Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. ^^War meeshaan munaafaqiin badanaa, oo diinta ilaahey ayaaba lagu faanayaa in col lala yahay. Oo maxay tahay inkaarta idinku dhaceysa hadeey diinta ilaahey noqoto sheyga kaliyah ee aan isku maamuleyno? Mise Shiiq Xassan Daahir iyo Sh. Shariif ayaa qoladiina aheyn, marka ma rabtiin, xitaa hadeey wanaag walba keenaan? Ilaahey waa awoodaa inuu idinka saaro Qashinka iyo Qabyaalada idinka buuxdo, hadii kalena uu meel aan ogahay idin geeyo, si aad aduunkaan uga nasataan!
  2. ^^You are indeed oblivious about anything in H-town, if the current status quo is Ok with you. people were tortured, only because they openly, under the Islamic premises, said something against Ethiopia and America. Many people, mainly from the non-dominant tribes in Hargeysa, are disappeared from their houses to Ethiopia for a govt. program that was unearthed after the release of Sh. Max'ed's clip on the internet. As our prophet, scw, was bad mouthed by the Dannish Cartoonist, the SL administrations banned any organized demonstrations from the public for fear of european disfavor for their quest to gain recognition. And many examples that go along such lines, and yet you are insisting that the people of Hargeysa are close to religious freedom than others in Xamar and so forth. who is reasoning weak now, awoowe?
  3. ^^Well, the opposite is true. How can I be desperate when in fact I am overtaking everywhere by Allah's grace and will? We, the Muslims, are the true inheritors of this land. Don't be fooled by the deceptions of your aging, criminal uncle who is mentally-imprisoned by the Melez of Ethiopia.
  4. General Duke wrote ^Ninka ma taqaanid. I swear he does more harm to the message of Islam that the Courts preach more then Indhacade can ever do. Adiga maaba hadlaayo oo intaan arkaayay ugu liito, oo qalbigiisa uu ka buuxsamay C/laahi Qaa'inul-Wadan! Cajiib, ileyn qabiilkuba wuxuu ahaa kuwa dadkooda iyo dalkooda inteey dumiyaan hadana wali lasoo taagan iney soomaali yihiin. Fadlan, Ayaan Xirsi lee ha isku noqon hadeey sheekadaan aad c/laahi yuusuf ku taagereysid kuuu socon weyso!
  5. ^^Yes, at the bladde of the sword is what to be delivered the clear message of Islam, against those who block the pathways of the Islamic Dacwah to reach to the right Muslim populations in Hargeysa. Now, what else do you need to know, in terms of the Islamic Court's plan to set food in those munaafiq-controlled regions?
  6. the title is going to be among some of the possible names that is going to be the name of the Muslim lands in the east of Africa. the borderline of the Muslim land will not be confined what many of us would call the contemporary Somalia or the under ethio-kenyan invasion parts of it. It will be extended from Egypt to Mozembique and From Tanzania to Somalia, and precisely anywhere in between. That is a great victory for Islam and Muslims. That is the day muslimka ay farxi doonaan, munaafaqiintuna ay naxdin la dhiman doonaan. N.B. I would advise all the iskaabulo to not marry now, because as the forces of the courts advance to new territories of non-muslims, we will gain more opportunities to have women of no dowry conditions. Don't miss that incentive, and make sure to blood-test the ethiopian ones, for they are full of the four letters.
  7. ^^Oo hadana ma digirtii ayaad wali daba joogtaa? Ok, noo daa marka digirta anakaa cunna oo jecel, meheradna ay noo tahay inaan ku faano, maadaama ay tahay waxsoo saarka dhulkeena hooyo. Qaado baastada iyo Qaadka laga keeno Addis Ababa, adigaa midhaa ku faanee!
