djibsomali
-
Content Count
179 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by djibsomali
-
-
AfricaOwn;741098 wrote:LMAO, My nicca, you're always bitter. SL got you to lose your focus. Don't be Mad....get some money poor man.easy tiger
i found the old man
here he is with the flag and a bag full of citiraaf raadiis
-
-
Baarqab Qooqay;740637 wrote:a waste of timea good advice from me.. read a surah of the holly quran, it's stillRamadanchiil up and look at the other way goodie goodie
-
It seems that a bunch of political amateurs are holding up an old somewhere in far east.
One of them is Dr Falso who apparently have never finished his BA in agricultural. But is parading a full blown Dr in politics.
“In the land of the blind, the one-eyed man is king”
In the land of mirqan the failed MA student is a DR,
Now since the apprentice minister of disinformation of the land of mirqan have published a Malaysian man who is so well known in Djibouti, an average businessman eating a £12.99 meal deal in restaurant.Well it was a full buffet (eat as much as you can) and pay £12.99 per head. And tried to pass it as the Chinese president (well they have accepted in hargeisa that indeed it was the Chinese president).
Now the million dollar question is:
Where is the old man??
Shall somaliaonline make an appeal to the far east with his picture in order to find where are they keeping the old man?
Are they trying to get the visa now (after there initial failure)
Are they looking someone decent to take picture with him.
But this time they have learned their mistake and will try to take that man not to £12.99 restaurant but hopeful to 3 stars restaurant.
Good luck.
-
Waar ileen waali iyoo mirqan lomaa dhinto!
Dadkaan maar horay ayeey ceebtoodaa uu dhimaan lahayeen
-
Hargysa,(Qaran news)- Waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland ayaa ku xaniban madaarka Beijin ee caasimada dalka Shiinaha, wararka ka soo baxaaya safarka madaxweynaha ayaa sheegaaya in socdaalka madaxweynaha ayna dawlada shiinahu ayna ka war haynin isla markaasina madaxweynaha ku xanibay in uu ku dego Hotel ku dhexyaala maadaarka.
AT THE OTHER HAND
12 Augosto 2011 Waagacusub.com-Boqor Cismaan Buur Madoow oo ka mida hogaamiye dhaqameedyada ugu caansan Somaliland ayaa soo dhaweeyn heer Qaran loogu sameeyay Magaaladda Beijing ee dalka China.
THE STORY WITH PICTURES TO PROOF
http://waagacusub.net/news/12.08.11.1boqor.htm
http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11557&Itemid=62
-
Tan iyo markii ay waftiga madaxweyne Siilaanyo
Ka dhoofay Hargeysa,,Ayaa waxaa batay dad badan oo carabka ku haya
waftiga,sidii ay ugu cadilmeen Magaalada Harer ee Itoobiya,Halkaasi oo
ay habeen seexdeen,Waxaa markiiba warbaahintu qortay sida ay wax
udhaceen,qaar waxa ay sheegeen in wasiirka arimaha dibadu qalad badan uu
sameeyay,waxayna sobo uga dhigeen isagoona iskuduba ridin safar odayga
Siilaanyo.Waxaa dhacay in waftiga ay ka dhex bilaabanto cadho iyo
karaahiyo Oday Siilaanyo ha,ugu darnaadee,
Hadaba Siilaanyo oo Cadilaada la yaaban ayaa waxa uu maqlay oo ka sii
nixiyay hadal uu afhayeenka madaxtooyadu ku sheegay in Addisababa
madaarkeegu habeenkii la xidho,taasi oo been qof masuulihi sheego tii
ugu xumayd ah,Siilaanyo isagoo cadilaadii la yaaban ayaa la sheegay in
afhayeenkiina fadeexad kale kusoo kordhiyay isagoo marka horeba ka
xanaaqsan qorshe xumada wasiirkiisa arimaha dibada,
Isku soo wada duu duuboo shalay anigoo suuqa maraya ayaa maqlay waar
maad Cukusaynaysaa mise waa kaa dhab?Isla markiibaa waxaan iswaydiiyay
waxa cukusaynta looga jeedo ?Hadana markale waxaan maqaayad kama maqlay
wiilal isku caayaya magacii afhayeenka madaxtooyada,Kaasi oo maanta
ka,ah magac loogu yeedho beenaalayaasha,
Hadaba Cukuse Haddii lagu yidhaa waa beenaale sida jumlad ahaan Hargeysa
ka dhigatay,
-
you rather parade yourself with an awdal state selfmade piece of paper called passport than the same piece of banana leave called somaliland passport
MADAXTOOYADA JSL IYO WASIIRKA ARIMAHA DIBEDA OO XAQIIJIYEY IN WAFDI UU MADAXWEYNE SILANYO HOGAAMIN LAHAA BISHII FEBRUARY EE SANADKAN LAGU JIRO LOO DIIDEY VISA HA MARAYKANKA.
War kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha JSL iyo wasiirka arimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga Dr (falso). Mohamed Abdilahi Cumar ayaa sheegaya in wafdi uu madaxweynaha JSL hogaamin lahaa loo diidey visahii dalkugal ee Maraykan.
Email-laga hayo wasiirka arimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga iyo xafiiska madaxweynaha JSL ayaa xaqiijinaya in dawlada maraykanku sheegtay in ay ula dhaqmi doonto madaxweynaha JSL sida ay cid walba oo visa kasoo dalbata ula dhaqanto oo aan loola dhaqmi doonin hab maamuuseed madaxweyne dawladeed.
Arintaas oo runtii ka fog hab dhaqanka diblimaasiyadeed ahna waji gabax aan meel loo raaco lahayn ayaa email kasoo baxay xafiiska madaxweynaha JSL iyo wasiirka arimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga uu xaqiijiyey in ay safaarada maraykanku ogeysiisey hay’ada IRI (International Republican Institute) iyadoo hay’adaasi qorshaha visa doonka maraykanka la waday xafiiska madaxweynaha JSL iyo wasiirka arimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ogeysiiseyna wasiirka in safaaradu visa bixinta ku xidhey inuu madaxweynaha JSL shakhsi ahaan u yimaado safaarada maraykanka Nairobi ama Djibouti oo uu buuxiyo applicationkiisa, farona laga qaado oo uu maro habka ay cidwaloo visa dalbataa marto.
Arintaa oo ah arin aad u fool xun waxay xaqiijinaysaa in wasiirka arimaha dibada iyi iskaashiga caalamigu iyo xafiiska madaxweynaha JSL ku guuldareysatey hagitaanka arintaasi, wasiirka arimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiguna ku hungoobey siyaasada arimaha dibeda, ilaalinta sharafta umada iyo maqaamka madaxweynaha JSL.
Dhacdadani waxay kaloo cadaynaysaa in masuuliintaasi ku hungoobeen kuna guul dareysteen habka diblomaasiyadeed ee loogu dooni lahaa madaxweynaha JSL visa dal kugal maraykan isagoo sharaftiisa qaba, sharafta umadiisana la dhowrayo, kuna guul dareysteen ilaalinta sirta dawlada uu madaxa ka yahay madaxweynaha JSL.
Wargeysku isagoo isleh wax ka weydii dhacdadan wuxuu la xidhiidhey xafiiska madaxweynaha iyo wasiirka arimaha dibeda, hase yeeshee waanu heli kari weynay.
