Jaylaani

Nomads
  • Content Count

    1,376
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jaylaani

  1. Jaylaani

    Kadra

    Originally posted by Valenteenah: quote:Originally posted by Jaylaani: That was her best picture haye...that "THING" is ugly as he.ll. Naagaaha foosha xunxunle maxaa DIINTA laga siiyaa? ^ Guess that's what they call a brain fart. :rolleyes: Wonder why we are so fixed on people's looks? Somalis, ey? You can sugar coat all you want. The chick is ugly!. And the fact that she had the nerve to bad mouth Islam makes her even UGLIER. Now what?
  2. Originally posted by me: quote:Originally posted by Jaylaani: Somaliland is playing the same game. Is this a game to you? there are people dying and you see it as entertaintment? Game isn't all about balooni ee bal saaxiib u kaadi. I was talking about the political strategy game... It’s called figure of speech, metaphor… GOD …dadkan xagee wax klagu soo baray.
  3. ..and than Siyad bare and his qabiil tactics government came to power and hell broke loose! Waxaan saan ahaan jiray waxaa ka muhiimsan waxaasaan maanta ahay. Riyadii quruxda badanayd waxaa ka dambeeyey hoog iyo halaag. Djibouti saw that in 77 and said h.ell nooo! good for them.
  4. Dagaal, dagaal..dhiig dhiig ...sheekadii way so dhamaatay. Saaxiibayaal, the locals made the decision to do what is right for them and thier kidz. That region is the least developed region. They need to get ahead and get better and Somaliland is willing to help them to acheive just that. Bah..bahdi iyo anaaqabiil wadaagna waay soo dhamaatay. Hadii qabil qaran lagu dhisaayo inay reer garaoowe xamar tagaan waa qalad. Waxaa xamar idin geeyay waxa weeyaan waxaad wadaagtaan wadan danbaana idinka dhaxaysaa. Somaliland is playing the same game.
  5. Jaylaani

