
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Good job Mr. Adam ,,,,,,,, I agree with A&T, that guy should not be given that much attention. I've seen many responses on the net both in Somali and English.
-
Al Shabaab Clan Courts on verge of war?? utter failure
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: This is the funny part.... quote: Al Shabaab reportedly expelled Islamic Courts fighters from the Jubba regions, including the port city of Kismayo, as the internal dispute worsened. In response, the Islamic Courts "barred" al Shabaab from using Mogadishu's Bakara Market, which the Somali government has long accused of being a major base for insurgents. Barred from the Bakara, thus its trrue the mortars come from there? Comedians and utter ******.. So why still shelling the market if they are not there ?? -
it is 3:30pm here and i have an exam at the Uni at 4pm ......... not sure if i have to work or read for the exam. I forgot what i read last night ,,
-
Niyow mooji ,, ask me about Borama xagaasaan jiraye
-
Cut them off niyow ,,,, they're too long
-
Hambalyo ........
-
Ok ,, just finished the story ,,, looooooool , after disposing the pile of seven condoms they used in the course of the passionate night. Inaalillaahi ,,,, :confused: “Sheikh, Asalaamu calykum” “I don’t speak Arabic. Sorry” The Sheikh told him. “How come?” he inquired, little bit irritated. “I am Sikh. I am Indian.” POLICE ON THE LOOK OUT FOR AL-SHABAB- AL ISLAMIYA OPERATIVE IN ADDIS ABABA. ....... How typical Typical
-
always ,,,
-
Greater than your uncle ??? ,,
-
Ministry of Finance Officially Opens its Branches in Lasanod
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Kastamkii Bariga magaalada Laascaanood oo maanta si rasmi ah loo furay Waxaa maanta si rasmi ah lo furay kastamkii barriga ee magaalada Laascaanood ayaa kaas oo laga soo raray magaalada Caynbao ee oo horay u ooli jiray kastamkaasi muddo sanooyin gaadhaysa waxaana magaalada Laascaanood loogu soo raray kadib markii xafiiska maaliyada ee magaalada Laascaanood Gobolka Sool si rasmi ah loo furay. Kastamkan maanta sida arsmiga ah looga furay Barriga magaalada Laascaanood ayaa waxaa goob joog ka ahaa markii la furayay Masuuliyiinta Gobolka,Degmada iyo waliba kuwa maaliyada ee Gobolka Sool kuwaas oo dhamaantood si wayn uga mahad celiyay furitaanka xafiiskan cusub ee sida rasmiga ah looga furay bariga magaalada Laascaanood kaas oo ay xuseen in dhaqaale badan uu soo gelin doono Gobolka. Saraakiil ka tirsan wasaarada maaliyada ee Gobolka Sool oo mar aan wax ka waydiinay sida ay ula jaan qaadi karaan hawlaha baaxada leh ee hortaala iyo sharci la'aanta baabuurta faraha badan ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa waxa ay noo xaqiijiyeen inay jirto qorshe muddo dheer laga soo shaqaynayay kaas fakar fara badana ku baxay kaas oo ay hadda ku shaqayn doonaan. Sidoo kale mar uu shabakada afnugaal xidhiidh dhanka Telephone-ka ah uu la soo sameeyay Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa waxa uu sheegay inuu si wayn ugu mahad celinayo wasaarada maaliyada ee Gobolka Sool furitaanka ay fureen kastamka bariga ee magaalada Laascaanood kaas oo qaadi doona canshuuraha barriga ee Gobolka taas oo soo gelin doonta maaliyad geli doonta isla Gobolka isagoo xusay inaysan dhici doonin lunsasho lacageed sidii maamulkii hore lacagtuna ku bixi doonto sifo sharci ah. Sidoo kale isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu xusay in canshuurta Gobolka lagu dhisi doono sariibada tan haddana la dumin doono si loo waynaysiiyo dadkuna si caadi ah wax ugu iibsadaan isagoo sidoo kale sheegay in canshuurta Degmaduna lagu qaban doono bilicda magaalada iyo iyo jidadka iyo waliba sidii loo furi lahaa suuqyo cusub oo dadku ku ganacsadaan. Hadaba waa markii ugu horayasay ee la furo kastamkan bariga ka xiga magaalada Laascaanood kaas oo ka hawlgali jiray magaalada Caynabo oo laguna canshuuri jiray baabuurta iyo agabka kale ee ay wadaan ee kasoo gala dhanka Puntland inkasta oo hadda waxa ka danbeeyay lagu canshuuri doono kastamka magaalada Laascaanood. Afnugaal News Desk -
Waayo sxb ?? ,, The battle is among the parties and each is trying to score the major points. Since the KULMIYE's assembly, things slightly changed for the UDUB. let's wait and if UDUB manage to keep that and score more during their assembly. That should be hotter and more controversal weliba. If it ever happens ,,
-
It is not a short story ,, i printed it out and it is like 3 pages ,,,, Lemme try to read bal during the lunch time ,,,
-
