Dr_Osman

Nomads
  • Content Count

    3,889
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr_Osman

  1. This thread is a study done by myself from various sources regarding the Puntland Security. I'd like to say it's a glimpse of What we do know through the internet but im sure there's alot more we don't!!! This first section I will be dedicating to the Active Security Forces in the State. Please note that Puntland has an active list of security personnels and reserves. Below is some of what I have gathered across from the internet!!! Presidential Body-Guards Marina Police Army Puntland Intelligence Services (P.I.S)
  2. Qaar kamid ah shaqaalaha dowlada hoose ee Garoowe oo tababar loo soo xiray [sawiro] Updated:- 1 hour ago| 0 Commnets Hay’adda (TERRE SOLIDALI) ayaa tababar soconayey mudo afar maalmod ah u soo gaba gabeysey qaar kamid ah shaqaalaha dowlada hoose ee degmada Garoowe. Tababarkan ayaa ahaa mid lagu baranayey habka xogaha loo uruuriyo iyada oo la adeegsanayo aalada casriga ah ee Computerka. Faarax Cawaashe Beeldaaje oo ah Madaxa Hay’adda (TERRE SOLIDALI) ayaa xusay in ujeedada tababarkaas looga gol lahaa ay ahayd horumarinta Nidaamka maaryanta xogata Canshuurah ee dowalda hoose ee Garoowe kaasoo lagu magcaabo BIMIS. Faarax ayaa intaas raaciyey in nidaamkaasi uu yahay mid ay iska kaashadaan Hay’addaha (TERRE SOLIDALI), UN-HABITAT iyo Wasaarda Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose wuxuuna Mashruucani qayb ka yahay mashaariicda horumarinta deegaanada Puntland ee JPLG. Faarax ayaa sidoo kale xusay in tabarbarkani uu yahay mid shaqaalaha dowlada hoose ka caawin doona habka canshuur u qaadista dowlada hoose waxaana sidoo Barnaamijka GIS-ka ku jira dhamaan xogaha guryaha magaalada caasimada ah ee Garoowe. Cismaan oo ka socdey Hay’adda UN-HABITAT ayaa isana goobta ka hadlay wuxuuna sheegay in Barnaamijkani uu si rasmi ah uga dhaqan gelayo magaalada Garoowe bisha 1-aad ee sanadka soo socda ayna ku xigi doonto degmada Qardho oo iyadana Barnaamij noocan oo kale ah laga hirgelin doono. Duqa dagmada Garoowe Cabdicasiis Nuur Cilmi Koor oo ugu danbeyn madashaas ka hadlay ayaa tilmaamay in shaqaalaha hada loo tababarayo in Barnaamijkan ay ku shaqeeyaan looga bahaan yahay in ay howlkarnimo la yimaadaan maadaama ay hada xogaha ku saabsan howlaha cashuuraha si fudud u samayn karaan. Tababarka maanta loo soo xiray qaar kamid ah shaqaalaha dowlada hoose ee degmada Garoowe oo soo socdey mudo 4 maalmood ah ayaa ahaa mid ku salaysan Barnaamijka Computrized-ka ah ee BIMIS kaas ah mid xogaha lagu kaydiyo islamarkaana fududeyn doona kaydinta iyo ururinta xogaha cashuuraha ee dowlada hoose ee Garoowe. Maxamed Siciid Yuusuf Horseed Media Garoowe
  3. Galmudug: Faroole colaada uu Mudug ka hurinayo ha joojiyo Galkacyo:(RBC Radio) Agaasimaha guud Ee Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug Nuur C/laahi Xuseen Ayaa Sheegay In Aan Xiligan loo Bahnayn In lakiciyo bulshada Iyadoo La ‘adeegsanaayo Warbaahinta,Waxaa uu Soo Hadal Qaaday Siyaasada labada Madaxweyne ee Puntland & Galmudug In Aysan Wanaagsanayn,Islamarkaasna Waxaa uu sheegay In canuga La Aftuubtay Ay Ka Xunyihiin Kuna Dadaalayaan Sidii Loo Soo Dayn Lahaa. Nuur Ganay Ayaa Waxaa uu Sheegay in Aan lagu Eedeyn Karin Dilalka Qorshaysan Ee Ka Dhaca Magaalada Gaalkacyo Maamulka Galmudug Isagoona Tilmaamay In Galmudug Waxgaradkii Lalaayay Dad Farabadan Looga Dilay,Waxaana uu Tilmaamay Hadii Qolo Diyaarado u Timaado Kuwa Kalena Mustaqbalka Ayey u imaanaysaa Ayuu Hadalkiisa Sii Raaciyay. Agaasimaha Guud ee Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Galmudug Ayaa Waxaa uu Sheegay in Shacabka Puntland iyo Kan Galmudug Aysan Waxba Ka Dhax jirin Isagoona Sheegay Masuuliyiinta Gobolka In Ay Qayb Ka Noqdeen Dagaalka Madaweynaha puntland uu Ka Hurinayo Gobolka Mudug Sida hadalka uu u Dhigaye, Isaga Hadalkiisa Sii Wato Ayuu Waxa uu Ugu Baaqay Madaxweyne Faroole In Uu Joojiyo Colaadda Uu Ka Hurinayo Gobbolka Mudug Dhamaantiis. Hadalkaan Ayaa Waxaa uu Imaanayaa Iydoo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ee Puntland uu Ku Eedeyay Dilalka, Dhaca, Afduubyada In Ay Ka Danbeeyaan Dad uu Ku Tlmaamay In Ay Raadinayaan Dhul Balaarsi Isagoona Qof Walbana ugu Baaqay Inuu u Diyaar Garoobo Siduu Isku Difaacilahaa. Sikastaba Waxaa Gobolka Mudug Soo foodsaaray Caqabado fara Badan Haba Ugu Horeeyso Dilalka Sida Xoowliga Ah uuga socda Miyi Iyo Magaalo Labadaba Dhibaatooyin Loo Gaysto Dadka Barakacayaasha Ah, Iyo Kooxaha Burcad Badeeda oo fariisimo Waaweeyn Kuleh Gudaha Magaalada Gaalkacyo. Axmed Maxamed (Rajaa) RBC-Radio Raxanreeb.com Galkacyo,Somaaliya
