
Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Buaale Oo Hawada Ka Maqan Iyo Maxkamadaha Kismaayo Oo Ku Baaqay In Mutawaciin Loo Diro Gudaha Itoobiya Iyo Col.Fartaag Oo La Hadlay Saxaafadda Oct 23,2006 by B/Xaawo-Gedo-NN Ilaa iyo hadda ma jiraan warar rasmi ah oo ku aadan qasaarahii dhowaaca iyo dhimashada ee soo kala gaaray ciidamada wasiirka Gaashaandhigga iyo kuwa maxakaamiimta oo dagaal uu dhex maray shalay degaano ka tirsan gobalka Jubbada dhexe. Warar ka imaanaya magaalada Jilib ayaa sheegaya in dhowaacyo dagaalkii shalay ee dhanka maxaakiimta halkaasi la soo gaarsiiyey, halka dhaawaca dhinaca ciidamada wasiirka gaashaandhigga aan ilaa iyo hadda la soo gaarsiin magaalada Baardheere. Ma jiraan warar sugan oo laga helayo degmada Buaale oo khadka isgaarsiinta ah ay ka gonayd tan iyo markii ay labada ciidan ay isaga horyimaadeen degaano ka tirsan gobalka jubbada Dhexe,halkaasoo la sheegay inay shacab badan ay ka qaxeen. Col.Deeq Caabi Faarax oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee ciidamada wasiirka gaashaandhigga oo sheegay in dhinacooda ay ka dhinteen 5 qof, halka dhowaacana uu ku sheegay inay yihiin ilaa iyo labaatameeyo oo ilaa iyo hadda la keenin magaalada Baardheere. Isku socodka gaadiidka gobollada jubbooyinka ayaa ah mid aad u adag kadib markii ay halkaasi ka curteen roobabkii dayrta oo socon doono ilaa iyo muddo seddex bilood ah. Dhinaca kale, Col.Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee ciidamada xoogga dalka Soomaliya oo u warbixiyey saxaafadda ayaa sheegay inuusan asagu joogin goobtii ay dagaaladu ka dhaceen ee degaanada Buaale. Col.Fartaag ayaa hadaladiisa ay ku soo aadeen kadib markii ay qaar ka mid ah saxaafadaha qaarkood ay shaaciyeen inuu ka qeybqaatay dagaalo la sheegay inay ka dhaceen degaano ka tirsan gobalka Jubbada Dhexe. Dhanka kale, masuuliyiinta Maxakmadaha ee kismaayo oo ka hadlayey munaasabada maalinta ciidda ayaa ku baaqay in la balaariyo Jahaadka maxaakiimta ee ka soconaya guadaha dalka loona gurmado mujaahidiinta ka dagaalamaya dhulka soomali Galbeed ( ******ia) ee dowladda Federaalka Itoobiya. Sh. Maxamed Axmed oo ku magac dheer (Maxamed Cadaa) oo ka tirsan Maxaakimta Kismayo ayaa isagoo la hadlayay dadwayne oo Salaada Ciida kaga qayb galay garoon kubada cagta lagu ciyaaro ayaa waxaa uu ku baaqay in la taageero Dhadhaqaaqa Xoraynta soomaali galbeed ee madaxbabaanida u dirirayay tan iyo 1992. “ waxaa loo baahan yahay in la is diiwaangaliyo oo mutawaciin ay is qoraan oo aad naftiina iyo maalkiinaba bixisaan si gacan loo siiyo walaalaha itoobiyo Gumaysto†ayuu yiri sheekh Maxamed Cadaa oo lagu Naanaysay ninkii masriga ahaa ee lagu magacaabi jiray Maxamed Cadaa oo hogaaminayay 19kii nin ee Carbeed ee gaystay weerarkii 11 september ee lagu qaaday magaalada New York ee dalka Mareykanka. Maleeshiyaadka Maxaakimta ee ilaalinayay dadka tujinayay salaada ayaa alaahu akbar ku qaylinayay markii uu wadaadkaas uu ku dhawaaqayay in ay gudaha dalka Itoobiya ku balaarinayaan hawlahooda. B-Xaawo-Gedo-News Network Kismaayo-Gedo-News Network
-
Aniguba dambi intaa ka badan dooni maaya intaan galayne alla ha iga cafiyo. Cafis iyo masaamax sxb and Ciid Mubaarak. p.s. I didn't concede anything! [Don't have a hear-attack tomorrow when you see the truth that I have known all day]
-
^Haku fakirin. Dad kale ha moodin, nabadu iyo dagaalku wax ka daxeeyo reerkaan ma yaqaan. p.s. Waxaa xusad mudan dhe-dheg ku faanayo dhe-dheg kale libintiisa. Tollow ma niyad-jab intaa le'eg baa ku abuurnaa?