Waakan EMAIL kii arintan cadeynayey:
http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11512&Itemid=65
-
Jigjiga(Kilil5)---Waxaa maanta magaalada Jigjiga ee caasimada deegaanka soogaadhay Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, ugaaska beesha awdal state iyo ethiopia oo kayimid wadanka Kanada. Ugaaska ayaa si heer sare ah loogu soodhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga halkaas oo ay kaga hortageen masuuliyiin uu horkacaayay gudoomiyaha gobolka Jigjiga mudane Mawliid Haayir, Ugaasyo,Fanaaniinta iyo dad wayne boqolaal ah. Soodhawantaa garoonka kadib waxaa ugaaska oo lagu galbinaayo baabuur tirobadan xaflad loogu qabtay aqalka shirarka ee sayid Maxamed halkaas oo hadalo kasoojeediyeen gudoomiyaha gobolka oo ku hadlaayay magaciisa iyo magaca xukuumada deegaanka, ugaasy'o, Salaadiin Garaado, odayaasha iyo ugaaska laftiisa hadaladaas oo badnaa sida ay ugu faraxsanyihiin soodhawaynta ugaaska.
Ugaaska ayaa wadanka dibada uga maqnaa mudo 20 sano ah, ugaasnimada loo caleemo saaray 1985 GC kadib markii aabihii ugaas Rooble ugaas Doodi wakhtigii dawladii dhargiga lagu dilay magaalada Jigjiga ee hada noqotay caasimada deegaanka ee sida fiican loogu soodhaweeyay ugaaska. Inkastoo booqashada ugaasku uu deegaankiisa kuyimidi ay qayb katahay barnaamijkii qurbajoogta dib loogu soocelinaayay deegaankooda hadana macada in ugaasku uu xukuumada kala xaajoondoono cabashooyinkii soojiitamay ee beesha awdal state iyo ethiopia ay ka tirsanaayeen xukuumada ee ku aadanaa saami qaybsiga degmooyinkii cusbaa iyo doodii gobolka harawo ee ay beeshu ku taamaysay.
Shamso Cumar
Jigjiga, Kilil5
-
Xaaji Xunjuf;735683 wrote:War mala waad so qaldantayhalkan laga ma ogeysiyoxafdladahaaffartanbaxyaashaEeh germany wa qeybti siyasada bal hiiraan.com ku day laakin iyaguna xafladaha nightclubka uun bay xayasiiyaan eeh fanaanintu timado.Aflagadoo ayaa uu aragnaa !!
meeshaa maa adaa leeh???
-
Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa jaaliyada reer Awdal State ku nool dalka jarmalka iyo nawaaxigeeda in la qaban doono xaflad lagu taageeraayo maamul goboleedka Awdal State xafladaa oo aad lo soo abaabulay si wanaagsan loo habeeyay oo ka dhici doon ta
bishan july 23keeda magaalada BOON ee dalka jarmalka waxaaa la ogaysiinayaa dadwayna
in ay si wacan uga soo qayb galaan laguna soo dhawayn doono gacmo furan …
waxaa lagu qabanaya adarayskan hoos ku qoran
ADELHEIDISSPLATZ 13
53229 BONN
GERMANY
waxaanad kala xidhiidhi doontaan gudida qaban qaabada ee dalka jarmalka
1. hodan dahir tel… 004915776675191
2. fadxiya mohamed tel…. 004915772930091
3. Maxamed cali bile tel…. 004917658666901
4. Axmed rooble cirdheere tel…… 004917671665779
-
Ugu horayn waxaan salaamayaa shacbiga sharafta leh ee Somaliland Gude iyo Dibadba.
Waxaydinkii ogaa sidii anshaxa xumayd ee shirkadii TOTAL ee dalka iyo dadkuba abaalka ku qabeen looga saaray iyadoon cidiba hubsan bal inaynu wax aduuna ku leenay ama iyadu dayn inagu leeday! Maba xuma hadii shirkad dal laga saaro oo inagaa ikhtiyaarka leh iyadoo ay ku xidhantay hadba nooca kontaraagu yahay iyo shuruudihiisa (kind of contract and its agreement conditions).
