
Nephissa
Nomads-
Content Count
3,852 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Nephissa
-
Originally posted by Zafir: ^ . Wey igu fiicnaan laheyd kastuumada Layzie oo qufulka laheyd in aan qabi lahaa. . FB: jabkaygaa ku qoslee haye? :mad: edit: Layzie, I know eh! xataa suu iigu soo socday, ana gadaal gadaal ugu socday, miis aan korka kaga dhaacay..
-
War jini haku fareeyee naga tag.
-
War heedhe maanta oday reer waqoyi ba i garaaci lahaa, walahi. Somali rest. aan lunch ka order gareystay, when I went there to pickup my order odaygan and his wife were standing at the counter opening the food containers oo weliba bariiska faraha dhinac kaga taabanayeen inuu kulul yahay iyo inkale si ay u eegaan. Anigu I was just standing there waiting for the waiter to come back so he could give me my order, markuu yimid, intuu wixii meesha saraa bac iisoo geliye kuyeee waakan. Iyaaah??? I said, I ain't taking this shidh, dadkaan baa faraha gel-gelinaayaye mid kalee iisoo samee! Luckily naagtii meesha ma joogin markaa, but the oday was there. Intuu xanaaqay, uu waashay! "Dee waaanu gelinaynaaa, haddaaanu rabno waynu iibsanaynaaaa, sidaad u hadashay si wacan maaaaha..dooni maayo maad un tiraahdid" I said addeer calm down, anigu sababtan ku diiday waa inaan dadka usheegaa so they could make me another one..! Caqligiisa Inay far-fareeyeen in la sheeguu diiddaa ka waran. Haday naagta joogi lahayd horta waaba i rifi lahayd. Asoo sii caytamaayo oo nimankii meesha lahaa bar-baryayaan baa iigu dambeesay. Walaahi gacanaa nii taagay, gar idima gasho.
-
Originally posted by Kool_Kat: ^What is he gonna do, rape her too?lol Kaxxx kaxxx kaxxx . Naa iga aamus iimaanka beel, walahi ma nooli. Uhh uhh, I can't breath. Layzie, war baa haysto!!! . Kastumo quful leh inay ku seexato waaye habbeenkii.. kkkkkkk.
-
^ Odaygaa arimahiisa hadaadan isaga harin, adu laftaada khatar baad ku jirtaa. Be afraid, very afraid.
-
Beenta dhaaf. Waa uunsatiin markaasa welibo catar-ka al-boukhour dhagaha gadaashooda marsataaan.
-
Lixdu waa: 1- Qoslaaye 2- Quursade 3- Qab-wayne 4- 5- 6- In simple plain Somali ninku wuxuu yiri: Qoslaye markuu qoslay Quursade wuu carooday. In asaga la haystuu u maleeyay. Hayeee, hadane Qab-wayne baa isa soo waaalay.. Waa iga intaaas.. . Bal hadalka or gabayga rather micnee intiisa kale Khaalidoow ina addeer.
-
Originally posted by Valenteenah: The one where she waits for her husband to return home with a jug of milk in one hand, a belt in the other and with her googarad duluc held with her teeth because she doesn't know what he would like to do first - drink the milk, beat her silly or shag her. LOOOOL. What a mental image! I'm picturing Val bitting her duluc. Kkkkkkkkkkkkk, and her hubby screaming out: "Naa isa sii tuur, waan soo socdaaye" from miles away.
-
^
-
KK: Warkoodaba ma fahmooside, maa isaga hart!d qalda.aan wiiqyaasha??? . Madax xanuun jeclaa gabadhaan..
-
Originally posted by Hunguri: Kool_Kat, wallaahi been maad sheegin. North-ku siduu udhanyahay waa dhul udgoon. Waxyaalaha udgoona laga jecelyahay. Waaka cudur daaranaya, caayna igama aha. Laakiin South-ka xaggaa uduga iyo dhinacaas waxaad mooddaa inay ku gaabiyaan. Waar qolyo reer South ahoo xaafaddayda dhinac ka daggan. Dee waan ku raaffaa inay uunsi iyo wax udgoon qaybtooda guriga ushidaan. Waa xaqqiiq anigu aan arkay! Alla ha sahlo ^ Xashaaa lillaaah! Xaar weyso ma galo. Maantana ma tan baa la soo shir tagtay. Anaga edeb iyo anshax baa nala baray, caay afkeena ma karto, inaba! Markaa waa kuu kaligaa..
-
Originally posted by ThePoint: I think the bottom line is that 30+ means you are less than 10 years from 40 - which is really the cutoff for having children and a home life. You're looking at diminishing opportunities for marriage let alone finding the right partner at least in our culture. It's important to be aware of this and make a choice rather than just stumbling into it. Not entirely true. Most cases the cut off age is 53, not to mention the help of hormone pills women can be fertile past 60. Woosh! There we got another 30 years to produce. Faaraxiintina kalee is waalaayo; you are certainly not the last men on earth y'know? There are successful men of other nationalities ready to snatch Somali women right under your fingers, no matter what shape or age.. waa isku dil hablaha . Idinka uun inikoo lugo xun ha soo dhihina: "these bijis go for the ajanaanibs, nama rabaan."
