Kamalu Diin

Nomads
  • Content Count

    634
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamalu Diin

  1. Only people among Somalis objectg to this is USC/ICU. USC/ICU knows how important is the weapons, unlike peace loving Somalis. It brought a name recognition, wealth, status, and power thus they don't want to be shared again. USC/ICU will lose this battle because among peace loving Somalis will not recognize: their power, their name, and their wealth; thus they lose again, again, and again!
  2. I am very proud of to see Somalis communites, where every they are, working hard agaist USC/ICU land grasps in the name of Somaliweyn.
  3. Originally posted by me: Somaliweyn all the way and little dismembered Xabashi's. We have had our lesson, now its time for yours dear Xabashi's Djabouti is a Somali sister nation for now and soon Djabouti will join Greater Somalia. Che Guevara don't fall for these xabashi's always trying to start BS in Somali forums. Me, when did you come to live. there are no such Somaliaweyn words anymore. that dream had been colapsed for the past fivety years. every somali is stays his/her home and are doing well except USC/ICU who is trying to occupy other than their lands in the name of Somaliweyn. I don't know what USC/ICU was thinking when they were paying homes for pennies thus traded Mogadishu for Somaliweyn! or thought about that there will be a time that they are going to pay a higher price for that act.! Today is the day, when we Somalians except USC/ICU are going to be united against the land grasps in the name of of Somaliweyn, and support every community, city, or state of Somalia to reach to self-determination
  4. Originally posted by Jimcaale: Maxaa kaaga shan & toban ah His retirement spot is a private matter. It’s neither your preference not that of his constituency. It’s HIS preference and only his choice to retire wherever he wishes. Your argument is out of line unless Riyaale signed a contract under oath to retire where YOU want him to retire. If there's a breached contract, you can sue him at your local clan degmo courthouse. Are you still in Mogadishu with clan courts, or in Hargeysa
  5. Originally posted by Ahmed_Guree: ^^^ Listen Am not faisal warabe that said that he has more connection to Addis than to Mogadishu. As i said earlier on Am Ethio to 'Woqiyiander' And Somali to reer Konfuur. K'Din since you love to be a Ethio wanabe i have a crush course for Freshers no need to give out more land when Zenawi Coughs 'Succession' Do you realy know, or have clue why I call you Somalidoon??????
  6. Jawaab: 1- Old enough to be like your father. Hence address me Adeer! 2- Boondher, Xamar 3- Going back to Xamar and take the title Abuu (Abuu Bakar)and become gudoomiyaha boondheere is my dream 4- Xalaal 5- Yes, the person that is sitting next to me doesn’t have a bad smell, so I guess he/she is clean. [/QB] you only ansered little bit more then I expected, but there are more to go. Please answer the remaining questions, otherwise !!!!!!!
  7. Ahmed_Guree instead of hating another person he hates himslef Sooomaaalidooooooooooooon just like you
  8. Ahmed_Guree instead of hating another person he hates himslef Sooomaaalidooooooooooooon just like you
  9. They got the gun, and they have support of taliban, and the likes. The are no other powers In Mogadishu. I realy believe they don't have respect for themselves and forget about the other and the world. Druglords
  10. Bakar how old are you? Where did you born? Did you participate M...ry....n uprising? What is your acheivements? and hopes and dreams? Have been raised with xalaan or xaaraan? Have you even seen clean people?
  11. Ahmed_Guree lived very short period of time in Souther Somalia as he previously mentioned; and he also thinks that he is going be given Somalian citizenship by USC/ICU. Ethipian guy just like his uncle Minguste that he would not wellcome somali refugees in case of war. The only person he doesn't like is Menez. We let Menez rule poeple just like you SomaliDOON. Don't do as I do; Just do as you please!
  12. Of course, Taliban themselves are the druglords who tried to wage war against America by selling millions of dollars of opuim, and hom many times have you heard Ato, Indha Cade were growing Hasish in Shabeelada hose.
  13. I bet ya that ICU hated free market economy that Somalis had experienced for the last seventeen years, but now ICU is creating a monopoly just like Taliban druglords to fuel their desired goals.
