-
Content Count
17,663 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
-
Sacuudigaan cusub Muslimiintii ayee imtixaan u noqdeen. If they only even directed 10% of the negative energy towards to the real enemies of Islam and Muslims than they have against their own Muslim brotherly nations. If only.
Waxee u muuqataa Sacuudiga iyo their Iimaaraad cohorts inay ku qanacsanyihiin Qudus la iska qaato because the animosity they have against Iiraan and Turkiga is too strong.
-
1
-
1
-
-
QuoteThe projected 30 M per year from flights that use our air space is not reflected in our 2018 budget
The budget was passed before this was officially handed over. Dah. But if it makes you very happy inay hawadeena shisheeye iska sii maamulaan, lacagtana iska cunaan, si fiican ugu seexo; but the fact is from yesterday hawadeena Xamar baa laga maamulaa, iska dhagatir/indhatir or not, waana guul Soomaaliya iyo Soomaalida dhan u soo hoyatay.
-
8 hours ago, anoo kale said:Let me guess you were not a good test taker in school mma
you hardly read anything, just reply what comes to your mind
Widaay, adigaaba isgaranwaa kugu dhacday. You are attacking cabdi names, whether you call it why we use only 'cabdi' as naaneys. Remember cabdis are not full names, only naaneys, sometimes becoming magacyo caadi ah.
Anyway, you also wrote:
QuoteSomalis are the only Muslim community that use this weird name too
And we told you Muslimiinta kale wey isticmaalaan ee Soomaalida bas ma'aha.
-
5 hours ago, Holac said:Is that even a Somali name?
I think it is a clan name, according to Odey Guugal.
Poet, reerkaaga wey abtirsadeen see camal.
-
1
-
-
6 hours ago, Holac said:Maakhiri, Caydiid was all the above you said in the end, but this speech gives some perspective.
What if Manifesto allowed Caydiid to run the country? Would the country be in such a terrible situation today?
Maxaa Siyaad Barre loo erye haddii Caydiid laga dhigaayo madaxweyne in a few months. Ma istaahilin inuu madaxweyne qaran noqdo ninkaas and his actions proved it so. He had no plan whatsoever to be a president, either. His undisciplined militias bililiqo waxee ku bilaabeen all xarumihii dowladda lahayd, from warshadihii, wasaaradihii to xarumihii ciidamada militari, wax la dhaafay ma lahayn, no document saved. No foresighted plan to install militias and guard such national places.
They looted, ignorantly believing as though Siyaad Barre family or clan personally owned them. Compare what happened to Itoobiya in that same year when Mingiste regime was removed. No government place was looted.
Xamar ayaan joogay in the years of 1991-1992 when his militia ay Xamar - magaaladaa aad u jeclaa - dhulka la simeen, specially xaafadeena oo waagaas loo bixiye Bermuuda.
-
1
-
-
20 hours ago, anoo kale said:You did not read my post it seems.
A common problem with Somalis
Re read it.
Waraa, I am the last Soomaali person who will advocate Carab names. Heck, I gave my kids pure Soomaali names. Laakiin cabdi ma'aha magacyo Carbeed. Magacyada cabdi waa magacyo Islaamka ah, along with magacyada nabiyada iyo asxaabta.
-
Who will return swiftly back to Minnesota or Muqdisho and very disappointed, lashing. I am of course talking about the two dear, wise, well-learned, very knowledgeable, erudite, scholarly and, of course, giant intellectual scholars of Soomaaliya: Axmed Ismaaciil Samatar and Cali Khaliif Galeyr.
It seems like the wheels of disappointments are already set in motion.
QuoteCali Khaliif Galeyr oo fariin u diray madaxweynaha cusub ee Somaliland
Khamiis, Diseember, 28, 2017 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Khatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa fariin u diray madaxweynaha cusub ee Somaliland, isaga oo ka dalbaday in la fuliyo heshiiskii maamulkiisa uu la gallay xukuumadii Siilaanyo.
Wuxuu sheegay Cali Khaliif Galeyr intii ay socotay ololaha doorashada madaxweynaha Somaliland in ay is arkeen Saddexdii Musharax ee u tartamaysay xilka Madaxweynaha Soomaaliland.
Sidoo kale Cali Khaliif ayaa sheegay Madaxweynaha cusub ee Soomaliland Muuse Biixi Cabdi uga fadhiyaan dhaqan gelinta heshiiskii ay wada gaareen Maamulada Khaatuma iyo Soomaaliland.