-
Originally posted by Ghanima: Afkaaga control gaaree, adgubaa your mouth could be described as "jalmad qaxwa heesa". . KK: Heesihii noo sii wad Ubaxa kacaanka .
-
^ U sheeg bal. Jimcaale, kacaan beeel. Anoo kacaan diid ah aan dhashay. In 3rd grade I beat up Siyaad Barre's grandaughter and her older brother in 4th grade oo usoo hiiliyay [maybe hornafrique and his lill sis MsWord inay ahaayeen ] - maxaa ka rabtaa hee, I was almost thrown in jail LOOL.
-
^ U sheeg bal. Jimcaale, kacaan beeel. Anoo kacaan diid ah aan dhashay. In 3rd grade I beat up Siyaad Barre's grandaughter and her older brother in 4th grade oo usoo hiiliyay [maybe hornafrique and his lill sis MsWord inay ahaayeen ] - maxaa ka rabtaa hee, I was almost thrown in jail LOOL.
-
^ U sheeg bal. Jimcaale, kacaan beeel. Anoo kacaan diid ah aan dhashay. In 3rd grade I beat up Siyaad Barre's grandaughter and her older brother in 4th grade oo usoo hiiliyay [maybe hornafrique and his lill sis MsWord inay ahaayeen ] - maxaa ka rabtaa hee, I was almost thrown in jail LOOL.
-
^Aliyah, too late, I already saw what you wrote. KK, waa kaa shakiyee, islaanta eedaddaa miyaa? .
-
Originally posted by Kool_Kat: ^Heedhe saas ma'eheen, ee waxay aheed: Subax walba Saacad walba Saadirkaan ubarinee Aabe Siyaad Sareeye noo ahoowee... Well, that's how I remember it anyway... L000L. Waligay saas ma maqal, ileen shoow wuxuu la bixi waaayay, subax kastaa u duceen jirnay?? Kiiix kix kix. Most of those kacaan songs waan iska heesi jirnay micnahooda xitaa yaa kasaayay? Guulwadoo siyaadki subax kasto aan heesi jiray xitaa the right lyrics haddaan maqlay, 20+years later. I always sang the: "barbarooni, baasto fiino,leesku daray macaan badanaa.." remix.
-
Labadaan bari accusationka aad jeebkaaga kasoo baxsatay xee tahay? Kan Barawaani waaye, Soomaali ma'aha [as though Reer Baraawe Soomaali ahayn]; heblaayo C/llaahi Yuusuf ayee la safantahay. What happens in a thread stays in that particular thread, no need to drag it into other threads. As a Mod you should know that simple rule . Teeda kale, the buraanbur came out righ afer the IUC came into power. Anu shalay ma dhalan af Somalina waan aqaan! Dadka Xabaalaha badinayo oo nabadda diidan = IUC "Misane diidaan waxii daawi dhali lahaaa" = Yeey and his stooges. Adigase, waxaaga khasab miyaa? Aniga si baan u fasirtay, adna si baad u fasiratay. Dadka wax sanka lagama geliyo, version kaygaa sax ah ilaawa ilaaa haday kaa tahay, dhib baa ku haysto. KK: Ku kacay dhiigaa ku kacay! may you break a rib while jumping.
-
6 long pages oo nac-nac ah! [subax walba, saacad walba kasha iiyo laabtaan kaa salaamay aabbe siyaaad..] Istaaagfuruulllaah!
-
Originally posted by Yaabka-Yaabkiis: Nothing wrong with encouraging your bf or husband, your goal is to marry the good man ---making him a good man wax xun maaha...again let me ask you invested intaas oo lacag ah to get Career..why not midka aad nolasha la qeebsa laheed..yaab! daaweeey rabaan dadkaan( i meaan gebdhaha somaliyeed) Addeeroo macaan, kaan nolosha la qaybsanayo marka horeba he has to be up to my standards; a successful, handsome, fit, devoted man who is 6'5 . A guy has to have a brain and know how to use it. Invest-garee kulahaa, GAWD..grab a brain...seriously. Who wants a partner they don't value? Nin istaraasho ah, xagee geynee? Illahaaw naga hay.
-
Originally posted by Pucca: its the mascara making her cry, happens sometimes. ^ or onions. Actually I'm crying now, after reading Skipper's comment about the "lazy Som-Canadian men." Sadly, I know that there are a lot of ignorant people on this planet that would rather chew off their own feet than have someone like Zafir serve them a meal for example, and that made me weep.
-
Isku dhiig ma nihin malaha. Waxba dhiiga ima kicin. Islaantu waa pro Yeey. Waxay u dan lahayd, wadaadada. Qayladeeda horay ha ii dhaafto.
-
I think the investment should be a good man. Build him, encourage him.Instead of a dead end career 9-5. Where's KK qax qax qax ha tiraahee? Build and encourage him kuye, L000L. Reminds me of my ayeeyo: "Mid uun iska jaf-jafta." If they want someone jafjafo, to treat them like a child..go back home to mummy!! Muxuu kaasi 'sistas' ka u sheegi? Unless, he's willing to stay home to look after the kids and do the ironing.