Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Som@li

  1. Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by General Duke: Mr Bare is the suprise people.. Well done. Lixdan cod buu helay odayga...Very well done... Good Job
  2. Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by General Duke: Mr Bare is the suprise people.. Well done. Lixdan cod buu helay odayga...Very well done... Good Job
  3. Ms DD, I don't think, and this looks like a landslide victory for Sharif, so he does not need runner-up.
  4. Any news on Madoobe and Nuur Cade, How many votes did they get?
  5. I knew Maslax had a big chance, but Sharif will win and Maslax for MP post.
  6. It is him , and great role model for the islamic world.
  7. ^Actually in 1991, Puntland was one of the names on table, before they choose Somaliland, so Waraabe is right on this one. They guy should be in mental hospital, I wonder if people who chose him were sane?
  8. Garaad is angry and has a right to protest, Puntland xaraan bay ku dhisantahay. Laakin what makes you think he wants to be with Secessionists? No Way
  9. sure they gonna loose, what do u represet?
  10. Som@li

    Your avatar~

    Walahi caadi Maaha, Wareer.com
  11. where is you? My "Somali team" coming up,
  12. Som@li

    Your avatar~

    ^Which one is at the politik section?
  13. XILDHIBAAN CAWED AXMED CASHARO OO ISU SOO TAAGAY XILKA MADAXWEYNENIMO EE SOOMAALIYA Jabuuti: Xildhibaan Cawad Axmed Casharo oo isla markaana ahaa Afayeenka Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in uu ku soo biiray loolanka Maxdaxweynenimada Soomaaliya xilli uu shir jaraaid ku qabtay shir ay xildhibaanada ku lahaayeen dalka Jabuuti. xildhibaan Cawed Axmed Casharo ayaa ka mid ah siyaasiyiinta ugu miisaanka weyn dalka Somaaliya, waxaa kaloo lagu xasuustaa in uu ka mid ahaa shaqsiyaadkii wax kasoo dhisay maamulka Puntland dhamaadkii sagaashameeyadii. Xildhibaan Casharo ayaa muujiyey inuu kalsooni weyn ku qabo baarlamaanka dowladda iyo midka kale ee ARS oo dhawaan la ansixiyey ku biiritaankooda baarlamaanka Somaaliya, wuxuuna hoosta ka xariiqay inuu balan qaadayo nabad iyo xasilooni oo wadanka ka dhalato hadii la doorto. Xildhibaanka ayaa ah shaqsi mudo badan ku dhax jiray siyaasada Somaaliya, waxayna dadka siyaasada uu dhega nugul ay ku sheegaan inuu yahay shaqsiga kaliya oo fahansan boogaha xukumada federaalka iyo wax yaalaha curuyaamiyey, oona hadii uu xilka ku guuleysto uu Somaaliweyn midnimada uu gudbin kara. Xildhibaanka ayaa ah shaqsigii labaad oo kasoo jeeda gobolada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari oo isu sharaxo xilka madaxweynanimada dalka Somaaliya, iaydoo uu horey xilka isu taagay Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalla oo wasiir ka ahaa dowlada ku-meel gaarka. Waxaase jira musharixiin kale oo jagadaasi uu hanqal taagaya, kuwaasi oo isugu jira kuwa dowladda federaalka ka tirsan iyo kuwa banaanka ka ah, oo iyana horay uu soo qadimay musharaxnimadood xilka madaxweynanimada dalka Somaaliya. Dhahar.com
  14. If the full list is Ahmed's clan, and will solve Somalis problem, so be it, Laakin wax matare in meesha laga buuxsho, iyo nin aan feker iyo aragti lahayn, dadkiisana metelin, ee baahi meesha geysay, intaas uun baa dhib ah, sidaas bayna noqon, War yaa reer hebelooy baa laga naadinaayey Djibouti baan maqlay? Nin Baahani waa Gun.
  15. Yes, He is the SOL representative of Al Shabaab, so make a good relationship with him, in case things go out of control like Baidoa.