  8. Originally posted by Northerner: This is in fact an interesting thread. I would like to know how the UIC plan to 'engage' Somaliland (assuming they take full control of all areas - along way away yet). Only problem is Alle-ubahne is not the best man for this task. Any others? Are you now justifying the brutality and inhumane treatments of our Islamic Scholars in Hargeysa by the same Administration that banned Allah's verses to be mentioned against the stinking Ethiopians and their friends? Why would you think Allah's punishment is unlikely to befall on those criminals through the hands of those brave Mujaahidiin in both inside Hargeysa, like Sh. Mustafa Ismaaciil, and outside? I am sure your worst fears will materialize soon as the people of Hargeysa rise to their Islamic obligations as did their brothers in Xamar.
  9. ^^What do you call a bad example? Allah said in his book, "Yaa ayuha nabiyu jaahidil kufaara wal munaafiquuna...." Nabigaanoow (scw) la dagaalan kuwa alla beeniyay iyo munafaaqiinta... Marka ma wuusan aheyn munaafaq kan diinta kula sheeganayo oo ilaahey umadiisan ay ka caabudi weysay Allihii Abuurtay? Mise Riyaale Kaahin laguma sheegi karo munaafaq islaamka aan xumaan mooyee wanaag iyo Alle ka cabsi u horseedin? Diinta aad ku difaaceysid Maamulka Hargeysa inuu yahay mid Islaami ah maxay tahay bal ii sheeg, walaalow?
  10. ^I had never seen someone who is as ignorant as despising his home-grown foods, while finding pride at foreign made food products, like Baasto and Bariis. woe on you, for you have insulted Allah's nature for some tribalistic purposes!
  11. ^^Hakaa saarto, wallee ilaahey dhulkaan asagaa leh, ugumana tala galin in ay ka socoto qadiyad raqiis ah oo ay gumeystayaashii uga tageen waqooyi-galbeed. Signature-kaaga waxaa la rabay inaad ku darto "Ramadaan, shahrul Jihaad" maadaama bishan haduu ilaah idmo uu jihaad kulul ka dhici doono Hargeysa, iyo Burco, intaba.
  12. ^^Digirta marna inaad dhahdaan "ala uskag macaanaa bahasha" marna aad sidaas ugu jizaartaan waa waxaad u tihiin juffo dhan oo damacoodu noqday in loo adeego Itoobiyaan iyo niman ilaahey diintiisa la dirirsan oo aan maqli karin wixii u adeega iyo wixii jecel. Eedeysanayaasha waala soo qaban, waana la abaalmarin, saaxiib. Taas ku seexo kuna soo toos!
  13. ^Are you for somaliland or making Allah's law implimented on his land? then, I guess, you can state what is needed and not.
  14. Our honorable leaders in the Islamic Courts of Somalia are firmly determined to destroy the un-islamic Administration of the breakaway region, recently known as Somaliland. Surely, Allah's angles will witness such destructions as they did to the other great wars of Islam against its enemies. And surely we will come out with victories by freeing the good people of Hargeysa from the despicable warlords of Riyaale Kaahin and associates.
  15. ^^War ninyahow kuma fahmin, ee iga tag waqtiga ha iga lumine! Afkaagiina kuma hadleysid, kii aad rabtay inaad wax igu fahamsiisana kulama garan.
  16. ^^^Saaxiib, habaarka culimada waala iska jiraa, laakiin hadaa aragtid nin culimada wax ka sheegaayo, sidaadoo kale, waa nin habaar iyo nus qaba. Waxaan la yaabanahay dadkaan Soomaaliland aaminsan oo haddan calankooda towxiidkii ugu qoran yahay oo Ilaahey iyo rasuulkiisa (scw) orod ku ag maraya meeshii laga sheego! Waan yaabay wallee!
  17. Originally posted by Gediid: ^^^^^^Nin Caydh (cayer) ku dibrey aduun la fududaa..... Oo kaalay adna goormaad kala laabatay maxaakimta taageeradii aad u heysay? Abkeey Reer Waqooyi waa is raaceen markii la dhahay Shiiqa aad jirdileysaan soo daaya ama xoog aa lagu soo deynaa! Cajiib iyo Nus! Oo kaaley ma waxaad rabtiin adinkoo wali diin caaygii ka toobad keenin inaad Maxaakimtii diinta waday kasoo horjeedsataan?
