
Dr_Osman
Nomads-
Content Count
3,889 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dr_Osman
-
El-Bur Hospital Cadaado Hospital
-
Banadir Main Hospital Mogadishu SOS hospital Daynille Hospital Beladweyn Hospital Beladweyn Hospital Proposal Kismayo Hospital Abudwaq Hospital Baydhabo Hospital Hargeisa Main Hospital
-
Buhodle Hospital Las anod Hospital Waciye Hospital Garowe Hospital. But Please Note a Massive Medical College Is Under Construction as we speak Similar to the Mogadishu Project but we started ours before them Qardho Hospital Burtinle Hospital Under Construction
-
This thread is dedicated to all the hospitals in Somalia. Please feel free to show your hospitals Bosaso Hospitals Galkacyo Current Hospital Galkayo upcoming hospital under-construction. Design Front View Back View Galkacyo up-coming Hospital Under Construction and if you look closely you can see the building is very similar to the back view design shot especially the Tall Arch Galgodob Hospital
-
It's time we have some serious discussion on how to use our local resources in the state. The oil is only one industry that we are looking into, but we hardly speak on how we can move away from being import driven society to an export driven society that is self-sufficient and prosperous. I believe our steps already to establish small scale industries such asl;Textile, Leather, Fish, Meat, Boats, Drinks, Furniture, Mattresses, Aluminum, Roof Tiles, Pasta, Agriculture, Soap, Shampoo should be encouraged and other industries need to open up. But We really need a cement plant, we need it now not only for the current development that is occurring in the state but for the future when the oil industry becomes a reality. I believe a self-sufficient Puntland will benefit our region in increasing employment among the youth, thing will be able to be done alot quicker rather then going overseas for even the smallest of things, It will also help other somalis in other regions source products from our state. The benefits are limitless we need to move forward its time to take the crucial step
-
Very good news this jerk is arrested, his history alone speaks volumes about him. This is the same guy who walked aideed into kismaayo, the same guy who said he is going to open a party in puntland and recognize sool and sanag as apart of somaliland, the same guy who attacked innocent people in eyl. If he is arrested today, I am very happy and I hope he is brought to trial and convicted and jailed for life. Dembi wayn ayuu ka galay reer puntland!!!
-
GAROOWE : Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo la xiray January 5, 2012 1:30 pm GMT - Written by Editor - Edited by Editor Garoowe:-Sida ay ogaatay Puntlandpost waxaa la xiray Siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaaji Aadan kadib markii ciidamada ammaanka ay soo qabteen isaga oo maraya deegaanka Degmada Qardho kadib markii laga warhelay ayaa la sheegay in ay ku baxeen oo ay soo xireen Ciidamo ka baxay magaalada Garoowe, waxaana la sheegay in uu iminka ku xiran yahay magaaladda Garoowe. Maxamed Xaaji Aadan xarigiisa ayaa loo aanaynayaa in uu la xiriiro waraysiyo uu siiyay Idaacaddo iyo TV-yo caalami ah isaga oo si wayn u dhaliila had iyo jeer maamulka Puntland ee uu M-waynaha ka yahay Dr. Faroole, waxaana uu ku dhaliilaa in maamulka Faroole uu gabi ahaanba laalay sharcigii dalka u dagsanaa. Maxamed Xaaji Aadan, ayaa Wasaaraddo kala Duwan Wasiir uga noqday maamulka Puntland, waxaa kaloo uu M-kuxigeen ka noqday Dawladdii Salballaar ee Gen. Caydiid uu M-waynaha ka ahaa. Lama oga in Maxkamad la soo taagi doono, in la sii hayn doono iyo la sii dayn doono. Maamulka Puntland kama hadlin xariga Siyaasigan. Puntlandpost.com
-
