SACAD

Nomads
  • Content Count

    30
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SACAD

  1. That guy looks like Gen. Moorgan!
  2. SACAD

    Visual Literacy

    That guy looks like Gen. Moorgan!
  3. [img"]http://www.somaliaonline.com/ubb/image_uploads/reero wilisiqo.jpg[/img] hadaan soo galay goobta wilisiqada, yaayah! ar kakud uusan kuderderine.
  4. Waakuwaan gaari buuxo oo aan kujiro, ciyaal wilisiqo oo hal aanka maqneen iga dheh. Sug bal aankasoo dagee dhashiikaha. ------------------ Alle Ubaahne
  5. Here I come, too. Yaanan kugu goosan ee kacarar meesha. waa aniga iyo rageygii. ------------------ Alle Ubaahne
  6. Jaber: Saaxiib musqusha naagaha aan kuqaldamay marka hore, aan soo baxayba irida hortee aan ku arkay baando dhoocilo iyo gabdho isku jiro, sidaan ugu shactareenaayay aanba arkay anoo kudhexjiro filmkaan. Marka ha ubixin hada filmka waa dhamaaday after nuuris fii fii. P.S. biishitaan maaha yaah, yac ani waxaas kuma jiro nooh. ------------------ Alle Ubaahne
  7. Buubto: Ar iga tag ha igu buubine, ani maa boodi karo, waa idiin camiraayay nooh, see camal adi. Ala heey ka alle! baraanbur ani ma aqaan waabis lee iga aheyd nooh. lol Qoftaas iga qabo hee saaxiibeey Buubto, habaryartaa eey u egtahay tii yareed. kabax indhaheeda aaba kahelay ciyoowtiiba, ar xagee joogtaa aan kubiibee halmar. Buubto adi durbaan tumoow lee kaasoo haray, bood nooh markaaga aan ku aragnee. SAAXIIBTEEY OO HADA KAHOR NAGUUBAABINEESO BARAANBUR KULAHAA: WIILASHA DHUUDHUUBAN EE DHUUXA SACAD SACIID WAXEEY ISKU DHAAR SADEEN DHIIG INEEY CABAAN. iga tag taas dhaaxeey dagaal nagu tuurtay, qandho baraanbur badan iga dheh, caadi eeyba noo qooteesay, gala dagaalka oo af carabi ah iga dheh. looooooooool. ------------------ Alle Ubaahne
  8. Ar meesha waa isku dhabaqday, abaaaaaabalah, saaxiibkeey MMA aa keenay abkeey doono oo dhan, abaa balah, waraa sheekada waaba shirib hada kabacdi, nabee igaar raayo maahi minaan shiribkeeyga soo tuuran iyo guuroow boorkakicis. SUG HEE, WAA KANAAYE: DHA DA SHIRIB MINAAN SOO GALO OO DHUUJO HADALKEYGA DHAF DHAF KASII MAA DHEESHA WAA LAGU DHABAQTAMAAYE raali ahaada , guuroow oow ahaa kaas. SHIBIB HOO HEE: MINAAD QURBAANTII QASHQASHTEEN, QARANKU HEYDIN QABQABDHEE. shab shab shab shabshab shabshab shab shab. kakud oowsan kugu roogsane, halkaan igaar ah oo murqaha weenleh.
  9. ARAWEELO: ahahahahah walaahi waa iga qoslisay qofyahey, ar baraanburkii asalka ahaa aa keentay meesha, kacabso, waaba kabaqay qofyahey. Kaalay yaa kuu sheegay aniga booditaanka inaanan aqoonin... waraa ani waa sameen karaa nooh, booditaanka dhaanto aaka aqaan iyo wilisiqo, lol Alaabtaan fiiri hee adna: ISII HOOBALA, HOOBALA ISII JAREER MAA TAHAY JILEEC GABAR MAA TAHAY GAROOB HIBOOY HARGABKA DAAA AR HOOSTA XAAKAGA JIRO ISII HOOBALA, HOOBALA ISII CILAANKA MAAN KUU MARSHAA SARIIRTA MAAN KUGU CUNAA CAGAARAN MAKU SOO TUSAAA CASHAR MAAN KUU DHIGAAAA bes yaah.. next time is this: CIYOOWNA MAA KALA TAGNAA
  10. Libaax sanka salaaxe: we will sue her later, take part of the gableey shimbir now. Raali ahaada, I have this dhaanto addiction: wahooy cage yare cirkuu galayee hooooooooy hooooooooooy Ileen caadkuu kasara marayee hooooooooy hooooooooooy aha aha aha aha axa axa axa axa axa axa shab shab shab shab shab shab shab shab, kabax bahashu waa isku dhabaqday markaan.
  11. Ar waa iska ciyaaraayay abaayadiis, been beeneey waaye, ha ubixin, caadi waaye. lol Fiiri waxa aa hoos kuqortay aniga iga wadaa haye, waaku fahmay, iga daa hee hadii kale waa kugu gabyaa joog yaaku dhaho.
  12. aboow aboow, waraada waxaan arkay meel isku dheceeso, qolka naagaha, abaaaaaaaa balah. Waxaa kabuuxo sheekooyinka halkaan inaan kuqorno naloo diido oo dhan. Waxaan ku arkay Maskiin iyo Xariifkale oo koobashiino ushubanyahay, kulahaa meesha rag la'aan aaka jirto ee qofna ha usheegin aanka noolaanee. ahahahahahahahahahaha, so, today, I have to take my bag out of here. they say "meel lagaa necebyahay hadaa katagtid meel lagaa jecelyahay aa galee". take care every1.
  13. haye iskeena hee goobta, buraanburkaa heesiin soo daaya, ani waakanaa keyga: Dardaaran iga hooya oo darinta noo fidshaay Dugaal lama heesta oo dar waxaan ku imid Durbaan latumaayo oo deerka noo baraxan Dariska eey doonayaan in la is dabshido Diyaarad lamood hadeey sidi disco nogudagto Diracsaneey ina-dibyareey sooma daadihiso Dadoow ila eega deerkaan waxaan ka socdo sisika sisika sika, siksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiksiskisksisks sik, kabax yaanan kugu goosane.
  14. Ismahan: is he right, OG-Moti? I guess you are gabar with too much suuro, who drinks caanaha labeentooda, subaga saliidiisa, xalwada gugubkeeda. OG-Moti: Rageedii, you have good surmises.
  15. As for men, I would say Buumo/califalaax. Oh sorry, I didn't mean to cross the ladies section. Sorry again.
  16. Degmada Dhurwaa eeku magac dheer Xaafada Xoriyo.
  17. SACAD