Cali Khaliif ayaa ku tilmaamay Somaliland-ta cusub in ay tahay mid aan loo dhameyn loona baahan yahay in la sameeyo Cadaalad iyo sinnaan, isaga oo sidoo kale ugu baaqay in laga wada shaqeeyo Xasiloonida degaanada Somaliland.
I will give them three months, tops.
-
Cabdi hal magac ma'aha. Magaca cabdi sagaashan iyo sagaal magac ayuu matalaa, marka caadi (err, cabdi) iska dhig. Plus it is not unique to us. Reer Iiraan also use it, albeit few and far between.
What do you suggest us to use? Ullah suffice, a la Afgaanka iyo Bakistaanta? No, dankis.
-
5 hours ago, Safferz said:Thanks everyone!! Nice to be back on the forums, it's been a minute
Hambalyo iyo boggaadin. I for a second thought you would wear a Xabashi hiddo iyo dhaqan guntiino for arooska, since you were fond of them. Just kidding.
-
1
-
1
-
-
3 hours ago, Holac said:Beautiful ceremony.
It is one of the greatest days of our country. Turkey has been there for us and stood by our country at the most vulnerable hours. We are forever grateful to the people of Turkey.
These men will shine and deliver for their country Inshallah. They will take the fight to the terrorist destroying our land and people.
But you support those who ardently try to undermine Turkiga's help in Soomaaliya, for wretched Imaaraadka for a few million dollars. Imaaraadka's blatantly attempt to stop Soomaali progress is because Turkiga is in Soomaaliya now, which it doesn't like.
-
1
-
-
4 hours ago, Che -Guevara said:Unfortunately for him, his base can keep Xamar hostage but won't propel him to the presidency. He gave some wiggle room to Farmajo and Kheyr
What he is denying, is there an audio/video out there? If it is, then his trumpism denial raad maleh.
-
22 hours ago, galbeedi said:We Somalis should not be fools.
Oromodan la inagu soo jeediyey waa in aynu iska jeedinaa oo Axmaarda iyo Tigreega ku jeedinaa.
Imisa jeer ayaa la in khiyaamaynayaa. Waar ma dadkii aanu deriska wanaagsan la ahayn 40 sano ayaa tigreegu cadow in nooga dhigay.
These Ormo were our neighbors for forty years without incident. We should not allow the Tigree to direct them against us. Period.
Sax, Soomaali Aboow are our brothers and sisters sida magaca dhigaayaba.
-
Wa caleykum salaam. Ha dhawoow.
-
1
-
-
Che, ninkaan siyaasadda ku fashilmay maxaa noogu daba wadaa. Qashinkaan badda gatay, dalkana inuu gato damcay naga daa warkiisa, baliis.
-
Uusbuur is feeling the heat. I have met him in 2012 in of those five star hotels in Nayroobi. He seemed decent enough, qof macquul ah. He even gave me his private phone number without being prompted, telling me to call him later. I never did; I didn't even bother to save his number.
Shame on him, magacii aabahiis ayuu ku ciyaaray, whom I have the utmost respect, Rabi ha u raxmadee.
-
1
-
-
On 18/12/2017 at 7:49 AM, Tallaabo said:Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/12/2017 waxaan si rasmi ah ugala noqday taageeradayda gooni isu taaga Somaliland sababtoo ah meeshu maaha meel dadku xorriyad haystaan.
For the English language speakers: Today I have officially withdrawn my support for Somaliland independence. Although I was suspicious for a long time, it has now become very clear to me that Somaliland is completely in the grip of the Ethiopian regime. The elections and other political talk shows are just a smokescreen for the real direct rule from Addis Ababa. The last evidence I needed was the rapid and serious consequences for Cabdiraxmaan Dabcasar when he naively spoke in Hargeisa about liberating the Somali region of Ethiopia. When this unfortunate situation forced me to choose between a Tigray rule from Addis Ababa and a Somali rule from Mogadishu, I decided to keep the devil I know. Good luck to the remaining secessionists.
Tallaabo, ugu dambeyntii waa aragtay xaalka uu Soomaaliya maraayo iyo Soomaalida mareyso. I am glad you have finally seen dhabta iyo dhibka Soomaaliya meesha iyo dadka wado. Midnimo, wadajirnimo, iskaashi, wada shaqeyn, midownimo ayaa xaalka Soomaaliya loogu bixi karaa.
