Qac Qaac

Nomads
  • Content Count

    2,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Qac Qaac


  1. nin reer xamar aa wuxuu tagay, magaalo ka mid ah, magaalooyinka waqooyiga, marka nin kaan wuxuu rabay in uu iibsado ama gato shaah nooh.. laakiin problem ka wuxuu ahaa waala is fahmi waayay nooh..

     

    wuxuu ku dhahay ninka maqaayadda leh, ama biibitida adeero shaah ha dhalada iigu shub, meaning pour it in the bottle.. raggaan marka dhalo waxee u yaqaan, bidaarta nooh.. marka duqa waxaa lagu dhahay, ina adeero ma hubtaa dee, shaaha wuu kulul yahaye ma dhalada baa kuugu shubaa.. kan reer xamarka wuxuu dhahay haa nin yoho, dhalada iigu shub.. kii kale wuxuu dhahay waa tahay hee, marka ninkii odayga ahaa shaah kulul aa looga shubay bidaarta, meesha dagaal aa ka dhacay marka lol..


  2. Hibo, abaydiis gaas gaal gaalka iska dhigaayay weeba ku fiicantahay in ee saas ku dhacday, maxaa tiri mintida tooreey camal uu isticmaalay aa lool..

     

    let me guess hee mintida was on the right side, and the fork and spoons where on the left, drinks are on right.. am i right... doesn't matter if u eat with ur left hand, coz is not the ettiquets to eat or to put the spoons or the fork on the right side.. am not saying u would do that..Hibo, marka ha igu xanaaqin, i am just proving some marax point nooh.


  3. idinka haddii power la idin sii lahaa, culture ka soomalinimada dhan waa badali laheedeen aan umaleen.. into what ever country u guys are in... everything looks good to u guys, except urs, ur own ppl things, and culture.. marax iga dheh..


  4. Do I see somali guy defending America.. looooool

    waraa waad hilmaamtay miyaa, in aad shalay timid wadanka..

     

    buddy stop watching a lot of cnn u know the most trusted network lool..

     

    Somerican, can i ask u this, aren't the americans are the ppl that come to june in canada to ski