Omarbaari

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

  1. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Alle ha u naxariisto, Jannada Firdowsana hoy uga dhig. Allow ka badbaadi ciriiriga qabriga, su'aashana ku sug, siraadkana sahal ku dhaafi, la jirka saalixiinta ka yeel maalina Qiyaame. Samir iyo Imaan Allaha naga siiyo dhamaanteen. Allaan ka weydiisaneynaa wax ka kheyr badan inuu inoogu badalo. Many thanks to Libaax Sanka Taabte for starting this page and to you all for your great contributions and your prayers. May Allah shower His mercy on you and reward you in the hereafter.