
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Alla maanta ayaanta Iyo Ciida wanaagsan Ilaahay ina siiyay Isagaa ku abaal leh Allay maantaye maanta Si wanaagsan u ciida
-
Couldn't find that redbull at all but Black coffee was my partner although it makes me more asleep hadana kama maarmo ,,, I missed the Prayars last night ,,, tried to get 2 hour sleep and i woke up in the morning ,,,, now don't tell me i missed the Laylatul Qadr ,,,, :mad:
-
waa ka u qoran ,,, then 2 ku dhufo 9 na ku dar ,,,
-
Waa afsoomaali-jinni ,, waxa lagaga hadlaa buurta jinka ee u dhow tuulada buuryo-qab ee loo maro waddo bariis ama jidka qaaxo.
-
Then i should let you do the analysis while i'm busy doing other things for my people and country ,,,, tell me when you finish this and i'll give you another assignment ,,,
-
loooooool nuune ,,, hadaba ha iga filin inaan wixii kelena si fudud kuugu ogolaado ,,,
-
I haven't really brought eid clothes since I was eighteen( 3 and half years ago). So you are telling us your age is 21 and half ?? ,,, yaa kaa rumaysanaya dee ,,
-
nuune ,, nabadoonimo waa laguu ogol yahay laakiin ta aad igu haysato ee aanad ii ogolayni waa Awliyonimadayda .... NG, at least he took some of your time ,,,,, have a nice day ,,
-
Disco dance clothes ??? ,,, looooool
-
You lack the capacity of understanding politics sxb. Markaa no one will waste his/her time to debate you on this.
-
Ilaahay sow dadka muu kala duwin dee ,,,, that is how they are supposed to be, heartless.
-
Haa ,, i saw that on the news. Very sad indeed.
-
Aynu u ducayno specially these last 10 days ,,,,,,,
-
How about the OROMO teeth ??
-
SDWO (Hargeisa 25/09/08) U Diyaar garow baaxad leh oo laga dareemayo Suuqyada waaweyn ee magaalada soo dhaweynayta Ciidul Fidrida hakaasi oo saaka dadku ay si aad ah isugu cidhiidhyeen suuqyadaasi. Suuqa weyn WAAHEEN oo ay ku yaallaan Gobaha Bacadlaha, Supermarket-yada iyo meelaha kale ee wax laga iibsado oo habeen iyo maalinba furan ayaad ka arki kartaa sida xowliga ah ee dadku wax u iibsanayaan. Iyada oo guud ahaan wadooyinka soo gala suuqa Waaheen ay xidhan yihiin dad awgeed islamarkaana ma jiraan meel aad ka gasho suuq hadii aad damacsan tahay in hore u sii gasho suuqasi waxayna kugu qaadaynaysaa gelintaan ka suuqu mudo dheer. Qiimaha sicirka Dharka iyo Kabaha ee Bacadlaha Hargeysa ayaa kor u kacay todobaadkii u dambeeyey, iyada oo inta badan xadiga korodhka Qiimaha uu gaadhay 35%, taas saameyn xoog leh ku yeelatay awoodii dhaqaale ee ay qoysaska saboolka ahi ay ku iibsan lahaayeen Dharka iyo kabaha Ciidul Fidrida. Hooyo Raxmo Aadan Axmed oo ha hooyo dhashay shan caruur ah oo aanu kula kulanay Suuqa Waaheen ayaa waxaay ii sheegtay in ay suuqa la soo gashay $100 si ay Dharkii ciida ugu soo iibiso caruurteeda, balse ay ka fajacday qiimaha dharka ee cirka isku shareeray, iyadoo arrintaa ka hadlaysana waxay tidhi “ Hooyo Ciiddii hore $50 doollar ayaa caruurta dharkooda ciida iskaga filnaaday, maantana $100 doollar waxay ii soo gaadheen oo kaliya inan sadex qof kaliya u iibiyo marka laba ayaa ii hadhay” Guntii iyo gunaanadkii u diyaar garowga ciida ayaa ah mid aad looga dareemayo suuqyada Hargaysa iyo guud ahaan gobolada dalka oo dhan .