I am firm believer of Puntland becoming self-sufficient and I think it's time we start exploiting our local natural resources. Puntland has a vast land of rocks its literally everywhere, how can we use this to benefit our region is the question. The oil is great start and will be a key industry of the state when it's in production mode, but what I am talking about is how can we use those rocks to benefit our people and region. This sort of environment in Puntland is everywhere. Full of rocks, Rather then ignore it and treat it like it's of no use, We should start to see how we can benefit from it. We can take those rocks and crush it and turn into agregated rocks All we need is a plant to crush the rocks The final result would be that we see through-out the states roads like this Or homes like this. Even it's raw form is a benefit. You can even use those rocks to make concrete. So the market potential for a business-man to venture into this would be substantial and not limited to just Puntland Roads but also using it as a cement plant which would bring in a range of customer who would buy their cement from there to build their homes not to mention the other regions using it as their key supplier for road or home purposes. So from a Business perspective it makes logical sense. You'd have key clienteles such as being the sole Puntland Government supplier of agegrated rocks to build roads and other state institutions, Their would be also a key client from Internal construction companies within our state using this cement plant to build homes, businesses and so forth, Finally but not least there is also great potential of supplying other construction companies and state governments in Somalia by exporting through drums via sea or land transport . This would be a great success If implemented and when the oil is producing, the rate at how fast Puntland is developing now will look like a walk in the park which only means construction firms and it's suppliers will be reaping the rewards. This would be also another key step for Puntland becoming self sufficient and adhering to the Puntland Development Plan. We have the environment to become self sufficient, Their should be no reason why Puntland is lacking in road development when the materials are staring in our face, There is no need for Puntland to rely on export when majority of the state needs can be sufficiently sourced locally. Anyone care to input on how we can best utilize our natural environment to the benefit of the people, feel free
-
Jacaylbaro somaliland has no private banks. It has one central bank which is this Tawakal Bank. Bosaso Dahabshil Bank Bosaso Iftin Bank. Bosaso Salama Bank. Bosaso Branch, and a Recent One Opened In Garowe Dayax Islamic Bank Amal Bank Thats 6 banks I listed which are either in operation or under construction. Somaliland will need 6 banks before they can even kaftan about this issue. Marka niyahow ha is-weerarin. I haven't even shown you anything yet plus we got alot more construction companies in Puntland then anywhere else. Don't make me throw out these facts
-
U only have one bank that is somaliland bank which is just used to regulate the shilling for your government, its not used by ppl to set up accounts and put money down and save up wealth. Even dahabshil has no faith in Somaliland let alone other somalis. The reality is 6 banks I know off in Puntland, There is zero Banks in Somaliland. Dadkiina lacag ma haystan miyaa somalilandow? meel dhan aan bangi haysan wa cajib
-
its not my fault somaliland has no private banks, anigu ha igu xanaqina just because your ppl choose to sit on their asses and wait for monthly cheque from overseas that is something you will need to change.Your own dahabshil has no faith in opening a bank in somaliland he evens know dadkisu lacag in loo diro mooye lacag meel ay dhigan karan ma jirto their is no money to begin with
-
Ujeedada uu lee'yahay dahir abees wuxu yahay inu sicir iyo bosaso ay noqoto meel aysan dadku wax ka ibsan karin iyo inay lacagta bosaso noqoto mid dacif ah because the market will be overflooding with counterfeit over real shilling. Try again boys you failed yet again and the crap abdiqasim hassan salat is up to is also failing
-