  18. ^^Carwo Iidko iyo Laba-dhagax maxaa isku dhaweeyay, jeego dheere waaxid. Hadhoow uu ku leeyahay ciyaal xamar aan ahaan jiray, asoo marko iyo shalaambood beer ku fali jiray!
  19. Adba Qalad weyn ay kugu aheyd inaad shiiq Shariif caaydiisa iyo xumaantiisa meel walba la marto adoo is dhahaayo dadka uga xanaaji taageerayaashiisa, sida Alle-ubaahne. Laakiin waxaan ka baqaa habaarka maxaakimta Ilaahey inuu kugu dhaco oo Toronto Hospital lagu seexiyo, hadhowna aad meeshaan kusoo qortid 'Muslim alloow iisoo duceeya, jiro aan ka bixi waayee'
  20. Experts in the Islamic Movement that is underway in Puntland region are saying an swift dharbaaxo is going to smack right on the cheeks of Cadde Muuse in less than two weeks, as heavy preparations for that operation are about to stage soon, insha-Allah. Somali people all around the world are going to rejoice that calamity as it unfolds, making us very formidable in the face of Ethiopian attempts to invade mainland Somalia. Experts are estimating less casualties, but assuring General Dukes to be among the captured officials, who had a long history of malicious and propogandistic attitudes towards our religion and unity. Please stay tuned in this channel for more breaking news, live from our seasoned correspondants, including Xiinfaniin and Xoogsadde.
  21. “Xarig uma Guntamo keey harttigggga Xero Wadaagaane†BISMILLAAHIRRAXMAANIRRAXIIM (All the Star-ridden areas are meant to be a clan called Harrtti) ASSALAAMU CALAYUM RAMADDAAN KARIIM Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. “Meeshu waa guryaha Xamar-bile oo ay Soomaali oo dhammi degentahay. Dagaal carruur ka dhashay ayaa laba qoys isku diray. Qoys waa reer Boosaaso, midna waa reer Berbera. Gurmad iyo hiillo qabiil baa dhacday. Islaan reer Boosaaso ah ayaa kolkii ay aragtay in dhinaceeda laga tiro badan yahay qaylisay, iyada oo leh: waryaa *****ya! Waryaa *****ya! Ciidammo booliis ah ayaa yimid oo intii diriraysey oo dhan waxaa la geeyey saldhigga Wardhiigley. Nin u Hadley reer Berbera ayaa wuxuu yiri: waxa aannu dacwad gaar ah u qabnaa oo aad dhibaato noo gaarsiiyey ninkaas reer Boosaasood ee xoogga weyn oo qadwaanka sita; mana uu deggana Xamar-bile ee waxaa keentay hiillo qabiil. Kolkii uu nikii xoogga weynaa magaciisa sheegay ayaa la iswada dhugtey, la wada qoslay oo ay labadii dhinacna heshiiyeen; taliyihii Saldhigguna uu yiri: hortii waxaan doonayey in aan idinku eedeeyo dhiirri-gelin qabyaaladeed, haddase, qabyaaladda lafteeda ayaa riwaayad silloon u ekaatay. Xoogweyne magaciisu waa Fiidoow, waana ***** ******.†Waxaa buuggiisa Kaftan-dhable ku qoray Siciid Cismaan Keenadiid. Ciidamadii Baydhabo ka yimid ee qaddar xoogaa ah heystay Buur-xakabo ayaa boggagga internetka ee reer Punland waxay ku sheegeen ciidamadii DFKMS halka dadkii Buur-hakabo u dhashay oo ay u hadleyso wasiirka haweenka xildhibaanad Fowsiyo Maxamed Sheekh ka tiri: waa ciidan Puntland ka yimid. Runta waxaa sheegtay Fowsiyo maxaa yeelay ciidanka meesha marayey waa kuwo reer Puntland ah. Lama yaabbani in Maxamed-dheere iyo Geeddi ay C/hi ugu soo hiiliyaan *****nimo ileyn iyaga lafteedu waa *****ye! Laakiin