looool ,, yes you can buy a good land and it is not expensive weliba. I'm thinking of buying some very soon Insha Allah ,,, i'll make it a place for all SOL members
-
loooool ,, I'm glad that was not you ,,, remembering the smell still makes me disgusted after some 21 years ,,,
-
,,,, Nice story man ,,, That Xawaalad guy should be fired ,,,, Reminds me of a story happened here few months back ,,,, a wife of a well-known sheikh came to buy some new furniture for her house. They guy at the shop explained the stuff he has and recommended some nice stuff. He said Hebel (her husband) bought this last week and he liked it. The woman shocked asked when ,, he said that day so and so ,,, she asked if he is sure about this and he confirmed. She then asked why he came here personally to buy those stuff and he said yeah he was not alone, he came with his new wife and they were preparing for their wedding ,,, The poor guy doesn't know who da hell he is talking to but gave her all the details he knew ,,,,,, Somalis are always talkative
-
I remember sometime back when i was young ,, i had this terrible fever and i passed out that made my family members think i'm going to die. They all went out crying but thanks to those Oroms of our neighbours ,, they took me to their Sheikh (Sheekh Biliso) and he put me in a room, wake his Xer up, distributed Qaad and Sigaar among them then said something in Afaan Oromo. They started chewing (that was around 2am) and putting all their Saliva with the remanants of their Khat on me ,,, they removed my shirt so that they could make sure all their calyo is on me ,,, you cannot imagine the smell ,,,, I was forcefully OKEY ,, i came back home walking and sheekayning ,,,,
-
Dad loo tashaday oo weli is cunaya ,,,,,
-
-
SDWO (Sheekh 04/10/08) Sheekh waa magaalo ku taal dhul buuralay ah oo ay ku wareegsanyihiin buuro dhaadheer,waxaa ku taal Buurta Sheekh oo aad moodo jidkii siraad marka aad hoos marayso oo indhahaagu hadba dhinac daymada buurahaas dhaadhee ay ku dawakhayaan sidda layaabka leh ee loogu sameeyey laamiga ku wareegsan ee kala sareeya. magaalada Sheekha waxaa a ku taal badhtamaha Somaliland oo ah saddex gobol dhexdood oo istaraataji ah.magaalada Sheekh taariikh ahaan waa magaalo qadiimi ah oo ay ku duugan yihiin aataar qadiimi ah,iyadoo ay jiraan goobo caana oo ku yaal duleedka magaalada oo ay ka muuqdaan taariikh ka turjumaysa raadka fog iyo taariikhda soo jireenka ahaa ee magaalada Sheekh,waxaana ka mid ah goob caana oo loo yaqaan FARDOWSA. magaalada Sheekh waxaa ay caan ku tahay dhinaca waxbarashada,taas oo badhtilmaameed u ahayd dadyowga af-soomaaliga ku hadla oo dhan,waana goob ay ka qalin -jebiyeen ileyska iyo aqoonyahano badan oo Somaliland iyo Somalia-ba u dhashay,waxaana lagu tilmaamam shamacii aqoonta,waxaa wax ka soo bartay kumayaal dad oo dalka magac iyo maamuusba ku leh. waxaa xusid mudan in hoosta laga xariiqo in Sheekh ahayd Caasimadaii ugu horeysey ee Somaliland iyo xaruntii maamulka ee wakhtigii guumaystihii Ingiriisku dalka joogay. magaalada Sheekh waa goob ku wacan dhinaca dalxiiska oo markasta ay niyadaadu jeclaysanayso cagaaka dulsaaran Buuraha ku wareegsan magaalada oo u muuqda qaar aan wakhti keliya isbedlin,waana dhul cimilo ahaaan qabow u badan isla markaana nasiib u helay in roobab badan oo dalka intiisa kale aan ka di'ini ay helaan inta badan,runtiina waa goob muuqaalkeeda billicsani uu soo jiidan karo dalxiisayaal badan. dhinaca wax soo saarka magaalda Sheekh waxaa ku yaala beero ay ka baxaan qaybaha kala duwan ee midhaha iyo wax-saarka kaleba,hase yeeshee waxaa ay Sheekh caan ku tahay saytuunka oo reer Sheekh ay aad u beertaan. magaaladda Sheekh waxaa ay aad u dareemaysaa baahi badan oo dhinaca caafimaadka ah,iyadoo ay hoos yimaadaan 23 tuulo kuwaas oo qofkii ku dhaawacma loola cararo Berbera ama Burco,iyagoo u cadilan,waxaana ku yaal Cisbtitaalkii caanka ahaa ee looga iman jirey Gobbolada Somalia,hase yeeshee wakhtigan aan shaqayn badankiisana lagala baxay alaabooyinkii qaaliga ahaa ee yaalay,isla markaana qaybo badan oo ka mid ah degan yihiin reero. Dawladda Somaliland ayaan iyadu mar qudha muujin dareen ama dhaqdhaqaaq wax lagaga qabanaayo Cisbitaalkaas weyn ee aan shaqayn,siddoo kale dadweynaha Deegaankaas ee gudaha iyo debbedaba ayaanay haba yaraatee ka muuqan wax dedaala oo ay ugu jiraan siddii loo hawl-gelin lahaa Cisbitaalka.sidda ay ii sheegeen dadweynaha ku dhaqan magaaladu waxaa wakhtiyadii hore cisbitaalka gacanta ku hayn jirey dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee IMSF iyio dawladda Ruushka.