-
^Tisk tisk the tribal sensibilities you try so hard to hide from the sections that doesn't concern it is sneaking out. Better keep a lid on it..we wouldn't want a few liners from Dhuracas to crack that beautiful demeanor now, would we?
-
^Dhurcas spoke his prophetic words before the halgan even begun!
-
It must be an special EID for haraadigii Moorgaan. Haday dhacdabo, libin iidnaan u shaqaysan tallaw maxay idin tari? Shuqul gabay baroow wanigii sheekadiis dhigaye Wanigii shakalka iyo ku xiray shabaq aan sideen. Shib waataan kairi maansadaan sheeqa ku ahaa. Teer iyo shir qaran waa teey iga shareernaaye. Waatii dad badan iga shakiyay ina shuqeyeene. Mid shidkiisi galay caawo aan shiinka ka higaadsho. Shalaay waa ku iman dhiigayag qoom shafecsaday. Ma shifeysan jirin godab ninkii nag shaqestaaye. Qabilkii shar noo maamulaa guul mashiiqsado. Shido iyo xuman kam helno iyo shir iyo dulaan. Mashuqeeyno deegamadaan sheeda wad naale. Sharaf baan wax kula qeybsanaa shacabka soomaali. Intii nabad lasheel sheelin karo waan u shin tirinaa. Dabka nalgu shido malinkuu shuuqa damin waayo. Sheekad markii la isku dhaho lag shil roonaaye. Ayaan sida shamsad iyo dayax shaac u noqonaaye. Dad ninkii shanshad buuxsantay iyo kibir ubeen sheego. Dharaar shaahid loo wada yahaan kag shaneynaa. Shisheeye iyo sokeeyab horuu nooga marg sheegi Cadkayag nin shiiqsad la waa shuunkas toos yahay. Shaf nalooma tuma goob dagaal am shihiid yaale. Shahaado iyo cadeen waxaan laheen sheego maqaane. Libin loo sharuutamay aneey shir iga racdaaye. Inaan been ku shomeen ragbaa iiga shaahida. Waxaan gabyga aad ugu sharaxy uguna shiidaaday.. Damiin baan wax ugu shegayaa shaqlka waaween. Shilkii reer kismaanyo iyo kadhacay shacabka reer waamo. Shukanta iyo ragii lagal dagay shirarka baabuurta. Oo dumarka lagu shiish baray oo ubadku shandheeyay. Shilalkii ladhigay boor dage iyo shiradii loo toogtay. Shanqari kam danbeen baa layiri wali shabaxii. ********* shantaan bari haduu farax ku sheekeystay. Sharibad haduu daray lib aan waligii loo sheegin. Shin hadeey noqdeen wax wadnah shiil kaga taalba. Sideydii haduu shaar libaax harag shabeel qaatay. Shulah haduu maro wad dhigtoo shaal garbah sartay. Shirib hadeey lasoo wad tunteen sharic iyo toonka. Hadaan shaamreer dhicin ilamd sharibad qooyso. Maxaa shalay inoo waday hadaan sheeko ku idlaanin. Shalaayto iyo haraan hadaan lagu sharkoobin. Shirka odaydii dhigay hadaan shaaca laga