Markii TOTAL laga caydhiyay dalka, Nasiibdarada dhacday waxay ahayd iyadoo nin Gaasta faynuusyada keena la yidhi adigu KOOTO ku qaado, oo noo keen Shiidaalka Dalkoo dhan laga isticmaalo! Hadaba waxa manta hargaysa oo ah caasimadii dalka ka dhacday, in wasiir dadkii qurba jooga ahaa ee Summertime-ka soo booqday dalka uu nin Wasiiri yidhaa Adeer Wasiir hebelbaan ahaye gaadhigii ayaa iga goostay dhiidaalkii ee I gaadhsiiya xafiiskayga!!! Waliba waxa dhinac maraya oo garanaya wasiirkan Aw Lugeeye, haayadihii UN-ta oo wadada maraya!
Hadaan intaa ka gudbo, maalin dhawayd waxaan arkayay Wasiirka Maaliyada Maxamed Xaashi (Ato Girma), waa naanaystii C/qaadir Jirde u bixiyee, oo si baan u faanaya, oon warba ka hayn in Beelihii ay maleegayaan qorshe lagaga takhaluso Dawlada taasoo kasoo unkantay: Cadaalad Xumo ay ku jirto Xaqdaradaana samee BADU BUURTA HA JIIDHEE! Waxa loo diray Ina Xaashi iyo Wasiirkii Ganacsiga Dalka Jabouti si ay u soo dawarsadaan waxoogaa shiidaala oo ay wasiiradu ku tagaan xafiisyada iyo in M/Weyne Ismaaciil Cumar Geele ka hawl galo sidii TOTAL ay dalka ugu soo laabmi lahayd. Aniguna waxaan aaminsanay Shirkad Caalamiya(International Company) oo dalyar oon la aqoonsanayn si bilaa karaamo ah u eryay inaan Ismaaciil iyo Cali toona soo celin karin. Inankii Kootada ku siiseen meeyay, ma gaastiisii ayuu ku laabtay!!? (Kuli shay irjac ilaa aslihii)
Niman isu haysta real politicians ayaa yidhaa Shirbeeleedyo waa lasoo dhaafay, waar Adeerayaal wixii lagaga soo gudbay shirbeeleedkii waxay ahyd Cadaalad iyo Sinaan , hadii lagu dhaqmi waayo Shirbeeleed waa ina daanwayne! Wax lasoo qoraana ma daweeyaan Nabar ku yaal shacbiga Somaliland: MEEDAY DAWLADNIMADII ILMA ISWANAAJE!?
Waxaan kaga baxay: SHALAYNA TOTAL AYAAN ERYAY ANIGOO SHAQSI U DANAYNAYA, MAANTANA WASIIRAAN ODHANAYAA, JABUUTI TAGA OO SOO BARYA TOTAL! ISMA QABATO MADAXWEYNE. Akhristayaasha sharafte lehoow waxa inoogu xigi doona, Wargayskii Is-Badalnews iyo Sadexgeesooda ee la socda.
S/Calaykum.
-
DESPERATION IN MIRQAN DESTITUTION!!
why?
what is the point?
waar ileen ceeb lomaa dhintoo...
-
We are not arab (but only when insane or suffering from lack of confidence)
Afrikadda madow iyo
Oromada aan wada naal
Ma intaan ilaawaan
Abuu haashim gelayaa?
Abtirsiimo qoranoo
Intaan jiray ku siman iyo
Isirkeyga kee baa
Taariikhda ka akhriyey?
Mise mala-awaal baan
Ku awoowe seegay?
Obokh iyo Hargeysiyo
Awdal iyo Berberaiyo
Nugaal Oogadeediyo
Ardaayadda Shabeeliyo
Ilaa beesha NFD
Afartiisa geesiyo
Muqdishoo unuunka ah
Ummadayda joogtee
Diin iyo afkaliya ah
U-eg anigu saan ahay
Aabbiyo adeer iyo
Eediyo ayeeyaba
Oday qurihi wada dhalay
Ee alif ordhaban iyo
Aayadaha Quraana ah
Hikaad kaliya ku akhriya
Waa kala ab yaa yiri?
-
Wiil Cusub;732580 wrote:Economic and social development examplesEU investment in your education systems forms a second major area of our support. As a result of our combined efforts, school gross enrolment hasgrown from 38.6 percent in 2006 to an estimated 60 percent in 2010. For girls – to whose education we attach particular importance – enrolment rates have increased from 31 to about 44 percent over the same period. In this context, your government’s decision to introduce free primary education is laudable. Although Somaliland has more than doubled its education budget,we know that free primary education remains a tough challenge from both a financial and an institutional perspective.I am glad to see that your education ministry, also supported by technical experts provided by the EU, is working hard to develop a sustainable solution for this.said Andris Piebalgs European Commissioner. : "Finito!! Riwayadii reer triangle oo dhamaatay!!" Said Mr DjibsomaliWaa yaabe kiinen rumaysanaaWiil Cusub oo anigaa ii rumaysoo.. anigaa kaa xarifsaan kaan galkaa aah ee laa yidhahdow Andris Piebalgs loool
-
After the longest state of mind halucination of reer triangle, the reality have dawned on them at last!
no ictiraaf comedy
no so called governance of somaliland
everyone to himself!!
***********************************************
Waxyaabaha ugu dambeeyey ee dalka ka dhacay dadkana ku riday werwerka iyo niyad jabka waxa ka mid ah: shidaalkii oo dalka laga waayey mar qudha ka dib markii la eryey sherkadii Total, madaarkii Hargeysa oo habeenkii xidhmay markii maamul xumo laydhkii ka bakhtiyey, cusbatalkii guud ee Hargeysa oo tuugo fara baas ku hayso bukaan jiifka una dhow inuu dhowaan xidhmo ka dib markii xukuumadu faraha ka qaadday, imtixaanaadkii dugsiyada dalka oo suuqa lagu kala iibsanaayo ka dib markii karti darro iyo maamul xumo la waayey wax hawshii kala socod siiya, tuugadii oo faraha ka baxday oo meel walba taagan oo khaati laga taagan yahay iyo shir beeleed dalka oo dhan ka soconaya ka dib markii caddaalad darradii xukuumada iyo qabyaaladii oo Siilaanyo soo toosiyey ay dalka ku baahday taasina keentay in xukuumada laga aammin baxo oo reer waliba ka tashanayo aayahiisa iyo dantiisa mar haddaan xukuumaddii sidii laga filaayey u shaqaynayn oo aanay dadka dhex u ahayn una shaqaynayso si gaar ah. Waxaa isaguna meesha ka baxay hadafkii ictiraaf raadiska iyo himiladii qaranimada ee dadka reer Somaliland in muddo ahba ku taamayeen waayo xukuumada ku fashilantay arrimihii gudaha in ka yar sanad gudihii siyaasadda debeddana wax ka keeni kari mayso.
http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11323&Itemid=62
-
After the new so called marfash government have taken office in a democratically elected model!
Instead of fullfiling the halucination dream of seccession from other have lead to seccession from all normality!
Well today in hargeisa, cars are in standstill and donkey's cart are doing most of goods transport!
Why?
because the new president have stopped anyone to import petrol, unless he is from a certain section of hiroley (small village somewhere in togdheer)!
The newly patron of petrol Mr hiroley junior have gone collect his camels from Haud and until he comes back the whole population of hargeisa have to wait!
hence penury of all petrol in hargeisa
*************************************
Baatroolka oo Hargeysa laga waayay, Qiimihiisa oo kor u kacay iyo safaf loo galay Kaalmaha uu ku sii Written by Qaran news Jul 04, 2011 at 04:17 AM Hargeysa (Qaran news)-Shidaalka nooca batroolka ah ee ay Isticmaalaan gaadiidka yar yar iyo Mishiinada qaarkood ayaa gabi ahaanba laga waayay shalay magaaladda Hargeysa, marka laga reebo dhawr Kaalmood oo ay ku sii hadhsanaayeen waxoogaa Goror ah oo ay gaadiidku xalay fiidkii kuyuu ugu jireen. Qiimaha Baatroolka ayaa haddii aad Kaalmaha qaarkood ka heshaba laga siinayay hal Dollar iyo laba boqol oo shilling, balse iyadoo ay sidaa tahay hadana waxa laga mudanayay dhib farabadan inta aad u taagan tahay, waxaana Kaalmaha qaarkood culayskii fuulay uu sababay in gaadiidka qaarkood isku jiidhaan inta ay kuyuuga ku jiraan.
http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11309&Itemid=62
-
Awdal state !
All day and everyday!
Awdal state in overseas and awdal state in somalia as well!
Awdal state in Djibouti, borama, jigjiga and even in the triangle capital hargeisa!
-
uu yaraa firsadaa iis daba yacaa reer triangle on this thread!!
Are they all mad about this thread???
-
WELCOME TO REALITY!
THERE IS NO SOMALILAND .. a quick scheme to make money out of hargeisa and leave a devastating trails of untold damage to health !!
Siinlanyoo company got red handed!
The untold stories and damage already done is far greater than this accidental episode when they got caught red-handed
+++++++++++++++++++++++++++++++
“Waxaanu Ilma Indha-Deero Ku Qabanay 400 Kiish Oo Daqiiq Dhacday Ah Oo Ay Galka Ka Wada Badaley, 8,000 Kiish-Na Oo Dhacayna Bakhaaradda Ayey U Rasaysan Tahay” C/rashiid Ibraahin Muuse (Sawaaxili)
Hargeysa, June 30, 2011 (Haatuf) - Isu-duwaha hay’adda tayadda Somaliland (Somaliland Quality Control Commission) ee gobolka Saaxil C/rashiid Ibraahin Muuse (Sawaaxili) ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen 400 Kiish oo daqiiq dhacday ah oo ay leedahay shirkadda Indha-deero oo laga iibiyey gabadh.
-
When the minister says:
don't worry if the exam is too hard, we will make you pass as long as you are from the triangle.
when Bsc graduate in ethiopia are called Dr (PHD holder)
when minister who never finished his MA education is calle Dr falso
What do you expect from the street school in hargeisa??
++++++++++++++++++++++++++++
Haseyeeshee, waxa la sheegay in Wasiiradu iyadoo doonaysa inay dareenka Ardayda dejiso ay u sheegatay in aanay ka werwerin Imtixaanada haddii ay ku adkaadaan, isla markaana ay Baasin doonaan.
looooooooooooooool
+++++++++++++++++++++++++++++
Xafiiskii Imtixaanadka Qaranka oo Laga Dul-Guuray iyo Hawsha Diyaarinta Imtixaanaadka oo Wasaaradu ku Wareejisay Jaamacadda Hargeysa
Hargeysa (Qaran news)-Boqolaal ka tirsan Ardayda dhigta Dugsiyada Sare ee Magaalada Hargeysa oo ka cadhaysan faddeexado ku saabsan Imtaxaanadda Sha'haadiga ah ee 2011-ka, kuwaasoo qaybo ka mid ah nuquladii Imtaxaanadda ee loogu talo galay in Ardayda laga qaado ay dibadda u baxeen ka hor intii aanay u fadhiisan, ayaa waxay keliftay in Ardaydu qaadacaan inay Maadooyinkii shalay u fadhiisteen oo kala ahaa Xisaabta iyo Maadada Barashada Ganacsiga (Bissnis-ka).
Sidaa darteed, Arday Dugsiyadda Faarax Oomaar, 26-ka June, Maxamuud Axmed Cali, Biyo Dhacay sare, Gacan Libaax iyo qaar kale, ayaa shalay Bananaanbax cadho leh oo ku saabsan arintaas, isla markaana ay ku muujinayaan dareenkooda ku aadan faddeexadahaasi, waxay shalay ku sameeyeen qaar ka mid ah waddooyinka waa-weyn ee Xaafadda shacabka, gaar ahaan waddada hor marta Xarunta Madaxtooydda.
Inkastoo, cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska iyo kuwa SPU-da ardayda cabashada ku hor-joogsadeen wadey Is-goyska u dhexeeya Madaxtiiydda iyo Cusbitaalka weyn ee Hargeysa si aan cabashdooda looga dareemin Madaxtooydda, waxa ay dib ugu soo riixeen dhinaca Cusbitaalka. Haseyeeshee Ardayda oo ay wejiyadooda cadho weyni ka muuqatay waxay isku dayeen inay daba marteeyaan Ciidamadda.
Sidaa awgeed-na waxay u jeesteen dhinaca waddada dhabarka danbe ka marta Xarunta Madaxtooydda, balse intii aany ka gudbin waddada hor marta Xarunta Maxkamada Sare ama Goodirka qofba sida uu u yiqaan, ayaa mar kale waxa horgooyay ciidamada oo Gaadiidkooda wateen ku hor jaray Waddadii ay ka gudbi lahaayeen, hase ahaatee ma noqon taasi mid u suurta gasha Ciidamadda, maxaa yeelay waxa si cadho leh ku jiidhay kolanyadii ardayda ahayd, oo qaarkood lulayeen Koobiyo ka mid ah Maadooyinka ay shalay u fadhiisan lahaayeen gaar ahaan Maadada Barashada Ganacsiga, halka qaar kalena ay gacmaha ku siteen gobolo yaryar oo ka mid ah warqadihii Imtixaanadaasi oo ay qaybahoodii kale jeex-jeexeen
source: http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11278&Itemid=62
-
"Axmed Siiilaanyo xukumadiisa ayaa ah tii ugu maan gaabsanayd"
Burco, (Qaran news)- Suldaanka guud ee beelaha XYZ (oodweynew) suldaan Cismaan Suldaan Cali ayaa maanta mar uu u waramaayay shabakada qaran news, waxa uu ka waramay oo sheegay in cabashadii ay u gudbiyeen xukumada dhawaan in ay wali halkeedii ay taagantahay oo aanay jirin ilaa hada wax talaabo ah oo uu madaxweynahu uu ka qaaday arintoodii iyo tabashadoodii.
Suldaanku waxa uu sheegay in ay hawlahoodu sidii ay u socdaan oo ay taaganyihiin xagii ay taagnaayeen markii ay cabashada ka sooo saareen arimaha gobolka Togdheer, walina ay xaaladu sidii tahay, waxana uu meesha suldaanku uu ka saaray in aanu wax xidhiidh ah ka helin Axmed Siilaanyo.
Axmed Siiilaanyo xukumadiisa ayaa ah tii ugu maan gaabsanayd ee soo marta Somaliland, taasi oo xitaa xalin kari la cabashooyinkii iyo dhibaatadii laga tabanaayay ee gobolka Togdheer uu ka soo jeedo madaxweynahu.
The rest of news
http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11275&Itemid=62
-
AS USUAL .. between June to september borama experiences the exode from djibouti to awdal!!
This is a little clip from one of djibouti singer stay in borama..
-
This is the minister of aviation (Mohamoud Hashi Abdi) saying in 1994 that he will revenge what is happening
and well done to him
He did it in june 2011 at hargeisa airport kick some section of hargeisa population.
3.54
go watch it !
when they are saying xildhibaan mohamud xashi abdi (loooooooooooooooooooooooooooool)
Awdal state shatter mirqan halucination (let the world recognise the triangle now!!)
in Politics
Posted
LOOOL after awdal state here are some highligth of mirqan halucination hangovers
sleeping in airport lobbies, getting arrested in airports, feeding the poor people of the triangle that heathrow does not allow planes after 5:00 pm (addis but same as heathrow).