-
1
-
-
Saan ayaa la rabaa. One down, few more to go, starting with the scared mouse that is hiding in Dubeey, kii la dhahaaye Uusbuur. Magaca aabihiisa heybada lahaa ayuu aad ugu dheel dheelay. Hadduu aabihiisa, whose daljeceylnimo was very renown, noolaan lahaa asagaaba xabsiga dhigi lahaa.
I hope to those who are jubilantly cheering this arrest for qabyaalad will equally cheer the arrest of Uusbuur when it will eventually come to.
-
On 12/5/2017 at 8:16 PM, Dahireeto said:"Since 2011, USAID has provided over $1.3 billion in humanitarian assistance and $328 million in development assistance to the people of Somalia."
Lacagtaan includes "assistance" and "humanitarian" aid provided to AMISOM, Blackwater mercenary people, folks in Xalane/Nayroobi and the likes, which is the bulk of these. Not a single dollar was directly given to any Soomaali dowlad in the last 27 years.
Only Turkiga did directly gave financial aid to Soomaali governments and directly assisted with development. Some Khaliij Carab countries periodically handed out handheld suitcases of cash, which used to disappear before it reached to Xamar.
Thanks to Turkiga, now it is changing, though. Others, including Mareykanka and Qadar, are committing hundred of millions of direct aid.
-
1
-
-
On 12/4/2017 at 9:45 PM, Instinct.Poet said:What a coincidence!
My sister was talking about your uncle a few weeks ago on a family Whatsapp group. She was sharing old pictures of the family. While looking those old pictures of us, she came across in her possession this image below taken by Cali Mataan Xaashi as it says at the back of the picture. The lady pictured is named Saciido Iidle Xasan, perhaps you might know her as well.
The family couldn't figure out, but the older ones thought she was probably an old friend of my other sister, who passed away. This image has been with the family probably since 1970s, I am guessing.
-
1
-
-
I remember sharing this image with my extended family's Whatsapp group, saying some of you ayaa ku jira sawirka. They believed, weyba iska raadinayeen.
-
1
-
-
Ninyaaban aan moodaaye. I was ready to ask if his new wife was not featured in his (in)famous thread about Soomaalida qurbaha lagu xiray.
Ninwaalan (in the age of Dabcasar, Farxiya Iskoor, duqda Malyuun iyo Daahir Calasoow, you are in a fine company), hambalyo iyo boggaadin.
Reerkii lagu nastee lagu nagaadee.
-
2
-
-
7 hours ago, Instinct.Poet said:Xisaabiye, As a member of SOL for fifteen years I can
assure you that this could be the beginning of something beautiful for you.
soo dhawoow
As a 16-year veteran of SOL, I completely agree with you. I joined in December, 2001. Whoa. Cunugii waagaas dhashay waaba qaangaar oo guurdoon ah.
Xisaabiye, ku soo dhawoow minanka. Minanka minankaaga waaye, ha ismartiyeynin.
-
2
-
-
17 hours ago, Che -Guevara said:It took us a long while to kick a family that has been occupying my childhood home.
Kaaraan ama Yaaqshiid uu ku yaalay ma'ahoo gurigiina? Goormee la idiin soo celiye?
-
On 23/11/2017 at 6:00 PM, Dahireeto said:Mooge, she went to Eastleigh to get the bones so the credit still goes to the Somalis.
If you only knew that those Soomaali kawaanle put those geel bones on the street curbs of Islii. You only see them in early mornings, and somehow the bones are gone by midday - probably picked by jokore boys. Perhaps those bones are ending up...
-
1
-
Ciidamadii UAE tababartay Kheyre wuxuu la wareegay bishii November, 2017
in Politics
Posted
Nothing to be confused about. This Deeq guy is anti-dowladda, only reporting negative, tabloid hearsays without any facts.
This is pure conjuring up. Ciidamadaas sawirka ka muuqdo la tababaray qalinjabintooda ra'iisul wasaaraha ayaa joogay. It didn't say inay dowladda la soo wareegeen, only inuu qalinjabinta u tagay meesha. Also ciidamo kale badan ayee Imaaraadka tababareen since 2015, kuwaas lama soo hadal qaadin dadka maamulo.
Also the last taliyaha ciidamada xoogga Soomaaliya, one of the reasons isku casilay was that Imaaraadka have their own ciidamo in Xamar, those ciidamo only listen to Imaaraadka, who pay their salaries.