-
HARGEISA'S OPEN MARKET
-
Waar niyow inuu gunuusi jiray uun baan garanayaa laakiin midhhii ma hayo ,, Wadaadku sanqaduu ka yara hadlaa dee ,, lol
-
Wadac Wadac yaa ramadaan Salaama salaama yaa ramadaan socotee socotee yaa ramadaan salaama salaama yaa ramadaan
-
Islamists Advancing in Somalia Showing Strength Over the tfg
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
ANALYSIS-Insurgents take upper hand in Somalia NAIROBI, Sept 25 (Reuters) - Nearly two years after being driven from Mogadishu, Islamists have re-taken swathes of south Somalia and may have their sights again on the capital. The insurgents' push is being led by Al Shabaab, or "Youth" in Arabic, the most militant in a wide array of groups opposed to the Somali government and military backers from Ethiopia, an ally in Washington's "War on Terror". "Shabaab are winning. They have pursued a startlingly successful two-pronged strategy -- chase all the internationals from the scene, and shift tactics from provocation to conquest," said a veteran Somali analyst in the region. "Before it was 'hit-and-run' guerrilla warfare. Now it's a case of 'we're here to stay'," he added, noting Shabaab was "flooded with money" from foreign backers. The Islamist insurgency since early 2007, the latest instalment in Somalia's 17-year civil conflict, has worsened one of Africa's worst humanitarian crises and fomented instability around the already chronically volatile Horn region. Shabaab's advances are galling to Washington, which says the group is linked to al Qaeda and has put it on its terrorism list. Western security services have long worried about Somalia becoming a haven for extremists, though critics -- and the Islamists -- say that threat has been fabricated to disguise U.S. aims to keep control, via Ethiopia, in the region. Some compare the Somali quagmire to Iraq in character, if not scale, given its appeal to jihadists, the involvement of foreign troops and the tactics used by the rebels. In August, in its most significant grab of a gradual territorial encroachment, Shabaab spearheaded the takeover of Kismayu, a strategic port and south Somalia's second city. This month, its threats to shoot down planes have largely paralysed Mogadishu airport. And in recent days, its fighters have been targeting African peacekeepers. "The only question is 'what next?" said a diplomat, predicting Shabaab would next seek to close Mogadishu port and take control of Baidoa town, the seat of parliament. Analysts say Islamists or Islamist-allied groups now control most of south Somalia, with the exception of Mogadishu, Baidoa where parliament is protected by Ethiopian troops, and Baladwayne near the border where Addis Ababa garrisons soldiers. That is a remarkable turnaround from the end of 2006, when allied Somali-Ethiopian troops chased the Islamists out of Mogadishu after a six-month rule of south Somalia, scattering them to sea, remote hills and the Kenyan border. The Islamists regrouped to begin an insurgency that has killed nearly 10,000 civilians. Military discipline, grassroots political work, youth recruitment and an anti-Ethiopian rallying cry have underpinned their return, analysts say. With the Islamists split into many rival factions, it is impossible to tell if an offensive against Mogadishu is imminent. Analysts say Shabaab and other Islamist militants may not want an all-out confrontation with Ethiopian troops, preferring to wait until Addis Ababa withdraws forces. WORLD "NUMB" TO SOMALIA Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi is fed up with the human, political and financial cost of his Somalia intervention, but knows withdrawal could hasten the fall of Mogadishu. The insurgents may also resist the temptation to launch an offensive on Mogadishu until their own ranks are united. "Opposition forces at the moment are internally debating whether or not it's time for a major push," the diplomat said. Meanwhile, the