  14. It is human tragedy sorry for those people dying there
  15. Bakar Bakar baabuurka ii jooji cajalada wadaadka mucaardka ah ma dhagaysatay. hadii aadan dhagaysana soo dhagayso oo markaasna wax lee sheeg. waxaan ku dhahayaa first move, second move and so on. ........ ha u maleenin in ay meeshaas cayaartii ku dhamaatay walaakiis. cayaari waa galinka danbe
  16. I speak for myself, I don't recognize Djabuti as Somali state period, and I would only recognize if only if it comes back to its roots to Somalia or partly of Somalia.
  17. Oramia I am very sorry that I can not please you at this time. In reality, Allah knows what is in the minds of the subject, and I just hope the subject for the best if that is not enought. I will pass this onto Hassan Dahir Aweys freedom fighter and deffender of Somalians and Oromo because he care about you more then I do and He will repond to you as soon as possible.
  18. Preferably so, Djabuti come to realize as it has being, already, said that it cannot sustain itself, become faible state, or compete with us (it sisters). First, Djabuti started the first step of destruction of our hope of greater Somalia. Secondly, it started to deny our self-determination, and it denied somalians where ever they come from a humane wellcome. All of us saw how unsomali these refugees were treated. 2000's new year eve is example of that-people were living a very remote place with no light. Soomaaliyaa horey waxay u tiri sidii aan kuu siiyey iiguma aadan hanbeyn. Instead, Djabuti took advantage of our ruin state, and I wonder how sencere it will be after joining Somaliland. Mr Geele the spymaster would face the same no less in Mogadishu, Kismayu, and Hargeysa. He always dreams retiring in Hamar Cadey!!1 Don't do as I do, do as you please.
  19. Sheekh kusheegay in ICU ay badaleen uun Jabhadihii ka jiray Somalia Ganacsatada dhoofisa Dhuxusha ayaa codsatay in loo kordhiyo xilligii loo qabtay in la joojiyo dhoofinta sharci darada ah ee Dhuxusha. Ganacsatada ayaa bilooyinkan dambe waxay maraakiib ugu rarayeen dhuxusha si caqli ka bax oo u qalma kumanaan sano inaysan dooneyn in ay dhoofiyaan dhuxul dambe. Dekadaha Ceelmacaan iyo Baraawe ayaa ah kuwa ugu daran ee laga dhoofiyo dhuxusha waxaana gacanta ku haya Midowga Maxkamadaha Islaamka. Dhoofinta dhuxusha oo la mamnuucay ayaa waxaa ka harsan maalmo yar waxayna codsadeen in loo kordhiyo mudadda waayo ayey yiraahdeen waxaa nalagu lee yahay kharashaad fara badan oo ay hormaris u qaateen. Ganacsade dhoofsada dhuxusha ayaa sheegay in ay taageersan yihiin Maxkamadaha Islaamka balse daneenayaan in la tixgeliyo codsigooda. Deegaanada Sh/Hoose iyo dhexe ayaa waxa la xaalufiyay daaqii iyo dhirtii oo ay kooxaha ka ganacsada dhuxusha ka doorbideen xoogaa lacag ah. Dhirmiroodka ayaa waxaa kaloo baabi'iyay ganacsato ka iibisa kuwa sameeya Alaabta Jiifka guryaha iyo xafiisyada, waxaana la gubaa dhamaan dhirta si aan kala sooc laheyn kadibna ay kala baxaan qeybtii ay daneenayaan. Qiimihii kala iibsiga dhuxusha ayaa arrintan waxay ku keentay sicir barar kaasoo qiimihiisa kor u kacay uu dhibaato ku yahay shacabka Soomaaliyeed ee danyarta ah. Ahmad Dahir Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya Maslaha1@hotmail.com Hobyonet. Muqdisho. Khamiis ,Nov 16, 2006 Banaanbaxyo aad