waxaan la yaabay goorta ciidanka Tigreegu noqdeen ciidamadii dowladda ku-meelgaarka ama kuwo ***** ah? Allaha u naxariistee Maxamed Cabdulle Xalane oon filayo inuu dhowr alif lahaa hadduu ugu bato ayaa dagaalkii aan la galnay Xabashida 1964 wuxuu reebay hadalheys cajiib ah markuu nacay in calanka Soomaaliya oo bir surnaa uu u gacangalo Xabashida. Wuxuu yiri: • cadowgu bir maahe burburiya • ciiddeyda u diidda cadaawaha. Hadda waxaa la leeyahay madaxweynihii iyo ra’iisulwasaarihii oo labaduga ***** ah ayaa magaalooyin uu ka suranyahay calanka Somaaliyeed kusoo hogaaminaya cadowga Tigreega iyagoo mooddo iney leeyihiin: • Cadowgu bir weeye ka beyra • Ciiddeyda u daaya cadaawaha Sidoo kale hadalka Xalane waxaa cagsigiisa yiri Jananka Puntland xukuma oo isna ***** ah wuxuuna yiri: Xabashida ilaa SSDF baa saaxiibtinimo naga dhaxaysay marka waxay Gaalkacyo u yimaadeen si ay noogu tabobaraan wiilal! Kolley waxaan u gartay in wiilasha laftoodu ***** yihiin ileyn cid kale oo waxaas ku hadlikarta ma lahee. Meeriska gabayga ah ee cinwaanku wato waxaa tiriyey nin ****** ahaa oo la yiraahdo Bariir Axmed mar uu Sayid Maxmed ku lahaa ka soo guur *****ga dhexdiisa oo na soo haleel. Bariir wuxuu yiri: • haddii Maxamed lala xarbiyo Ferenji soo xeytay • xogta nimanka aad u dhiibatee xeebta kula jooga Wuxuu sii yiri: • waa niman xaggeenaba ka jecel xoor-caddaha gaale Soow hadda Soomaali oo dhan oo Waqooyi iyo Xamarba leh kamaanan dooran Meles Zenawi? Soow hadalka Bariir nama heysto? Waa in dib loogu noqdo ammaantii uu Sayidku ***** ka sheegay markuu lahaa: • Waa niman madaafiic higliyo,haaliggii ridiye Waa niman hanaanaca kufriga,hoor ka soo qubiye Hadda waxaad mooddaa inaan madaafiicda u sidanno qabiil kale ee Soomaaliyeed oon aan leennahay waxaan hoor ka soo qubeynaa Hawiyaha! Xuseen Yogal Furre wuxuu yiri isagoo daaqad nagala baxay: • Namiimnimo ******dhteen miyaan, wali ka niibkeenin • Ma nifaaqii oo buuxiyuu, xalayto nooleeyey • Naxligiyo nuxuustii miyaa, naari soo kiciyey • Nasri miyuu ka sugi Eebbahay sow, ma nici doono • Iyagiyo Namruud sow Jannadu, kama nijaasoobin… • Nayroobi iyo Xamar horaad, nag uga siiseene • Dhulmahantaa naflaha kuugu xiga, nabadse kaa waaye • Warsangalina nabarkaad baddeen, nadigu iimeeye • Adduunkii nagaa idinka iyo, naagahaa rogaye • Nasabkiinu meel buu ahaa, nuridu waa iine • Nacallaa ******dheen ku yaal, nolol ma haystaane WALLAAHI waxaa ka yaxyaxay maalin dhoweyd markii maxkamaduhu qabsadeen Kismaayo dabadeedna maxkamaduhu sameeyeen guddi dhowr nin ka kooban ayaa waxaa muddaharaad sameeyey *****ga Waamo. Waxay dhaheen magaalada Kismaayo annagaa ugu badan marka waa in maamulka naloo badiyaa. Dhib ma lahaateen haddii sheekadu intaas ku egtahay laakiin waxaa la sheegay in ciidanka Barre-hiiraale soo wato uu C/hi Yuusuf soo siiyey hub iyo raashin. Ciidanka Buur-hakabo yimid waa ***** iyo Tigree! Marka ***** Waamo ma waxay rabaan in maxkamaduhu Barre-Hiiraale ka xoreeyaan Kismaayo, kana hortagaan, isla *****guna Shabeellaha Hoose, Muqdisho, iyo Kismaayo weerar ku soo ahaadaan; welibana *****ga loo badiyo maamulka Kismaayo?! Waxaa maxkamadaha laga rabaa in dadka Kismaayo