxaysa kuu soo marnayaa Salaan kalgacal tan ugu sarraysa ee laba walaalo ahi isu diraan taas oo ka soo go'day beerka guntiisa, sii dhex martay wadnaha dariiqna ka dhigatay xidada dhiiga qaada ee ku baahsan dhamaan jidhka. Salaantaas ka dib walaal hooyo way fiican tahay, Aabona sidoo kele. Ayeeyo maalin dhowayd baan u tegey oo iyaduna walaahi caadaasay maraysay. Habaryaro ayaa yara xanuunsatay lakin imika aad bay u fiican tahay. Waxaan maqlay in ay eeddo maalin dhow na soo booqan doonto lakin guud ahaan aad bay u fiican tahay iyada iyo caruurteediiba. Adeero Cali sidii uu u guursadayba wuu naaxay oo suudh uun buu xidhan yahay mar kastana wuu i kaa waydiiyaa. Sidoo kele Adeero Maxamuud ayaan marmar arkaa runtiina aad buu u fiican yahay. Walaal warkaagu wuu igu yar yahay oo runtii war badan kaama helo mar kastana waan kaa werweraa waayo dhul fog baaad joogtaaa oo maanta cid ehelka ah oo ku garab taagani aanuu jirin oo hadii ay dhibaato ku qabsato cid kaa soo waramaysaa ay iskaba yar tahay inaad adigu soo hadasho mooyaane. Walaal waxaan jeclaa inaad warkaaga had iyo goor ila soo socodsiiso, xaaladaada iyo hadba meesha ay wax kuu marayaan. Waxaan Inanka waraaqdan sida kuugu soo dhiibay waxoogaa hadiyad ah oo aan filayo inaad ku farxi doonto in kastoo aanay wax badan ahayn. Walaal igu salaan dhamaan asxaabtii Sidaa iyo nabad gelyo ...
-
He is not going for a date .......
-
u wlc ,,, give them my cell phone so that they can call for directions ,,
-
In the downtown she can go to: National Internet cafe Durdur Internet cafe They're both located near Khayriyada ..... Else, she can go to Maansoor hotel . Little bit more expensive but good and high speed connection with more privacy and better environment. AFrican Online is also very good and they have many stations around the city in different locations.
-
Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , oo hogaaminaya Wefdi balaadhan oo ka tirsan Xukuumada Somaliland, ayaa maanta u amba baxay Magaalo Madaxda Jamhuuriyada Jabuuti. Socdaalka Madaxweynaha oo qaadan doona muddo laba maalmood ah , waxa uu marti qaad rasmi ah ka helay Jamhuuriyada Jabuuti , waxana la filayaa in wada hadalo rasmi ah la yeelan doono xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti , oo ay ka wada hadli doonaan sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada dal ee walaalaha ah. Wefdigaasi uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin hogaaminayo , waxa kale oo ka mid ahaa Marwada Koowaad ee Madaxweynaha , Wasiirada Arrimaha Dibada , Arrimaha Gudaha, Maaliyada , Wasiir xigeenka Warfaafinta , Madaxa Sirdoonka Qaranka iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha. Alla Mahad leh, Siciid Cadaani Mooge Af-hayeenka Madaxtooyada
-
hadhwanaag 2008-06-22 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa Safar aan hore loo shaacin lagu wadaa inuu ugu anbabaxo Maanta Magaalada Dalka Jabuuti.kaas oo qaadandoona muddo laba Cisho ah . Safarkan oo ka danbeeyey martiqad uu ka helay Madaxweynaha Dawlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelee, ayaa waxa la sheegay inay Madaweynaha iyo weftigiisa ay diyaarad khaas ah u soo direyso Dawlada Jabuuti. Weftigan oo ay Madaxweynaha ku wehelinayaan Sagaal xubnood oo ka mid ah Xukuummadiisa oo uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibada, Cabdilaahi Maxamed Ducaale, Maaliyada Xuseen Cali Ducaale iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Somaliland. Inkasta oo aanu war rasmi ahi ka soo bixin qasriga Madaxtoioyada Somaliland, ayaa hadana la sheegay inuu safarka Madaxweynuhu u jeedadiisu tahay sidii Dawlada Somaliland iyo Dawlada Jabuuti u soo kala saxeexan la ahaayeen heshiisyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin inay labada dhinac Safaarado ka kala furtaan Hargeysa iyo Jabuuti. Inkasta oo aanu beryihii ugu danbeeyey aanu wanaagsanayn Xidhiidhka u dhaxeeya dawladaha Jabuuti iyo Somaliland, hadana dhawaan dagaalkii u dhaxeeyey Dawladaha Jabuuti iyo Ereteria ayuu Madaxweyne Rayaale si weyn u canbaareeyey Weerarkii Dawlada Ereteria ku soo qaaday Dawlada Jabuuti,waana ta keentay inuu manta dib u soo noqdo Xidhiidhkii labada wadan oo ilaa sanadkii aynu soo dhaafnay 2007 aanu xidhiidhkoodu wanaagsanayn, kadib markii labada Dawladood ay isku qabteen dhoofka xoolaha. Sida ay tibaxyaan wararka naga soo gaadhaya Magaalo Madaxda Dawlada Jabuuti ayaa sheegaya in Safarka uu Madaxweyne Rayaale ku tagayo maanta aad looga sii hadal hayey, isla markaana laga dareemay, arrintan ayaa dadka Siyaasada falanqeeyaa ku tilmaameen talaabo uu Madaxweynaha Dawlada Jabuuti ku doonayo inuu ku kasbado Siyaasiyiinta Geeska Afrika oo dhan, iyada oo uu dagaal kula jiro Dawlada Ereteria. Madaxweyne Geele waxa uu si sharaf leh u soo dhaweeyey todobaadyo ka hor Madaxweynaha Dawlada Embeghati Cabdilaahi Yuusuf oo aanu xidhiidhkoodu wanaagsanayn, Md. Geele oo aanay dadka reer Somaliland uga baran inuu difaaco qadiyadooda, kana hadlo ayey dadku is-weydiinayaan waxa uu Rayaale kala soo noqondoono Madaxweyne Rayaale.
-
National Internet cafe, Hoobaan Internet cafe, Africa Online Internet cafe Which side of the town ??
-
Tonite ,,, I'm with Italy ,, Spain to go home for good.
-
RUSSIAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA ........