QalQaali

Nomads
  • Content Count

    54
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by QalQaali


  1. Somali Challenge Cup 2006 oo ka bilawday London. (Apr-24-2006)

     

    http://www.cayaaraha.com/asp/article.asp? f=view&ID=2488

     

    http://www.haya.co.uk/Sports.html

     

    Waxaa manta si xiiso leh uga bilaabmay Xaafada Hayes ee galbeedka magaalada London tartankii Koobka kubada cagta ( Somali Challenge Cup), tartankan oo si wayn loo sugaayay loona saadaalinaayay ayaa manta oo Sabti ah ay ku kulmeen ciyaartii daahfurka ahayd labada kooxood eek u jira groubka B,

     

     

    SYUINUK 4 HALGAN 0

     

     

    Abdul Jama, Mohamed Abdi (2), Hassan Musse

     

     

    Labadan kooxood oo runtii ciyaar wanaagsan soo ban dhigay ayaa kooxda ka tirsan xaafada Southall ee SYUINUK ku suul daartay 4 Goal kooxda halgan iyadoo wax jawaab ah laga helin teamka ka dhisan Harrow ee Halgan.

     

     

    Ciyaartii labaad ayaa iyaduna ahyd mid Xalad iyo xamaasad leh Halkaas oo ay isku haraatiyeen labada kooxood ee.

     

     

    LONDON STARS 2 LINKS 0

     

     

    Abdi Osman, Abdifatah(Jabuti) (Pen)

     

     

    Labada kooxood tuntii may kala dhiciin laakin waxa halkaas loogu xoog sheegtay teamka yare e LINNS oo looga adkaaday 2 Goal.

     

     

    Waxa la sugaba waa beri oo 4 kooxood oon kala dhicin ay isku arki doonto Groub A.

     

     

    HOUNSLOW Vs SONECA (EX-BRISOM)

     

     

    HAYES Vs ILAMOS


  2. Execelent topic Nafta,

    I truly believe our ppl are loosing their (IMAN), and with out IMAN comes break up of the family. What we need to do is stop copying from the gaalo exaples and follow the SUNAH of Nabi Mohamed (SCW)

     

     

    FOX YAA HAYA IYO FUR CADE?

     

    _________________________________________________

    ALA WAYN NINKUU

    AMINA AWOOD LEH.


  3. Asalmu Alaykum to you all.

     

    I took my young cousin to school as she was having peroblems, just before we stepped in to her class she asked me not to speak with her somali. I was shocked as she is only 5 yrs old.... so who is to blame here as she speaks very good somali when she is at home but scared to speak somali when she is in school with her friends?????

     

     

    I personaly blve we should encourge our youngsters to speak their mother tongue any where and feel confidnt with it..

     

    _____________________________________________

     

    CAR I SALAN.

    CAR I XAMO.

    CAR ILA HADAL.

    CAR ILA SHEEKAYSO.


  4. Asalmu Alaykum to you all.

     

    I took my young cousin to school as she was having peroblems, just before we stepped in to her class she asked me not to speak with her somali. I was shocked as she is only 5 yrs old.... so who is to blame here as she speaks very good somali when she is at home but scared to speak somali when she is in school with her friends?????

     

     

    I personaly blve we should encourge our youngsters to speak their mother tongue any where and feel confidnt with it..

     

    _____________________________________________

     

    CAR I SALAN.

    CAR I XAMO.

    CAR ILA HADAL.

    CAR ILA SHEEKAYSO.


  5. Somallian Songs have golden Lyrics am sure u all will agree.. lemme post my Favort song too.

     

    It's not Complete so if u know it feel free tompost the complete version ;)

     

     

    WABIGII JACAYLKA(RIVER OF LOVE)

     

     

    WABIGII QAADAYOOW TAAN WEHESHAANAAYE

    Ma .... naftaaydaa adaa adaa iiga wacaanee

    wabigii shabeeliiyoo Juba aan waraystee

    Juba aan waryastee

    Bal inaay wax sheegaan

    Naftu waano diidaayee

    wabiigii Jacaylko..

    I wadoo adiguna ii wadoo hoo hoo....

    _________________________________________

     

    RAGU BELADA UU MARO(JUBA)

     

     

    ragu belada uu maroo

    Basihii Ka sheekee

    Dumarkuna BAdhaadhahaa

    Dumarkuna Badhaadhaa

     

     

    Ana waxan bad baadshoo

    soo buleeyey Caashaqa

    ma isaaray Buul dheer

    baxa degiisiooo

    habeenkoo Badhtegaybaan

    Soo baraarugaaya

    Boholyow La toosaa

     

    Adna imaad bogsiininoo

    hadalka bedelka laabtiyo

    BEEER QABOOJA IMAAD ODHAN.

     

    Maad dawayniin Boogtii

    Barna kama aan helin

    mahmaahbaan ka bogsaday

    ma waxaad ka boganbaa

    MA NIN TALO KU BAAHDAA

    isban baanan waayaa..