degen la badbaadiyo diintooda, naftooda iyo cirdigooda laakiin xukunka Ilaahay baa leh marka waxaa loo dhiibayaa qofkuu xaakimku (maxkamaduhu) u gartaan. Haddey jiraan dad ***** ah oo maxkamaduhu dulmeen waa soo gudbinkaraan laakiin xukunka waxaa leh ciddii meesha xukunta. Waagii Kacaanka, ma khasab bey ahayd inuu Kismaayo xukumo nin ***** ah? Inkastoon rajo weyn ka qabo Punland haddana reer Puntland weli kacdoon ma sameyn. Marka see ku dhicikartaa iyadoo Xabashi Buur-xakabo timid in reer Boosaaso iyo reer Laascaanood iska aamusnaadaan iyadoo la sheegayo in halkaas ay joogaan dad badan oo diinta Ilaah u hiilinaya? Muxuu *****gu halka geela dabada uga taal uga galay kacdoonta shacabka? Marka laga soo tago gabayadaas nala ku dacaayadeynayo waxaan shaki ku jirin inaan luminay kaalintii nooga aaddaneyd diinteenna iyo dalkeenna. Qolo kastoo Soomaaliyeed wey leedahay ceeb xitaa waxaa gaalo-jacaylka nalaku daraa ***** sidii Sayidku u lahaa: • ****** wagaashiyo kufriga Wacad Alloow yaalle Ilaah baan ku dhaartee haddaan *****gu meeshan ka kicin oon dhowr toddobaad oo kale ku sii jirno ceebtaas aan Soomaaliya horay looga arag ee ah inaan ilaa 1978 aan hadba magaalo Soomaaliyeed ku hogaaminno Xabashi waxay keeneysaa inaan durriyadeenna dambe la liido oo la yiraahdo *** gaalo-raac ama Xabashi-raac. Waxaad maqleysaa dad lagu nasabsoocay awoowgood oo gaajo la dhimanlahaa baa bakhti nafta ku ceshay! Haddii oday ruqsadii Ilaahay qaatay saas loo galay maxaad ka fileysaa rag laga kariwaayey kufri-gargaar iyo Xabashi-raac? Horray baan Balanbale iyo Galdogob u geynay Xabashi haddana waxaan soo galiney Gaalkacyo, Bandiiradley iyo Buur-hakabo. Maxaa ku xigidoona? Soow caawa uma habboonna inaan xasuusanno tixdii Aw-Muuse? Wuxuu yiri: • Nin guubaabadiinna isku deyey, wow dan li’i uune • Wax wacdigu dubaaqa u galaa, duulka khayrka lehe • Damiin dhega la’ lama waaniyee, waa isaga daale • Nindoor iyo dilaa iyo tolkay, deeqsi ka idlaaye • Raggii ficilku daardaari jirey, duug la wada geeye • Damiir waxaan lahayn baa ku haray, dohatan xeebeede Wiilashaan shalay Buur-xakabo soo galay waxaa laga keenay Puntland. Iyadoo culumadii, odayo-dhaqameedkii, siyaasiyiintii iyo dadweynihii Puntland joogaan baa la soo aruursaday. Inkastoon maqaalo dhowr ah ka qoray arrintaas haddana ma arag qof laga tixgeliyo Puntland oo arrintaas ka hadlay. Si kastaba arrintu ha ahaatee hadda waxaa jawaab laga rabaa shacabka Puntland. Ama iney ku sifoobaan waxaas raggaas gabyijiray naga sheegijireen ama inaan isdaboqabanno oon diinta iyo dalkeenna usoo jeesanno. Macquul ma ah in nin Tigreey ah diyaar u yahay inuu ku dhinto Buur-xakabo halka daaciga jooga Boosaaso iyo Laascaano uu rabo inuu dukaankiisa iska iibsado. Marka haddaan arrintaas laga dhiidhiyin waxaan khasaareynaa aakhiro iyo adduunba. Sidoo kale bal aan fiirinno wuxuu Khaliif Sheekh Maxamuud yiri: • Sokeeye isu daran daallin wuu, ugu duggaalaaye • Haddaan taladu way daabatay, odayo daaweynin • Mindhaa ceebta idin daakhishaan, darab idiin mayrin Haddii *****gaan aqoon jiray uu Puntland joogilahaa waxaan u qabanlahaa seddex beri inay u istaagaan inay furtaan maxkamado oo ka