Lacag been abuur ah oo Boosaaso lagu gubey [sawiro] Updated:- 1 min ago| 0 Commnets Waxaa maanta magaalada Boosaaso lagu gubey lacag badan oo Shilin Soomaali ah taasoo ay shaqaalaha Bankigu in mudo ah uruurinteeda ku howlanaayeen. Goobta lacagtan lagu gubey oo ahayd gudaha Bankiga Boosaaso ayaa waxaa ku sugnaa Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan maamulka Bankiga dhexe ee Puntland iyo hogaanka sare ee ciidamada Booliska ee gobolka Bari. Mas’uuliyiintii maanta xiligii lacagtaas la gubayey Bankiga joogeyna waxaa kamid ahaa Agaasimaha guud ee Bankiga Puntland Xirsi Maxamed Jaamac, Taliyaha qaybta Booliska ee gobolka Bari Cismaan Xasan Cawke (Af-dalow), Maamulaha laanta Bankiga ee Boosaaso Muuse Xuseen Ducaale, iyo Daahir Cabdalle Maxamuud oo ah khasnajiga laanta Boosaaso. Ugu horeyn waxaa halkaas ka hadlay Agaasimaha guud ee Bankiga Puntland Xirsi Maxamed Jaamac wuxuuna sheegay in lacagtan maanta la gubey ay tahay lacag faalso ah, islamarkaana qaab aan sharci ahayn dalka lagu soo geliyey tiradeeduna ay tahay in ka badan 140-Milyan oo Shilinka Soomaaliga ah. Agaasimaha guud ee Bankiga Puntland ayaa intaas ku daray in lacagtan ay soo qabteen shaqaalaha Bankiga lagana dhex saaray lacagaha magaalada kasoo xereedo ee cashuuraha ah iyo kuwa kale ee ay dadku Bankiga dhigtaan, wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata xusay in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cidii ay ku cadaato in lacagtaas ay Puntland soo geliso. Sidoo kale waxaa isna goobtii lacagtaas lagu gubayey oo ahayd god weyn oo gudaha Bankiga laga dhex qoday ka hadlay Maamulaha laanta Bankiga Puntland ee Boosaaso Muuse Xuseen Ducaale wuxuuna sheegay in lacagtani ay Puntland uga timaado dhinaca gobolada dhexe gaar ahaan magaalada Dhuuso-mareeb oo uu sheegay inay kutaal Wershed yar oo lacagta been abuurka ah daabacda. Muuse Xuseen Ducaale ayaa bulshada ugu baaqay in ay feejiganaan dheeri ah ka muujiyaan lactan si aan loogu sirin wuxuuna tilmaamay qaar kamid ah calaamadaha lagu garan karo oo ay kamid yihiin: Inay ka samaysan tahay waraaqda (A-4) ayna tahay mid aad u jilicsan oo taabashada lagu garan karo. In ay iska mid ka tahay Lanbarka taxanaha ah ee ay wershedu wax ku daabacdo (Serial Nomber). In ay dhinacyada cadaan yar ku leedahay. Iyo weliba in midabkeedu uu yahay mid aan isu miisaaneyn oo aad khafiif u ah. Lacagaha been abuurka ah ee ay dadku sida sharci darada ah ku daabacdaan ayaa mudooyinkii u danbeeyey kusoo badanayey dalka Soomaaliya, waxaana sidan oo kale shalay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug loogu gubey lacag badan oo lamid ahayd mida maanta magaalada Boosaaso lagu gubey. Maxamed Salaad Horseed Media Boosaaso
-
Waxaa salamaaya shacabka ku abtirsado reer puntland khasatan kuwooda leh wadaniyad qiimeed,idin rajaynaa sanadkaan cusub guul iyo barwaaqo. 1 horta puntland shacabka ku nool ma is waydiiyaan sababta ay u dhisteen mamul iyaga matalo? 2 yaa waaye cadowga puntland? sokeeye iyo shisheeye? 3 ma ajnabi baa mise waa somali ku jirto isir nacayb? mise waa shakhsi reer puntland ah oo doqon ah mise waa shakhsi xun ducufnimo u dhashay? 4 puntland markasta oo mamul yimado maxaa keeno doc ka yeero badan? 5 ma waxay moodan in aan la ogayn? waxaan rabaa 5 qodob aan rabo inaan idinka faaloodo ee kor ku xusan mid mid hadaan idinkugu sheego! 1-sababta keentay mamulka puntland la dhiso waxay ahayd si somalida qaska ka socda looga bad baado.awood siyaasadeed awood dhaqaale.hormar la gaaro. dhan wax barasho iyo dhan cafimaad dhan kobcinta dhaqalaha sida suuqayada . beeraha . kaaluumaysiga, dhismaha casriga intaas marka aad eegto puntland waxay ka gaartay - 10% taasna ma ahan mamulka ee waa shacabka pl oo aad u maal gashta wadamo shisheeye sida emarat kenya tanzania ugandha south africa zambia. Markaad eegto shacabka reer pl dhaqaalahooda waxay galiyaan dibada sida dhismaha ama ganacsiga qofkii shilin helo badankooda waxaa u dhistaa qurbaha ama lacagtii u ka helay faa'idada waxaa ku shubta wadamo kale acount ama xisaab dibada.marka shacabka noocaas oo kale sidee ku gaari hormar dhaqaalo badan wadanka soo galiyo sida somaliland in kasta ay ka dhaqaalo yar yihiin puntland kan dad yar yihiin lakin ka wadani san.marka dadkii mamulka loo dhisay. 10 % baa ka joogto wadankii. qurba joogtana kaba sii daran kuwa dunida 3 joogo waxaa ka maqan midnimo. isku xirnaan. shakhsi jacayl.qaar baaba u maleeyo wadankooda meel xun ka liidato sida koonfurta somalia! 