     

    _________________________________

     

    Waraar aa isoo Gaadhay

    Wajigaa ma fiicneee

    Yaa hoosta akaa waalaay

    >>>>>>>>>>>>> <<<<<<<<<<<<<<<<

     

    Peace

    1


  6. YO! Sistah nivea_nova

     

    This s scary. who ever made this prediction was a saint. Dayuuum!!!!!!!!

     

     

    ******************************************

    -H-

    You seek a mate who can enhance your reputation and earning ability. You will be very generous to your lover once you have attained a commitment. Your gifts are actually an investment in your partner. Before the commitment, though, you tend to be frugal in your spending and dating habits and equally cautious in your sexual involvement. You are a

    sensual and patient lover.

    @@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@

     

     

    Fadumo Sitaay Madadaay

    Siti Faadumooy Fadadaaaa


  7. Dhegaaa!!!!!!

     

    i hope u know what makes ur soul man happy so i gues that s my sugestion. make it happnd Gurl....

    ;;;;;;;;;;;;;;;

     

    Tagana. .....Magaca miyaa lagaa gaday sxb..lol

     

    ;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;

     

    Qaadhaadh=Qaaad

    Macaaaaan=Malab

    Dhanaaaan=Meesha uu ku haliilo Dabeeto uu ku haraado ;)


  8. Jamaal I agree with u Bro. Since when do gron ass man take advice from Lil boys Like ur Self.

    ATL_Boy

     

    You can be saying all somali men Chew Qaat and what ever.

    think carefully before u post Such Msg's LIL Bro.

     

    Kol hadaan La tababarin

    Aya Baraya Aya baraya

     

    Peace


  9. Salaams flow Nomads

    Good to be back on line.

    how u folks been?

    I c we are runing out of topic's , time to dig out the same old topic's huh.

    Soul mate s some 1 who drives u crezy, that s a a soul mate (kabeeeesh)

    1 Luv


  10. Maansha allah

    Good luck to u Gurl. it is hard 2 fins some so speacial these days.

    Hoep u go the full 9 yards (insha allah)..

    Did u say the guy is from Mali? as in africa Mali?.....

    let me wish u Double Luck if that s the case.lol.

     

    wild firefighter+dental assitant =Mahiigaan..lol


  11. Jamaal..

    There r some brilliant Somalian poets.

    I never have the time to listen or read their poems, but below are my favort poet.

     

    Cali Xasan ((Banfas))

     

    I also enjoy the poems of

     

    Hadraawi (hadaananan Hadaanaan)

    Adaan Tarabi Jaamaac (Sh.Isaxaaq)

    Cali Jaamaac Haabil

    Ismaaciil Barkhadcas...

     

    Dhoodaan poems are so Funny walaahi..

    Thxz Bro

    1 Luv

    Q

     

    I


  12. Here it Goes.

    (1) Hey Lover..LL Cool J.

     

    Am in to somali noways so here s one which says alot......

    if u can read somali..lol

     

    This Songs SUms up My Love life at the moment...

    xiisaha bogaygiyo baahida

    aan kuu qabo hadalada baroorta

    siduu caashaq ii baday

    aan kuu baadsho hadalkoo

     

    kuu balaadhshee iga maqal Jasmeen.

     

    Bil;igtii horeetiyo

    awal barashadeenii

    bilowgii kalgaclkoo

    awaad iigu beertaan

    iga dhigay bestayoo la baxaadegayaa

    boogtii jeceylkaan

    boga iiga taalaan ha bogsooto leeyoo

    weli baan ku deyayaa

     

    marka aan baxnaashee

    beryo aan ladnaadoba

    adaa damaqadaa boogtoo

    bilaawiyo bartaba daray

    oo bay goaygiyo basan

    baaska caashaqa

    XXXXXX aday baday

     

    Baaqiyo salaantiyo

    Nabadiyo bariidada

    adaa badashay samihii

    balantii adaa furay

    beenay wacadkii

    boholyowna igu riday

     

    Gues Who wrote the Song..

    U guys Guest it.... lol

     

    1 Luv

    Nomads


  13. Here it Goes.

    (1) Hey Lover..LL Cool J.

     

    Am in to somali noways so here s one which says alot......

    if u can read somali..lol

     

    This Songs SUms up My Love life at the moment...

    xiisaha bogaygiyo baahida

    aan kuu qabo hadalada baroorta

    siduu caashaq ii baday

    aan kuu baadsho hadalkoo

     

    kuu balaadhshee iga maqal Jasmeen.

     

    Bil;igtii horeetiyo

    awal barashadeenii

    bilowgii kalgaclkoo

    awaad iigu beertaan

    iga dhigay bestayoo la baxaadegayaa

    boogtii jeceylkaan

    boga iiga taalaan ha bogsooto leeyoo

    weli baan ku deyayaa

     

    marka aan baxnaashee

    beryo aan ladnaadoba

    adaa damaqadaa boogtoo

    bilaawiyo bartaba daray

    oo bay goaygiyo basan

    baaska caashaqa

    XXXXXX aday baday

     

    Baaqiyo salaantiyo

    Nabadiyo bariidada

    adaa badashay samihii

    balantii adaa furay

    beenay wacadkii

    boholyowna igu riday

     

    Gues Who wrote the Song..

    U guys Guest it.... lol

     

    1 Luv

    Nomads