u balaaran oo rabshado wato oo ay dhigayaan qaar ka mid ah dadka ka ganacsada qaadka oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. November -16-2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia. Banaanbaxyo aad u balaaran oo rabshado wato oo ay dhigayaan qaar ka mid ah dadka ka ganacsada qaadka ayaa ka socoanaya Baar Ubax iyo Black sea ee magaalada Muqdisho. Banaanbaxan ayaa maanta lagu gubay Taayaro badan iyadoo Haween badan oo isugu jira kuwa Qaadka u soo daga iyo kuwa ka ganacsada ay banaanbaxaas sameenayaan. Dadweyne aad u badan oo isugu jira Rag iyo Haween qaarkoodana Qaadka cuna iyo kuwa ka iibsada Qadka iyo Carrurta darbi jiifka ah ee garaabooyinka ama jaadka la naco aruuriyo ayaa dhamaantood isugu soo baxay goobta. Ciidamada maxaakiimta islaamka oo goobta yimiad ayaa xabado ku kala eryey dadkii isugu soo baxay iyadoo xabadaha markii kor loo rido ay kala cararayaan haddana dib ugu soo labanayaan wadooyinka iyagoo si xad dhaaf ah taayrada u gubay. Arrintan ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii shalay Qaad laga keenay magaalada Hargeysa kana yimid dalka Itoobiya ay maxkamadaha sheegeen in Itoobiya lacag Soomaali ay leedahay ay u gudubto ayey ganacsatada isku dayeen inay shirkadaha waaweyn ee diyaaradaha ee Muqdisho ay si rakaab ahaan u soo saarteen kaddib markii Kartoomo ku soo baceeyeen balse ilaa iyo hadda ay sheegeen in Jaad ay leeyihiin dadkaas oo badan uu ilaa iyo imminka ku xayiran yahay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah Haweenka qaadka iibiya ayaa sheegtay inay banaanbaxan ay u sameenayaan in Qadkii maanta u yimid laga xanibay. Dhinaca kale, Haweenka ka ganacsada Qaadka ayaa cabasho ka muujiyey gubista loo geysanaya qaadka xilli nolol maalmeed badan ay ka helaan dad badan oo ku dhaqan gudaha magaalada Muqdisho. -------------------------------------------------------------------------------- Magaalada Muqdisho oo caawa bandow lagu soo rogay laga bilaabo 09-ka Fiidnimo ilaa waaga uu ka baryayo. November -16-2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia. Golaha maxaakiimta Islaamka ayaa ku dhawaaqay galabta inay Bandow tahay magaalada Muqdisho laga bilaabo 09-ka Fiidnimo ee caawa ilaa waaga uu ka baryayo. Golaha maxaakiimta Islaamka ayaa galabta sheegay inay bandow tahay magaalada Muqdsho habeenkii laga bilaabo 09-ka fiidnimo ilaa waaga uu ka baryayo taasna waxa ay ka dambeysay kaddib markii maanta magaalada Muqdisho ay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wato oo ay sameeyeen qaar ka mid ah ganacsatada Qaadka iyo dhalinyarada ka howlgala goobaha Qaadka lagu iibiyo ee magaalada Muqdisho. Madaxa ammaanka gobolka Banaadir C/laahi Macalin “Abuu-Quteyba” oo bandowgaas ku dhawaaqay galabta ayaa sheegay in Sagaalka Fiidnimo ilaa waaga uu ka baryayo wixii ka dambeeya ciddii lagu arko iyadoo socota ama banaanka taagan ay tahay dambiile. Madaxa ammaanka gobolka Banaadir waxa kale oo uu shegay in saldhigyada ciidamada maxaakiimta Islaamka lagu wargaliyey inay howlgalaan islamarkaana ay soo qabtaan cid kasta oo jabisay amarka Bandowga, waxa uuna intaa raaciyey in Bandowga uu socon doono ilaa inta ay shaqaaqooyinka ay istaagayaan xaaladda nabadgalyana ay dib u soo noqoneyso islamarkaana ay joogsadaan rabshadaha ay sameenayaan dadka qaarkii gaar