rebels attack government and Ethiopian targets in the city seemingly at will. Of late, they have also been hitting African Union (AU) peacekeepers, who number just 2,200, possibly to warn the world against more intervention. Estimates vary but experts think Ethiopia has about 10,000 soldiers in Somalia, the government about 10,000 police and soldiers. Islamist fighter numbers are fluid but may match that. The Islamists' growth in power has gone largely unnoticed outside Somalia by all but experts. For the wider world, Somalia's daily news of bombs, assassinations, piracy and kidnappings has blurred into an impression of violence-as-usual. Even this week's horrors, including shells slicing up 30 civilians in a market, registered barely a blip outside. "The world has grown numb to Somalia's seemingly endless crises," said analyst Ken Menkhaus. But "much is new this time, and it would be a dangerous error of judgement to brush off Somalia's current crisis as more of the same," he said. "Seismic political, social, and security changes are occurring in the country." The United Nations has been pushing a peace agreement in neighbouring Djibouti that would see a ceasefire, a pull-back of Ethiopian troops -- the insurgents' main bone of contention -- then some sort of power-sharing arrangement. Diplomats see that as the main hope for stability, and moderates on both sides support it in principle. But Islamist fighters on the ground have rejected the process, and negotiators failed to agree on details last week. A U.S. expert on Somalia, John Prendergast, said the world had taken its eyes off the conflict at its peril. "Somalia truly is the one place in Africa where you have a potential cauldron of recruitment and extremism that, left to its own devices, will only increase in terms of the danger it presents to the region, and to American and Western interests." One effect of the conflict impinging on the outside world is rampant piracy off Somalia. Gangs have captured some 30 boats this year, and still hold a dozen ships with 200 or so hostages. The violence is also impeding relief groups from helping Somalia's several million hungry. Foreign investors, interested in principle in Somalia's hydrocarbon and fishing resources, barely give the place a second thought in the current climate. -
hadhwanaag 2008-09-24 (Hadhwanaagnews) London (HWN) 25-09-2008 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo beryahanba socdaalo ku kala bixinayay dalal ka tirsan qaaradan Yurub imikana ku sugan Magaalada London ee dalkan Britain ayaa waxa uu maanta kulamo isdaba joog ah kula yeeshay huteelka uu degan yahay masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Magaalooyinka London, Bristol, Cardiff, iyo Sheffield, iyada oo sidoo kale uu Madaxweynuhu kulamo sidan oo kale ah la yeeshay masuuliyiin ka socotay Xisbiyada Qaranka ee Somaliland gaar ahaan Xisbiga UCID iyo Xisbiga UDUB. Tafatiraha Somali Voice Kaysar Cabdilaahi oo Madaxweynaha salaan sharaf maanta ugu tagay huteelka uu ka degan yahay London isla markaas ka qayb galay kulamadaas qaarkood ayaa warbixintan inooga diyaariyay kulamadaas: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale oo ilka cadaynaya ayaa kasoo degay qaybta sare ee huteelka ee uu deganaa waxaana uu salaan ku bilaabay dad badan oo hor dhoobnaa goobta kulanka oo sugayay inay la kulmaan Madaxweynaha, iyada oo aad arkaysay dadku inay aad u xiiseynayeen aragtida Madaxweynaha. Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha oo si firfircoon u kala horayay dadka huteelka gudahiisa joogay ayaa dadweynaha u sheegay in Madaxweynuhu uu diyaar u yahay inuu la kulmo dadkiisa, waxaana uu ka codsaday in ay si koox koox ah ula kulmaan Madaxweynaha maadaama ay wakhti badan qaadanayso hadii qof kastaa uu doono in uu si gaar ah uu Madaxweynaha ula kulmo, taasi oo dadka madasha joogayna ay aad ugu garaabeen. Ugu horrayn Madaxweynuhu waxa uu kulan gaar ah la yeeshay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UDUB gaar ahaan Gudiga Fulinta ee Xisbiga UDUB ee dalkan UK, waxaana kulankaasi oo muddo saacad ku dhow qaatay ay Madaxweynaha iyo xubnaha Xisbigiisu ka wada hadleen arrimo u gaar ahaa xisbigaasi oo la xidhiidhay kobcinta xisbiga iyo sida uu xisbigaasi ugu diyaar garoobayo doorashooyinka fooda inagu soo haya. Shirkaas ka dib waxa uu hadana Madaxweynuhu la kulmay Masuuliyiin ka socotay magaalooyinka London, Bristol, Cardiff, iyo Sheffield waxaana uu uga warramay xaalada guud ee uu imika dalku ku sugan yahay “ Anaga masuuliyada na saarani waa inaanu dalkayaga u shaqayno oo aanu garaacno albaab kasta oo aanu u aragno in dani ay noogu jirto, ka nasan mayno inaanu qadiyadeena gaadhsiino meel kasta oo aanu gaadhsiin karayno” ayuu yidhi Madaxweyne Rayaale oo hareeraha ka fadhiyeen Wasiirka Maaliyada Mudane Xuseen Cali Ducaale (Cawil) iyo Safiirka Somaliland u fadhiya UK Mudane Aadan Muuse Jibriil. Madaxweynaha oo oo dadka madasha joogay la hadlayay waxa uu tilmaamay sida ay lagama maarmaanka u tahay in bulshada Somaliland ee qurbaha ku nooli ay ugu middoobi lahaayeen sidii ay qadiyada Somaliland uga dhaadhicin lahaayeen dalalka ay joogaan, isla markaasna gacmaha ay gacmaha isu qabsan lahaayeen ee ay uga qayb qaadan lahaayeen dib u dhiska iyo horumarka dalkooda hooyo ee qaaliga ah ayuu yidhi Madaxweyne Rayaale. Wasiirka Maaliyada Somaliland Mudane Xuseen Cali Ducaale oo isagu kulamo gaagaaban si gaar-gaar ah ula yeelanayay dadka reer Somaliland ee soo booqanayay huteelkan ay wafdiga Madaxweynuhu ku sugnaayeen ayaa mar uu kulan gaar ah la yeeshay Masuuliyiin ka socotay Jaaliyada Somaliland ee Bristol oo ay ka mid ahaayeen Caaqil Maxamuud Cade Gude, Oday Cabdi Gamuute, Axmed Ducaale Qambi, Axmed Naasir Xirsi Maxamed iyo Kaysar Cabdilaahi ayaa waxa uu wasiirku tilmaamay in dawlada Somaliland ay xoogga saarto sidii uu dhaqaalaha Somaliland u noqon lahaa mid deggan, waxaa kale oo uu tilmaamay in dhaqaalahan hoos u dhacay ee dunida imika ka jiraa uu saamayn balaadhan ku yeeshay Somaliland, hase yeeshee wasiirku waxa uu tilmaamay in dadweynaha reer Somaliland ay yihiin qaar iimaan qaba oo Allahooda isku xidha una sabrra dhibaato kasta oo soo waajahda, iyaga oo caado ay u tahay reer Somaliland inay dulqaad iyo dedaal kaga gudbaan dhib kasta oo soo waajahda, waxaana uu sheegay in dhawaan laga gudbi doono dhaqaale xumada dalka ka jirta, taasi oo uu tilmaamay in Somaliland ay la qabto dalalka kale dhaqaalo xumidan imika dunida ka dhacday. “ Dalalka Afrika miisaaniyadooda waxa la kabaa ugu yaraan inta u dhaxaysa 40% waxaanay dunida ka helaan caawimo malaayiin ah, Somaliland ma jirto miisaaniyad ay aduunyadu naga kabto ama dhaqaale nala siiyaa, hase yeeshee waxaanu isku filaysiinaa waxa aanu dalkayaga kala soo baxno anaga oo garabsanayna dadweynahaga geesiyiinta ah, waana taas guusha Somaliland ay ku faani karto ee ay kaga duwan tahay afrikada la taageero ee hadana daalaa dhacaysaa” ayuu yidhi wasiirka Maaliyada oo ay kalsooni badani ka muuqatay. Dhinaca kale waxa uu Madaxweynuhu kulan gaar ah galabta la yeeshay Safiirrada Somaliland u jooga dalkan UK Mudane Aadan Muuse Jibriil, Wakiilka Somaliland ee Ireland Mudane Cabdifataax Siciid Axmed Iyo Safiirka Wareega Mudane Aar, Shirkaasi oo uu gudoominayay Madaxweyne Rayaale waxaa goob jog ka ahaa wasiirka Arrimaha Debada Mudane Cabdilaahi Maxamed Ducaale iyo Wasiirka Maaliyada Mudane Cawil, waxaana uu Madaxweynuhu ku boorriyay safiirradaas uu la kulmay inay dardar galiyaan hawlahooda siina laban-laabaan dedaalkooda. Kaysar Cabdilaahi Tafatirka Somali Voice www.thesomalivoice.co.uk
-
what about Xaqul Ciid ??? ,,,,, I miss that one intaan weynaaday ,, was much fun markii ciyaalka la ahaa ,,,,,
-
nuune, nothing is better when you sit and watch the Major and Mini fighting in front of you ,,,,, Hello everybody ,,,, how is the day. It is too damn HOT here today ,, or i'm not sure if it is me who is hot.