Good luck mirqan people....
waxaa isasoo taraya rajala aanta soo foodsaartay mamulka siiraanyo wararka aan ka helayno xubnaha ugu dhoowdhoow hogamiyaha mamulka hargaysa mr siiraayo ayaa sheegaya in aay aad iyo aad uga walaac sanyihiin mamul goboleedka awdal state oo aay sheegeen inuu albaabada ulaabay rajadii mamulka hargaysa ka qabay calaamka ee dhinaca ictiraafka masuuliyiinta mamulka hargaysa ayaa sheegaya inay soo foodsareen caqabado farabadan oo aay kala kulmeen calamka ka gadaal markii lagu dhawaaqay mamul goboleedka awdal state masuuliyiintani ayaa xaqiijiyay in caalamku dhabarka usoo jeediyay baryahan danbabe taasi oo sobobtay in mamulka hargaysa madaxdooda aay kala kulmaan cantarool siyaado ah madarada calamka sida madaarka khartuum suudan oo 9 sacadood lagu xidhay mr siiraanyo sidookale madaarka kuwait oo 3 sacadood sarakiisha socdaalku aay waraysanayeen siiraanyo iyo waftigii la socday madaarka bijiin dalka shiina oo 5 malmood uu ka xanibnaa loona diiday in magalada lagusiidayo siiraanyo isaga oo laguqasbay inuu daganado hotel kuyaala madarka
malintii isniintii ee inasoo dhaaftay ayaa golaha wakiiladu waxaa aay suaalo waydiiyeen wasiirka arimaha dibada ee mamulka hargaysa suaalaha oo aay kamid ahayd safaradani kadiska ah ee aan laga fiirsanin ee dhawacay duglamasiyadii mamulka hargaysa maxaa iniigu kalifay?? dr mohamed abdilahi omar ayaa ku jawaabay waxaydun ogtihiin in reer awdal aay ku dhawaaqeen mamul goboleed ka layidhaa awdal state hogamiyayasha mamulkasi waxay dhamaan calamkoo dhan udireen waraaqo aay kaga soo horjeedan jiritaanka somaliland iyo qadiyada goni isutaga sida midowga africa IGAD jamacada carabta midowga yurub UN ka ururka islaamka arintani waxay nagu abuurtay aniga iyo madaxwaynaha ba walwal farabadan markaa anaguna waxaanu u guntanay inaan calamka usheegno qadiyada somaliland marar badan ayaan si kadisa ubaxnay waxbadana waanu kasoo faaiidnay qadiyada somaliland dalalkii aan tagnay waanka soo dhadhicinay ))
hadaba jawaabta uu bixiyay dr mohamed ayaa cadaynaysa in mamulka hargaysa uu gabal u dhacay awdal state na tahay rajada dalka iyo dadka
gabogabadii iyo gunaanadkii waxaa la odhankaraa waxqabadka gudiga qabanqabada mamul goboledka awdal state waxqabadkoodii sida cadceeda ayuu usooifayaa waxaana muuqata in mamulka hargaysa uu qarka usaranyahay inuu meesha kabaxo shaqsiyaadka u dhashay deganada awdal state ee tageersan mamulka hargaysa waxa soo foodsartay arin mudan kala doorasho qasaare iyo faaiido waa hubaal hadii aad ka hawlgashaan guubabinta iyo wacyigalinta umadiina isna garabtagtaan mamulkiina xalaasha ah ee awdal state oo aay muuqato inuu hanaqaday idinka iyo umadiinaba guulbay idiintahay awdal state na waad aragtaan inay mamulkii hargaysa durba quful dusha kagajiiday suaasha is waydiinta mudani waxay tahay maxaa laga yeelayaa martida faraha badan ee reer hargaysa ee dulsaarka ku ah gobolka gabiley??
source: http://awdal.awdalstate.com/2011/08/24/wasiirka-arimaha-dibada-maamulka-hargaysa-oo-golaha-wakiilada-usheegay-maamul-goboleedka-awdal-state-uu-albabada-xidhay-rajadii-somaliland-aykaqabtay-midowga-africa/