
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
lol@ Bob, Meesha wax yaabo badan baad u fiirsatay, Wanaagga lama fiirina waa la is yiri da' baa kug soo bixi. Dumarka da'dooda yaa way diiya, Taa waxaa dheer, waa jirtay qaar aan ku aqaanay Kenya, Many years ago, ba weli waxa ay aaminsanyihiin, oo indha adagy raba in ay kugu socodsiiyaan da'dii sponsorka lagu soo kaxeeyey. Mararka qaarkood beentu marka aad caadaysatid, qofka sheegaya baaba rumaysta, oo aamina. 40+,lol, mala tii akhriska baa jeebka sare ku qaadataa,laba sano ka hor baa la ii qoray mid aan wax saas ah lahayn, ma isticmaalin, Markaa waxaa aan hada isku arkey watery eyes, anoo internetka dawo ka raadin baa bogaas helay. Qubadana sidoo loo cunaa? soo maha diin Badeed! Mida kale inta quba risiq laga doonayo ma wax kaloo la cunaa la waayey. , mise bahasha wax yaabo kale baa loo cunaa.
-
Innaa lillaahi Wa Inaa Illeyhi Raajicun, He was very talented.
-
I used System Mechanic Pro sometimes to recover deleted files etc.
-
That is what happens when you put your face on the net, Good luck on your search.
-
Obama does not have what it takes,Muammar Gaddafi was right about him,Mccain will win.
-
Waw, Victoria falls, That is beautiful. Hmm Laas Qoray. :cool:
-
^And will he pay half the bill?
-
Originally posted by sunaari: I am not sure if they still do this habit, but I remember in Burco, if you order food and you are unable to finish the food, fellow next to you will ask to finish for you. It happened to me more than decade ago in Burco. We wait for Al Burcaawi to answer this!
-
Wiilo soo dhowoow, si aad ah baa laguu tabey.
-
Irani news agent, the same agent which reported Yeey was slapped by Gabre.
-
It is sad that ICU is now divided. Soomaalidu ma leh wax tanaasulaad ah. War laban Oday baa u muuqda. VS
-
Radovan Kradzic arrested! Now lets get Gen. Morgan!
Som@li replied to MAXIMUS POWERS's topic in Politics
Afweyne , Gabyow , Gaani and Morgan? where are the rest? All war criminals must face justice! -
Stop being nosy and questioning the poster, and send some rocks if you get them. JB, will be the perfect person, and DHL has a base in Hargaisa, Somalia.
-
Lol@ Bob, KK, warka waxaa kuu cadeyey BOB, sheeko dumar duul baa lagu ogaa, markaa Raali gelin bixi.
-
Newly trained TFG forces arrive in Baidoa; two victories over Al-Shabaab
Som@li replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Hassan6734: ****** ***** ***** [ July 23, 2008, 01:54 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] -
War meesha ma dabayl baa martey
-
I can't imagine the trip from Lasqoray yesterday travelling the whole night until early this morning Welcom back, I hope in aad kaluunkii Laasqoray ka soo dheregtay.
-
this should be in Women's section! Gossip.com
-
Congrats Man_in_Malaysia
-
over at 6 PM, that is not a wedding! what a waste! Mixed or not, Tapes/DVDs will make to the Public, and are in HIGH demand.
-
Red Sea, Sheekadu ma ka daba tag bay mari, Saxib you are over doing it, You may need a break like JC. Ibtisam, Why don't you face Xidigo yourself? I wanna congratualte Xidigo, the star of this month, for winning the depate in the other thread. Good job Girl
-
^lol, dhiiga bayba kugu kecin, Khatar cadiim. Sangub ma saas bu ku danbeeyey, Aduunyo.
-
and what was the cause of her death? AT&T, You have to repent, otherwse she will haunt you forever. BTW, are you enjoying by naratting this sick story over the net? Mate, you need an immediate medical attention.