2-cadowga puntland waa 4 koox aan idin kala baro 1-koox wadanka u dhalatay lakin aad aqoon sababta ay tahay dantooda kaliya ah hagardamo. yayse kala yihiin dadkaas Cabdulahi saciid Samatar u dhashay gobalka karkaar ku nool UK Abshir Muuse u dhashay gobalka karkaar ku nool UK Dhigic Dhigic ku nool u dhashay gobalka Karkaar ku nool USA mn axmed Taraan u dhashay gobalka Karkaar ku nool Puntland Maxamed Xaaji Aadan u dhashay gobolka Nugaal ku nool Hargyesa Cabdulahi Dheere u dhashay gobalka Nugaal ku nool Canada Toranto Maxamed Aadan Gadaale u dhashay Nugaal ku nool Canada Toranto Maxamed Yusuf Gaagaab u dhashay Mudug ku nool Puntland Ina biixi u dhashay Mudug ku nool Puntland Abukar Cawaale u dhashay Mudug ku nool UK waliba ah ninka u qabilsan media lagula dagaalamo Puntland. Faataxo sida ku qoran cv markii uu soo qoray inuu ku dhashay kismaayo jubada hoose lakin.ku nool UK Reer dooxa jooga iyo wiilasha adeerka u yahay Ilka Dahab Caasho cabdala iyo kuwa kale oo badan Cadowga mediaha Puntland Hiraanonline Dayniile Jidbaale Raxanreeb Somalichannel tv Bbc Voice of amarica xargaga online iyo kuwa kale oo badan. waa kuma dadka aad u neceb puntland reer puntland qabiil ahaan xuseen carab hiraabe maryan dhuux hebel nuur engirs dahabo dowlo yusuf garaad yabarow iyo kale oo badan siyaasinta neceb reer puntland cabdulaqasim salaad boooooooooooooy nuur cade axmed cabdi salaam qanyare cusmaan caato salaad cali jeele cabdulahi cadow profsor gacameey farmaajo ilma masale rag kale badan fanaaninta naceb puntland xasan aadan samatar waliba uu ka cadaystay idicada bbc isagoo yiri puntland waa meel ay ethipia mamusho ma ahan dhul somaliyed saado cali kooxda qaylo dhaan iyo kuwa kale 3 waa kuwee kuwa neceb puntland dadlka shisheye 1 taliyaniga 2 masar 3 eritaria 4 libiya 5 engiriska 6 djubuti taliyaniga oo jecel inuu helo qof u nacam leeya waxaa uu siyaasadiisa badankeeda xooga saara koonfurta oo u arkay inuu mamuli masar oo hada ka baxday saxada ertiatia oo wali jirta lakin dhaqalihii loo soo marsiin jiray oo ay wayday libiya iyada oo saaxada ka baxday engriska oo ah ninka wado kala goynta somaliya adeegsada mamulka snm djubuti oo ah dowlad ku jirto dhowr waji. ****** nacayb,dhaqaalo radis. 4 mamulkast imaado pl waxaa ka horyimaada caqabado badan. 90% dhibka waxaa keeno waa siyaasiyin ku washay kursi puntland gaarisiyo dhawac aad u xoogan mid dhaqaalo iyo kala fogayn shacab,markasta ay rabaan wax ay ku awrkacsadaan qaar marka aad maqasho marka ay media ka hadlayaan waxaad is oran kan oo kale sidee buu ku qaban inuu wasiir ama shaqaale dowlad ka noqan,waxaan dhagaystay malin tv somalichannel waraysi ka baxay uu ka hadlay abshir muuse oo ah yiri faroole waxaa uu ku koobay dowlada reer kisa iyo garoowe waxaa si yiri hal meel buu dhisaa. waa garoowe. waxaa u yiri hay'ad aan korantada pl aan mumuli jiray buu rabaa inu iga qaado u dhiibo nin xigtadiisa ah, maxamed xaaji aadan isna sidaas oo kale faroole sun ayuu rabaa inuu ku aaso qarxis iyo eyl oo shirkada sarsan baa ku aasi, marka raga noocaas oo kale ah ayaa rabo in uu bari wadanka wax ka mamulo ama umad isku keeno. labadaan qofna aan xusay waaba rag maskaxiyan u jiran. 5 waxay moodan in aan la ogayn. dhibka ay gaystaan.lakin shacabka qaar baa ku jiro runti xalaal ah oo jecel nabad. ilaah waxaan uga baryi ragaan aan xusay iyo kuwa kale aan wali hadlin ilaahow umada ka qabo waa rag dulimi dhibaato u soo wado puntland ilahow umada ka qabo shartooda ilahow dhibka ay soo wadaan iyaga ku celi. amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiin cabdi casiis cali canada
-
Xaaji ran from this topic, He has accepted defeat. Invest in Puntland is the slogan
-
The fact that its not even owned by someone from garowe shows you that other somalis know that business is in Puntland and ppl have the capacity to open up accounts, deposit money. They dont have that same sort of confidence in hargeisa
-
Aan ka raayo. Bosaso has 5-6 banks because there is people who have money and can set up bank accounts and deposit money. In Hargeisa noone can deposit money because there is no traders or business men, all they can do is just take money from remittance services in qurbaha
-
Somaliland has remittance services, but not banking services because what is there to bank there is no economy, there is no businesses!!!
-
Somaliland Banking Services lol
-
Xaji dont change the subject, when you see a clear weakness in hargeisa having no banks. Its still remains a fact. 5-6 Banks in Puntland. 0 In Somaliland
-
No he is not. His from Qandala