qaadin. Baqaarad hadaan la iska shabin sheeyna lag qaato. Hadaan bahal kushirin mayd wadad shalay ku ruux waayay. Shan iyo toban hadaan habaqle dhaxay shoorka jabin waayin. Bada dad isku sii shubay hadaan moori kula shiidin. Shixnadihii iyo hadaan donyihii laisku shubi waayin. Shuf hadaan lanoqon ebaheey loo shukriyi waaye. Shab hadaan la oran otangadii shaly la oodeeyay. Shafkeey kacayshee xero hadaan shaah lagu iibin. Shiraac iyo hadaan teendho iyo kaar lawada sheegan. Shirqoolka iyo hadaan damac iyo kibirku shaashoobin. Showshoowda badan iyo hadaan shoorku socon waayin. Shuruubah hadaan lagal baqin shegashda ciida. Haduusan shadafah kaguran koonfur shacbkiinu. Ama eeysan shaqalo iyo noqon sheegad nal jooga, Sidinaan shiraac doon leh iyo shuud kusoo galay. Sharafkaan ku dhadanhayna iyo shicirku waa beene. Sheeb iyo shabaab nabdii hadii showri lagu tuuray. Oo uu shirka u yahay *****gu wado Shacuubtiisu Ama eey shufta u wad yihiin shuushka bixi waayay. Shiinah dad le,eg waadinkii sheegan jiray waaye, Waxaan soo shamiray xoogagii idinka shelnaaye. Shankaroorta gorteey sidii buda idiin shiido , Am laisku kiinsoo shafoo faro la idiin sheegto, Shinbiro saa tihiin uu galeer aad u shabkeeyay. Shabad weeye kugu taal in aad shagax dhaheysaan, La' iskuma Shabaho darjo aan kugu Sharifneen. Shafka looma tumo geesinimo aan shisho aheen. Shaxshax maahan meel lagu shuf baxay in aad shirnataan, Idinkoo shalwady baad guryihii sii sharxateene. Niman sida guurtad shinidaad kugu shamuumaayo. Oo wax eey ku shaximanyihii aana lashegeynin . Shakilad waxaa kaa dagay ciidan kuu shaxaye, Kuwii ugu shideysnaa ayaa sheeda kaa tubane. Kol haduuba shiishkoodu yahay shaafka aw magan ah Shantarkaan jubad hoose waa kaa shramahayaa. Inta eeya shacuurtu is badalin oo shaagu soconaayo. ********* halkaad shaly katimid shaahid ugu guuro, Iskuna shuba shilabteed bari shekadii xiraye.
-
^Kan kale igu taabo.
-
Try it now sxb. Originally posted by Nayruus: ^^^ no doubt in my mind that the will of the Somali people will prevail. Labo borobogaan haddii ay sinaadaan ka kitaabka haysta ayaa run u dhow; mirqaankuna ka fog yahay... You don't know what the will of the "Somali people" is. Somali people is not a singular entity and obviously all the people engaged in hostilities are "Somali people". Interesting how you came back this day of all days after an indefinte length of absence (if you were). Ma waxa Muraad keenay iyaa aadna ku keenay?
