
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
there is also a dish called Nafaqo
-
BUR SANBUUS BAJIYE SHUSHUMOOW ?? shushumo soo shuuliyo maaha? KACKAC BURYOOSH ? KORNEETO ? I CUN I CLAANJI ? XALWO SISIN LOOS QUNBE DEEGAAN ? MURCOOD ? JINNOW ? CANAB, GOB MAREER TIIN TIIN CAAD ? QOONE ? QAMIIR MUUFO MUUFO BARAAWE CANJEERO MALAWAX UKUN MUSHAARI SUQAAR BISTEEKI KOOSTAATO ? DHIBCO ? KALAANKAL AROOSTO ? BOOLO? BARIIS PAASTO FEDERATION CANBUULO SOOR FALFALIIR HILIB ARI HILIB GEEL HILIB LO' BARRI KURUS BEER KELI TIRIBO CALOOLEEY MALAAY MOXOG WAAANBE ? QUULE ? GOCOSO MESAGO SALBUKO ? CANBE BABAAY MOOS LIMO UGUNJI LIIMO DHANAAN BAMBEELMO QARE YAANYO BAAMIYE BASBAAS TOON BATAATI BARBAROONI QAJAAR KOOSTO ? ISBINAASH BASAL KABSARO CALEEN FILFIL XAWAAJI SHAAH BUN QAXWE QURFO HEYL DHAGO YARE JOOS SANJABIIL SOKOR CUSBO CAANO GAROOR SUUSAC CAANO MAC CAANO BOORO FARMAAJO JELAATO BARAF NACNAC KULEYL MIINTO VIMTO SHARBEED MUSHAKAL Waxaad ilowday, Shubaal, iyo KK, oo ah kibis/kimis iyo Maraq, Waxaan umalyn inta aan saaray calaamatul suaasha, jeebka kala soo baxday,
-
Adoonyooy xaalka be', Tani waa ii dhinayd,
-
^lol,Islaan suxulo baruur eh Nuune, Saxb shurbad waan fahmey,
-
Addis Ababa: AU broker agreement PM told who has constitutional power
Som@li replied to General Duke's topic in Politics
Nuune, waa suaal meesha taal, Maxaa geeyey Addis? Iyagu miyayna is af garan karin? Soomaali meeyayna ahayn? Sidee bay ku dhacday in Tigre ukala turjumo. -
salaanta badiya 2 or 3 months before ramadan. lol, Kalaasik baryootan. Mushaari, :confused: , maybe it is wat arabs call Hariisa,
-
Unknown Soldiers, indeed.
-
Originally posted by Che -Guevara: Dabshid..Atleast do the dishes. Marti Weel dhaq loogu daray xagee ku aragtey, , What about Suxuur? it has been long since I had suxuur. Sareen is the best to go.
-
armu calafkaga so dagdagaa. Bal kafikir... U sheeg Pucca, Che, Saxb, Bisha Ramadaan ducada waa la aqbalaa,
-
Addis Ababa: AU broker agreement PM told who has constitutional power
Som@li replied to General Duke's topic in Politics
positive news, Meesha is qab qabsi in uu waqtigu kaga dhamaado, iyogoo hawl badi sugayso waa doqonimo. -
Qofta Aaliyah ma naxayso, Anna waxaan islahaa Maalin afur u dooono,
-
Boorash Hilib lagu walaaqay, :confused: Ma Harisa tan carabtu diraahdaa? Aad bay u fiican tahay waana arkey ramadaanta iyada oo lagu afuri, laakin waa sareen iyo hilib saacado badan la isku gariyey.
-
Che, I think u talking to Dhubad, waa la isku kaaya khaldaa, Aaliyah, Just remmember Geel_jire,Iskaabulada dariska ah ha ilaawin, Sida uu sheegay waa laga ducaystaa ramadaanta,
-
Originally posted by AAliyah416: afuraada waxa cuna baasto,bariis, suqaar, burshiil, sabayad (kimis), laxoox..sanbuus....shuuro... can't think of anything else on top of my head... Waa too heavy, Bariis iyo Baasto lagu afiri weligay ma arag, Boorash, saanbuuse, Timir,kac-kac, saabeec, Qaxwe, Shaah, sharaab,
-
Oo Maah maahda ah, "Qofkaas caleentiisii baa qalashay", ma halkaas bay ka timi? mise waa analogy ah, hadii caleentu qalasho, dee waxa ku xiga in ay geedka ka soo go'do.
-
Saxb dhowaan buu soo baxay, insha allah PM baan kuugu soo diri meesha laga heli. Ma maqashay sheekada Koora Dadab?
-
U.S Stops African Refugee Program after DNA Tests Show High Rate of Fraud
Som@li replied to Jacaylbaro's topic in General
ONLY 20%, Waw -
Source?
-
^You too not better than emperor, with you clan's pride. Hope things move better for the people of Kismayo.
-
Koora-dadab Waa Qiso Run Ah oo Kadhacday badhtamihii qarnigii kahoreyey daraawiishta Dhamaan dadka Kuxusan Waa Dad Jirey oo Layaqaan Iyaga Iyo Tasfiirkoodiiba. Waxay Sheekadu Kakoobantahay Guud Ahaan Labo Qaybood oo Waaweyn Tan hore oo ah Colaad Dhexmartay Labo Beelood oo Ood Iyo Ab Wadaag Ahaa Tan Labaadna Waa Jacayl Dhexmaray Dhalinyaro Labadaasi Beelood Kamid Ahayd More
-
Sad story,
-
Originally posted by Dabshid: btw what is with this "Somali cat"?, she is more popular than Somalis, Soomaaliya or Somalia, both is the same, written in somali and english, Like Hindiya, India
-
btw what is with this "Somali cat"?, she is more popular than Somalis,
-
This Somalien must be stopped, North, It must be from latin, but before we go to Arabic, what would be the country in Somali, Dhulka Soomaaaliyeed, :confused: I am from Somalia , I speak Somali, and I am Somali.