    Kadra

    That was her best picture haye...that "THING" is ugly as he.ll. Naagaaha foosha xunxunle maxaa DIINTA laga siiyaa?
  6. "Geedi tells his clan give up looted properties.. " How insulting is that statement. Waxa yaa sida wax loo qoro baray! Duke, Are you suggesting the honorable PM's clan are al thieves?
  7. Golaha midnimada iyo badbaadada beesha Mudulood oo maanta Muqdisho looga dhawaaqay Kulan ay isugu yimaadeen xubno isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano iyo waxgarad kala duwan oo ka tirsan beesha Mudulood, loogana soo horjeeday kulankii ay ka qeyb galeen xubnaha dowladda ee ka soo jeeda beeshaasi oo bartamihii todobaadkan lagu qabtay hotelka Lafweyn ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo kulankaasina looga dhawaaqay gole la sheegay iney leedahay beesha Mudulood oo la magac baxay golaha midnimada iyo badbaadinta beesha Mudulood. Golahan oo Guddoomiye loogu doortay siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa 100 xubnood oo ka qeyb galay kulankaasi lagu taageeray dedaalada nabadeed ee odayaasha beelaha ****** ay ka wadaan magaaladan Muqdisho waxaana qodobo gebagebadii kulankaasi laga soo saaray lagu cambaareeyey xasuuqa iyo dagaalada ciidamada Itoobiya ay ka wadaan magaaladan Muqdisho. C/llaahi Sheekh Xasan oo ah guddoomiyaha cusub ee golaha midnimada iyo badbaadinta beesha Mudulood ayaa sheegay isagoo kulankaasi ka hadlayey ayaa sheegay xubnaha ka qeyb galay kulankii Hotelka Lafweyn ay ahaayeen dad taageersan dowladda federaalka oo isla markaana aaney aheyn kuwo metela kuna hadli codka beesha Mudulood, wuxuuna tilmaamay in kulankasi uu keenay dagaalada ka soconaya qeybo ka mid ah woqooyiga magaaladan Muqdisho, isagoo ugu baaqay dowladda Itoobiya iney ciidamdeeda kala baxdo Soomaaliya. Xafiiska Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  8. Lo@xamar is under control of the TFG..And then you wake up! P.S. garoowe iyo Bosaaso ayaad ii sharaxaysaa miyaa
  9. Of course I didn't capture anything. Halkaanaaban ka fadhiyaaye maxaan qabsan karaa. The locals made a self determination...
  10. ^^Maxaa mugdisho sidoo ku doodayay reer butland baanu nahay and we will be united against Somaliland. You didn't say Somalis will unite against Somaliland. Like I said. waxoo nasasho aha ayaagd u baahan or better yet, lets wait the TFG/Xabashis to massacre more innocent people in Xamar so you can SMILE proudly
  11. ^^wax iskula hadh baanku idhi qosol gariirkana iska daa nin wayn baad tahay. Xamar iyo xaaladeeda habarta tuulo joogaa og. Miyaad hadal wa ku badali kartaa. I have been doing just that and see where you're now... defeated and disappointed!
  12. ^^ Marna Somaliweyn baan doonaya maran butland boyz will be unified don't go together saaxiib. I think too much so jeed iyo jaadki kulaala ee londonbaa wax ku yeelay. Take a rest.
  13. Reer Butland waayo. Waaryaa the locals made the decision to kick reer bosaaso back to garoowe. Qabiil shyt ain't getta cut it.
  14. ^^Don't act like you haven't seen it before. At least they're keeping it real.
  15. Dadka qaarbaa dis odhanaysaa ta maskaxa waa laga soo yara daba tuuray.
  16. Suntii ayaxa. He is a hero because he was arrested by simply trying to clean up the general hospital of Hargeisa. He didn't shoot, kill or cross the border to Ethiopia. If that isn't a hero....
  17. Fanisha, I didn't say anything about the SNM in my responds. The SNM were not angels. They were rebels fighting under extreme circumstances. I'm sure they did certain things wrong. I'm sorry if you lost somebody in the hands of the SNM. P.S. what is xanaa banaa?
  18. WAA LAYSKU HAYTRAA WIXII MADAXDA KAA DHIGAY WAA LASKU HAYSAA WAXARII AAD LAYSEEN WAALYSKU HAYTAA GURYIHII AAD BURBURISEEN WAA LAYSKU HAYTAA UBADKII IYO CARUURTII WWA LAYSKU HAYSTAA AXMAARADII ADKEENTII WAA LAYSKU HAYSTAA JACDA KUGU DHICI DOONTA WAA LAYSKU HAYSTAA HALKAAD QAXOOTI KU NOQON DOONTANA WAA LAYSKU HAYSTAA WAA LAYSKU HATSYAA WIXII MADAXDA KAA DHIGAY WAA LAYSKU HAYSTAA
  19. Jacylbaro, ILAAHAY ha u naxariisto dhamaantood ILAAHAY baa ka abaal marin qofkii gardarada ku laayayna ciqaabtiisa tusi doonaa. BTW, don't even try to reason with these catz. They're applauding the same activities, which are currently taking place in Mogadishu. …cowards! At least these low life evil individual were defeated and we get our land back...
  20. Originally posted by Alisomali: Jaylani or whatever your name is, have you looked at this bile faced baffoon's hair. He has no place to be talking about no one's hair. Oh but wait, his a white man talking about black women, and white men are higher beings in your eyes. YOU WORSHIP THEM (white people) DONT YOU? DISGUSTING I'm sorry man if I hurt your feelings. I didn't say anything about color or race. All I said was they looked horrible. Tennessee girls were black too so race has nothing to do with it. BTW, I did say he didn't have to say it like that. The HO part was out of line. Fanisha, Rutgers is no Ivy League school sister. These girls could be inelegant. Their academic capability is not being debated here. We’re talking about their image on national TV. These girls looked like they didn’t shower for days. Being black or intelligent has nothing to do with it. Isn't a crime to say NAAGO FOOL XUN BAY AHAYAAYEEN...c'mon y'all
  21. That was funny. You know Samater looks like a cartoon some times.
  22. Guulwadayashii dawladi siyaad bare ka hadhaa darajo soo wada xidhay... Midbaan arkay GAASHAAN iyo 3 xidigood leh. I don't think even Xuseen Kulmiye (the highest police official in Somali History) was decorated that much.
  23. Is that why so mess up in the head. They gave you nightmares haye.