-
Hargeysa(Geeska)- Wefti ka socday Milatariga dawladda Maraykanka ayaa safar gaaban ku yimid magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Weftigaas oo watay diyaarad gaar ah, waxa ay madaarka Hargeysa ka soo degeen barqadii khamiistii doraad, waxaana madaarka ku soo dhaweeyay masuuliyiin sare oo ka tirsan xukuumadda Somaliland. Ma jiro war rasmi ah oo ay xukuumadda Somaliland ka soo saartay safarka weftigaas, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in weftigan oo ka koobnaa afar xubnood ay Hargeysa ku dhaxeen habeen hore, iyagoo subaxnimadii hore ee shalayna ka kalahay madaarka Hargeysa. Sida ay wararku sheegeen xubnahan weftiga ahi waxa ay kulamo la yeesheen masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland, gaar ahaan hay’adaha qaabilsan dhinaca amniga qaranka. Inkasta oo aan la ogayn waxyaabaha ay ka wada hadleen haddana waxa la filayaa in wada hadalkoodu la xidhiidhay xaaladda amni ee guud ahaan gobolka Geeska Afrika, iyo gaar ahaan arrimaha xaasaasiga ah ee xilligan mandaqadda ka taagan sida budhcad badeedka maraakiibta iyo doonyaha ka ugaadhsata Xeebaha dalka Somaliya ee deriska la ah Somaliland. Maaha safarkii u horeeyay ee ay saraakiil ka tirsan ciidamada Maraykanku ku yimaadaan magaalada Hargeysa, waxaana laga warqabaa in Maraykanka iyo Somalilandba uu ka dhexeeyo xidhiidh wada shaqayneed oo la xidhiidha dhinacyada amniga iyo horumarinta Dimuqraadiyadda. Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhawr jeer sheegay inuu Maraykanka ku casuumay sidii uu saldhig Milatari uga samaysan lahaa magaalada Berbera oo ah goob istaraataji ah, “Waanu soo dhawaynaynaa Maraykanka oo waxaanu ku casuunay inuu dib uga samaysto saldhig Milatari magaalada Xeebta ah ee Berbera, sidii uu wakhti hore ugu lahaan jiray.” Sidaas waxa dhawr bilood ka hor yidhi Madaxweyne Rayaale. Hase yeeshe marna wax jawaab ah oo ku saabsan martiqaadka Madaxweyne Rayaale, lagama maqal dhinaca dawladda Maraykanka.
-
Just in case you are interested ,,,,
-
Since diplomacy is “the art and practice of conducting negotiations between representatives of groups or states” according to Wikipedia, one would assume that a diplomat is a representative of a group or state. Independent Diplomat is a non-profit organization that is trying to live outside that definition. Their mission is to provide the knowledge and experience of long time diplomats to countries that are disadvantaged or marginalized to the point that they don’t have the resources to effectively practice diplomacy. Started by a former British diplomat, Independent Diplomat has worked with nations that include Somaliland, Western Sahara, Kosovo, and the Turkish Republic of Northern Cyprus to prevent and resolve conflict. They’re kind of like management consultants for diplomacy. Working for Diplomacy If you majored in International Relations, you’re probably already really excited about the possibility of a job with Independent Diplomat. They’re a unique organization that takes a very different approach to foreign affairs. They are currently looking for a Program and Development Assistant in their New York City office. This position is closely intertwined with the Executive Director and the Director of Development, and requires someone who is truly committed to changing the practice of diplomacy. There are certainly some administrative tasks involved with this job, but there’s also a lot of room to grow and learn. You can find an extremely thorough job description here. This is the only job that Independent Diplomat currently has that looks well suited to new college grads, but it seems like a perfect fit. To apply you should send an e-mail to newyork@independentdiplomat.org with “Program and Development Assistant” in the subject line. Your e-mail should include: a cover letter of no more that one page stating why you are interested in the job and why you believe you are qualified for it; a resume of no more than 2 pages; a sample of your writing of no more than 2 pages; and contact details for 2 references for whom you have worked in a professional capacity and who are willing and available to be contacted. MORE INFO
-
First meadow voles... but could men be next?
Jacaylbaro replied to Warrior of Light's topic in General
how about the cheating women ?? -
SUBAX WANAAGSAN ,,,, CIID MUBARAK Haye maxaa iga dambeeyay ,,, yaa nool yaa dhintay ?