dhiidhiyaan waxa Meles Zenawi iyo gaalo la damacsantahay Soomaaliya laakiin hadda ma waxaan u qabtaa seddex toddobaad mise bilood? Maaddaama aan hadda Xabashi xero wadadegennahay waxaan shaki lahayn ineysan waxba uga hirgaleyn Soomaaliya. Waxaa ku xigeysa inta shacabka Soomaaliyeed nagu jihaadaan innaga iyo Xabashida dabadeedna naga tirtiraan Soomaaliya halka aan rabnay in inta Xabashi Soomaaliya noo qabato aan dadka Soomaaliyeed gumeysanno innago madiidin u ah Xabashi. F.G. Shacabka reer Puntland wuxuu la mid yahay shacabka Soomaaliyeed ee kale keliya waxaa maqaalku ku socdaa waa dadka na horbooda. Laakiin haddaan saas ku raacno, innaguna waan la mid noqoneynaa. WABILAAHI TOWFIIQ ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATHU. By C/Waaxid Khaliif London, U.K.
  22. ^^Qofkii hadlo adiga ku bood, ma shiixe waaxid. Qoftaan sideey u qurxoon tahay uu caqligeedana u qurxoon yahay awoowe. Laakiin waxaa la yaab leh, wali inaad diinta Islaamka ka biyo diidsan tahay oo aad leedahay Marka iyo Shabeelada Hoose ay xoog ku heestaan. Horta bishaan ramadaan ma uga faa'iideysatay inaad ilaahey u toobad keentid wixii danbi ahaa ee aad maxaakimta ka gali jirtay?
  23. Originally posted by General Duke: [QB] One nation, one flag, equal. one nation meaning to become an annexation of ethiopia? one flag meaning withdrawing from the great belief of having Somali Weyn that is reflected on our current somali flag? equal meaning that we share everything with the Ethiopians? Thats the Somalia I want.. Yes, we knew that long ago. But the somalia that you don't want is a somalia that is ruled by Allah's law, which is hostile to Ethiopia. For sure, you don't want the type of Somalia is led by any meaningful leader who is not from your tribe, in particular, your subclan, who could be as vicious as Cabdullahi Yuusuf. You apparently declared that with your conditioning of what needs to be a Somalia of your own narrowistic/tribalistic choice must be free from any sensible nationalism and a wholistic attachment to the great values for all Somalis towards their homeland. As a traitor, you must be fortunate that you are living in the West, not in Somalia, and have all the impulses to undermine our integrity for the loyalty of one man who is cheaper than the goat we used to have in Xamar. I will catch you one day, insha-Allah!
  24. Originally posted by General Duke: ^^^You only support your clan, yesterday Aydeed today clan courts, whats new? Support your government, end the occupation, give back the looted properties. You will never find me in the level you wanted me to go; tribalism. You should understand it is Ramadan, and you should also understand that you had enough insult to the religion of Allah, by demonishing its implimentations. You clapped for your uncle and hopefully you will be clapping for him as he takes you to the hellfire for his agenda to destroy Islam and its people in Somalia. May Allah forgive you and cause you to die before the end of this holly month of Ramadan, aamiin.
  25. ^^you only jumped off the Islamic Wagon and joined the wagon of Allah's enemy. What else did you do, gentleman?