  4. Qaar kamid ah shaqaalaha dowlada hoose ee Garoowe oo tababar loo soo xiray [sawiro] Updated:- 1 hour ago| 0 Commnets Hay’adda (TERRE SOLIDALI) ayaa tababar soconayey mudo afar maalmod ah u soo gaba gabeysey qaar kamid ah shaqaalaha dowlada hoose ee degmada Garoowe. Tababarkan ayaa ahaa mid lagu baranayey habka xogaha loo uruuriyo iyada oo la adeegsanayo aalada casriga ah ee Computerka. Faarax Cawaashe Beeldaaje oo ah Madaxa Hay’adda (TERRE SOLIDALI) ayaa xusay in ujeedada tababarkaas looga gol lahaa ay ahayd horumarinta Nidaamka maaryanta xogata Canshuurah ee dowalda hoose ee Garoowe kaasoo lagu magcaabo BIMIS. Faarax ayaa intaas raaciyey in nidaamkaasi uu yahay mid ay iska kaashadaan Hay’addaha (TERRE SOLIDALI), UN-HABITAT iyo Wasaarda Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose wuxuuna Mashruucani qayb ka yahay mashaariicda horumarinta deegaanada Puntland ee JPLG. Faarax ayaa sidoo kale xusay in tabarbarkani uu yahay mid shaqaalaha dowlada hoose ka caawin doona habka canshuur u qaadista dowlada hoose waxaana sidoo Barnaamijka GIS-ka ku jira dhamaan xogaha guryaha magaalada caasimada ah ee Garoowe. Cismaan oo ka socdey Hay’adda UN-HABITAT ayaa isana goobta ka hadlay wuxuuna sheegay in Barnaamijkani uu si rasmi ah uga dhaqan gelayo magaalada Garoowe bisha 1-aad ee sanadka soo socda ayna ku xigi doonto degmada Qardho oo iyadana Barnaamij noocan oo kale ah laga hirgelin doono. Duqa dagmada Garoowe Cabdicasiis Nuur Cilmi Koor oo ugu danbeyn madashaas ka hadlay ayaa tilmaamay in shaqaalaha hada loo tababarayo in Barnaamijkan ay ku shaqeeyaan looga bahaan yahay in ay howlkarnimo la yimaadaan maadaama ay hada xogaha ku saabsan howlaha cashuuraha si fudud u samayn karaan. Tababarka maanta loo soo xiray qaar kamid ah shaqaalaha dowlada hoose ee degmada Garoowe oo soo socdey mudo 4 maalmood ah ayaa ahaa mid ku salaysan Barnaamijka Computrized-ka ah ee BIMIS kaas ah mid xogaha lagu kaydiyo islamarkaana fududeyn doona kaydinta iyo ururinta xogaha cashuuraha ee dowlada hoose ee Garoowe. Maxamed Siciid Yuusuf Horseed Media Garoowe
  5. Abokor how can u argue for your women when the locals of mogadishu, bosaso, kismayo, las anod, gedo, jabuti, somali state of ethiopia, awdal state and every clan say that your women are different to our women and thats not in a good way. How can all these various stakeholders agree on such a thing even some who hate each other say the same thing? Niyahow somalida dont create up lies against others theres always something factual there!!!
  6. Sxb Abokor, if the eastern folks have such bad reputation they wouldnt be presidents of somalia niinka loo diidan yahay madax ma aha kan joggo bariga ee wa adiga maybe u should ask yourself why that is the case. Why all your women have ilkacas and dont say all somali women have it because they dont and we know what causes ilkacas bro!!! See ill give u a hint in mogadishu you will never be president because the locals there know your ladies 80% are not like other somali women. Those 3 girls u mention are not even 0.000009% of bariga!!! but when ppl go to bosaso-galkayo-garowe they see respectable ppl in the clear majority you go to hargeisa its totally the opposite. Its not about having 2 or 3 bad girls, the problem is when 90% of ur women that are bad at that home and abroad thats why u will never ever be president of somalia cause of that culture!!! I can even post a book real book not that boqor osman fake stuff but a real book of somali woman in mogadishu from medina district who explicitly talks about her sex life in mogadishu with various italian boys but I cant hold that against the locals of the mog because thats one or two bad apples but the majority of their women are good moral ladies when u visit mogadishu. The same is not the case with Hargeisa and thats where the issue lies. They may have changed today im not sure I havent been there but from what every somali has told no matter which region their from they all say the same thing those ladies way inaga dhaqan duwan yihin and im being nice when I say that because they really say alot more awful words
  7. The rigs are there. Everything is either there and set up or it's on its way and below is a quote from the horses mouth back 1 month ago, The Company has completed sourcing drilling related materials and the majority of materials are on site or on route to the drilling site. Site preparation including the drill site, air strip and ingress route construction have been completed. Water wells are currently being drilled to provide source water for drilling operations.
  8. This thread is a study done by myself from various sources regarding the Puntland Security. I'd like to say it's a glimpse of What we do know through the internet but im sure there's alot more we don't!!! This first section I will be dedicating to the Active Security Forces in the State. Please note that Puntland has an active list of security personnels and reserves. Below is some of what I have gathered across from the internet!!! Presidential Body-Guards Marina Police Army Puntland Intelligence Services (P.I.S)