    FOOTBALL MAD

    INDHADEEQ: you can even love Shaq'uel O'neal or Kobby which ever fits to your own size! lol
  18. Motor Cycle: you don't play around with the honerable STATE TROOPER, are you? as of now, you are under arrest and everything you say will be used againest you. BOOOOOOOOOOOM. YOU ARE SENTENCED...& FOUND UNDER THE INFLUENCE OF KOOLO 99, ALAABTII KABAHA LAGU DHAJIN JIRAY.
  19. SACAD

    FOOTBALL MAD

    I HATE MANJASTAR YUNAYTID, BECUASE THEY ALWAYS WIN FOR NOTHING. WINNING WINNING WINNING!!!
  20. SACAD

    Muslims' Cancer

    SOMALIWALAN: I only object your remarks on UBL, that you resisted on the infidels' position to recapture and support your point, which I believe is a fallatious report. But I agree on the rest.
  21. Motor Cycle: it seems you are speeding above the speed limit. could you please show me your riding licence and insurance? I am going to give you a citation for speeding and for the hindrance of gacmodees, which is another violation for public endangering. bad rider!
  22. indhadeeq: I don't think I know Iskiimoos, does that have to do anything with Baadiyo, or the animals we used to see in backhome? Could you please offer me one understandable example for me to have a glimse what MIDGETS look like? thanx for the upcoming dictionary. Also, you can tell me whether I need an advanced level of human experience if any, or I happen to be dhexdhexaad with the study of reerbaadiye iska fiican.
  23. Do I know the word MIDGETS? I think I lost my dictionary, is there anyone at help for that?
  24. I don't see nothing, but am still the smartest of all smartness.
  25. afareey gabay iga dheh! mise buraanbur muu ahaa?