-
The Somali army forces are prepared to defend the motherland
Gabbal replied to QabiilDiid's topic in Politics
Originally posted by Allamagan: Just a side note: They (in xamar) are the ones invited the ethiopians to Somalia, then they have to fight agaist it. Ninkii darbiga kuu ahaa hadda xabad la soo aaday, ha arkeen waxaan ka horjoognay. Xamar waxaay ku huruday kuna dhisantay kuna noolayd darbiga Gedo, Bay & Bakool, the Amhaaro gateway to Somalia, waligeedna soo dhaafi weysanayd haddase ooy Xamar udhawaaqatay ayaga lee waaye. Malintay ku dhawaaqeen Kismaayo bey ku duulayaan yuu HornAfrique sheegey waxa soo socdo. Kismaayo sent a ripple that destroyed the equilibrium that existed ever since the major battles had ended in the civil war. Waxii la ogaa ha arkaan. -
This is the same website that reported of a fictional clash in Jilib a week ago and over 20 technicals falling into the hands of the ICU. No such even took place and your lack of knowledge about international journalism shows when you called the AFP "neutral". AFP, Reuters, AP, etc are all what we would term "war kasoo xigasho". Btw expect the AP to report an event prior to Reuters which would always report an event prior to AFP.
-
^I'm starting to think this "Juje" is a psuedoname sxb.
-
Duke It is interesting how AllPuntland reported what I was able gather over 8 hours ago. That Barre captured 8 teknikos during the fight and numerous others after the entity tried to retreat towards Jilib but could not because of the rain and the mud that formed as a result of it. Also, my information about the two cars Barre lost match with that of AllPuntland's. The first car he lost, his personal car, took place early on when he fought by infantry with only that car as backup. Appearently the car hit a land mine and the other car became stuck in mud after Barre called in his teknikos during his retreat when it became appearent that the infantry was no match for the teknikos of the other group (the time when Abdulahi "Ejka" Warsame gave Shabelle and the others the thumps up to go with the story of their "victory"). If what I am told turns out to be true, what a defeat they suffered after that mis-thought "victory". As Waagacusub said: Dagaalka ka soconayo bu’aalo oo labada garab dhinac ka mida la soo weriyay inay si wayn ugu jabeen oo hubkii looga furtay We will have to wait for verification however.
-
Eid Mubaarak oo wacan.
-
Wax walba waa la ogaan inshallah.
-
Helitaan hadii lagaa rabin maxaad la calaacalaysaa marka?
-
^Adeer ma helitaan ayuu kaa rabay?
-
^What's your problem? Ninyaho cadifad qabaa'il ee aad xun baa kugu jirtee iska dawee. Teer iyo markaan magacaagu arkay, 95% of your posts have to do with but one thing.
-
^Gedonet is a responsible site. They are waiting for the dust to settle rather then indulging in propaganda. p.s. That was on earlier this morning; let's wait for the next update. If Barre lost, I am sure it will not be kept a secret and the same if he has won.
-
Saraakiisha ayaa waxaa kamid ah Deeq Ciise iyo C/laahi Fartaag Pragaon, the earlier name is Deeq Caabi and the "masuul" who spread all the lies is the same one who gave contradicting reports on Beerxaani when he once said they "did not find any militias" there and then said "we found them and disarmed them", both of which were far from the truth.
-
The Allpuntland report is exactly as I had heard this morning after calls with Africa. One should always keep in mind that the man from the other side, Abdullahi Ahmed Warsame, who announced they had defeated Barre Hiriaale and captured numerous teknikos is the same one to have denied Barre was near Bu'aale few days ago and gave contradicting reports on Beerxaani two weeks ago. If you remember Duke, he told Shabelle there were no militias loyal to Barre in Beerxaani while telling HornAfrik/Qaadisiya and others that they had found and "disarmed" them, both of which were far from the truth as less then two days later the Beerxaani boys striked within the city of Kismaayo itself. Inshallah waa la ogaan indhawaalba.
-
^Joogso dee.
-
^Unusual?
-
^That is because all the pro-Mogadishu news sites reported that Barre is the one to have moved first and started the fighting. That has been proven to be false. A sahan of Barre's collided with the entity and then escalated into large-scale battle. I am betting that spokesman for Barre denied the war prior to the escalation.
-
^Technically there has been no propaganda reporting from the Barre side; check Gedonet. And you made me laugh wallahi with the interview.