ahaan ganacsatada Qaadka. Maxaakiimta Islaamka ayaa sidoo kale sheegay in dadka u shaqeeya Hey’adaha iyo shaqaalaha habeenkii shaqeeya looga baahan yahay inay soo qaataan aqoonsiyo muujinaya goobaha ay ka howlgalaan. Waa markii ugu horeysay muddo 16 sanno ah oo xaalad bandow ah lagu soo rogo magaalada Muqdisho iyadoo ay ugu dambeysay Bandow xilligii dowladdii milatariga aheyd mana cadda sida uu Bandowgan uga dhaqan galayo magaalada Muqdisho oo in muddo ah marti u aheyd dagaalo sokeeye shaqaaqooyin iyo fowdo. -------------------------------------------------------------------------------- Banaanbaxyo dad ay ku dhinteen kuwana ay ku dhaawacmeen oo looga soo horjeeday joojinta Qaadka oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. November -16-2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia. Banaanbaxyo dad ay ku dhinteen kuwana ay ku dhaawacmeen oo looga soo horjeeday joojinta Qaadka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Isgosyada baar ubax Black sea iyo Albaraka ayaa maanta waxaa hareeyey banaanbax balaaran oo ay sameeyeen inta badan Haweenka iyo Ragga ka ganacsada qaadka iyo Carruurta garaabiistayaasha kuwaas oo noloshooda ay ku xiran tahay la shaqeynta Haweenka iibiya Qaadka oo ay ka raadsada nolol maalmeedkooda. Banaanbaxyaasha ayaa sheegay in mamnuucida jaadka islamarkaana lagu gubay hantidooda ay tahay mid si aad ah ay ugu xun yihiin iyagoo sheegay inay tageero u ahaayeen golaha maxaakiimta balse imminka si aad ah uga xun yihiin. Isgosyada ay maanta ka dhaceen banaanbaxyada ayaa ilaa iyo hadda inta la og yahay waxaa ku geeriyooday hal qof iyadoo ay jiraan dhaawacyo kale. Mid ka mid ah dadka maanta banaanbaxaas dhigayey oo HornAfrik wax ka weydiisay arrintan banaanbax ayaa sheegay inay banaanbaxa wadayaan, maxaakiimtana ay rasaas ugu jawaabeen maanta. Sidoo kale, Haweenka iibiya Qaadka ayaa sheegay inay qaadka ka masruufan Carruur badan oo Aabahooda nooleen iyagoo sidoo kale xusay in Haweenka inta badan Qaadka iibiya ay yihiin kuwa ay ku kaliftay daruufta waxa ayna sheegeen in imminka aaney heynin wax shaqo ah marka laga reebo Jaadkii laga joojiyey iyagoo xusay in golaha maxaakiimta Islaamka ay u sameeyaan mashruuc ay ku howlgalaan si noloshooda ay uga soo saartaan. Haweenka ka ganacsada Qaadka ayaa sheegay in hanti badan oo jaadka uga jirtay looga gubay iyagoo ka xumaaday in marka hore loo baahnaa in lagu wargaliyo si ay uga digtoonaadaan balse ay xuseen in Qaadkii shalay laga gubay uu ka yimid dalka Itoobiya kaas oo cadowtinimo kala dhaxeyso dalka Soomaaliya islamarkaana ay dowr bideen inay dalka Kenya ka keensadaan kuwaas oo soo marsiinaya diyaaradaha ka shaqeeya Muqdisho iyo Kenya balse ay sheegeen in golaha maxaakiimta markii ay dareemeen in waxa la sido uu yahay Qaad ay u diideen inay kala soo baxaan garoonka Muqdisho taas oo markii dambana la gubay. Hantidaas ayey sheegeen in golaha maxaakiimta looga baahan yahay inay gartaan inay leeyihiin shaqsiyaad loona baahan yahay in aan hantida qofeed lagu ciyaarin. Banaanbaxan maanta laga sameeyey magaalada Muqdisho ayaan aheyn kii ugu horeeyey ee ka dhaca goobaha ay ka taliyaan golaha maxaakiimta iyadoo banaanbax midkan la mid ah hore looga sameeyey magaalada Kismaayo kaddib markii lagu soo rogay xayiraada Qaadka Don't do as I do, do as you please