
RedSea
Nomads-
Content Count
8,187 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by RedSea
-
To SL flag. Calankii aan sugaynayow, Sodon sanaa maqnaayow, Soo noqoshadaa sabab waxaa ka dhigayaa, Somaliwayne iyo, Sidii aan rabnaybaa, Suurtoobi waydaye, Calanyahow salaan wacan. Me you are alot like your fellow daami boy mr. Nayruus.
-
War Deg Deg Ah: Duqa magaalada Laascaanood iyo ciidamo uu wato oo ku baxay deegaanada howdka G/Sool Warkii 28-Nov-2007 iyo Qormadii: axmed cabdi laahi Waxaa hadeer ka anbabaxay magaalada laascaanood maayerka magaalada laascaanood Axmed Aw-daahir ee maamulka Somaliland iyo ciidamo fara badan oo ku hubaysan gawaadhida dagaalka ….......... Maayerka ayaa intii uusan ka anbabixin xafiiska dowlada hoose ee laascaanood wuxuu warbaahinta Afnugaal.com u sheegay in ay kor-meer ku soo samayn doonaan deegaanada howdka gobolka Sool oo lagu sheegay hadhaagii Puntland iyo kooxa taabacsan waa sida uu isagu hadalka udhigaye … Ciidamadan uu hogaaminayo Maayerka laascaanood Axmed Aw-daahir ayaa ku wajahan deegaanada Kalabaydh, Karin shareeco, qorilay , Cagaare iyo tuulooyinka yaryar oo ku yaala xadka gobolada Nugaal iyo Sool ee dhinaca howdka , waxaana safarkaasi ku weheliya qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Somaliland oo isugu jira booliis iyo military… Qaar ka mid ah tuulooyinka Udhow xadka gobolada Sool iyo Nugaal ayaa beryahan laga soo sheegaya inay isku ururu sanayaan kooxa taageera dowlad goboleedka Puntland , kuwaas oo isugu jira kuwa ka yimid garoowe iyo qaar isaga baxay laaascaanood xiligii ay Somaliland la wareegtay ,
-
Ciidamo Ka soo goostay Dowlad goboleedka Puntland oo soo gaadhay laascaanood Warkii 28-Nov-2007 iyo Qormadii: Cc hargoole Ciidamo ka soo goostay dowlad goboleedka Puntland ayaa shalay galab goor danbe soo gaadhay Airport-ka magaalada laascaanood ee dhinaca garoowe, halkaas oo ay ugu tageen saraakiil ka tirsan Somaliland balse ay isku hayb hoose yihiin.. Ciidamadan oo dhamaantood ka soo jeeda gobolka Sool ayaa waxay tiradoodu gaadhaysay 30 askari sida uu noo xaqiijiyey Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Sandulle , waxaana isla xalay la keenay magaalada laascaanod oo ay hada ku sugan yihiin .. Ciidamadan ayaa ku sugnaa tuulada tukaraq tan iyo intii ciidamada daraawiishta Puntland laga saaray magaalaada laascaanood , waxayna ka mid ahaayeen ciidamo uu taliye u ahaan Ina quuje oo isagu ka tirsanaan jiray ciidamada Somaliland balse ka soo goostay wax yar ka dib dagaalkii qadhaadhaa ee dhexmaray maamulada Puntland iyo Somaliland sanadii 2004 tii Dhamaanba ciidamadan soo gaadhay laascaanood ayaa lagu wadaa inay ku biiraan ciidamo uu wato sarkaal Somaliland ah oo ay isku hayb hoose yihiin ciidamada soo galay Wararkii Saaka Ee Laascaanood Waxii wara ee ka soo kordha ciidamada ka soo goostay Puntland kala soco Afnugaal C.C hargoole Afnugaal.com afnugaal01@gmail.com
-
Peace Action, Actually the protest has stopped and LA is normal now. I have said since reer Sool didn't want SL there in the begining that SL should withdraw, however it seems alot of people are now starting to switch sides including militia from sool who are defacting from Pland troops. If the people change their minds and choose Somaliland over Puntland, then I don't see why SL should leave. Besides alot of people cried that once SL takes over LA, they would go on killing spree, they have proved them wrong them as well. The only people protesting that I see are Cadde muse and his co as well as some Puntlander wannabe's in here.
-
The Serpent _by Muse X. Galaal. Mankind, O diviner, was destined, it seems, To be the cause of this world's woes, Butchering each other was your invention 'Stab' was a word that you devised, And the fire that you have kindled, Will consume a large part of creation, When you are weak and defenceless, How fond you are of friendship, And the support of mutual aid- But for the man you called your friend, When you were pressed by need, You care nothing when your purpose is achieved! YOu have broken the convenant into which you entered, And the pact that once was made between us. The evil deeds of the sons of Adam, Will surely end by destroying the world! When you say outloud with your lips, You do not mean it in your heart. It was I who saved you from trap, When you came to me in such dire straits, I expected some reward from you, But instead, you dolt, the Profit I gained, Was a deadly blow from my hilted sword! The thud and crack of that sword of yours- The cloud of dust that vexed my head- The fear in which I fled from you- By that trickling tear, that gaunt aspect, Those pleading words which touched my flesh, Those jinn like supplication! So do not look trust from me, For that trust fell down a very deep hole, I shall tell you this, for the sake of God- You are doer of evil deeds! I have no doubt that many time You have oppressed weak men and orphans, And in my view you are paying now, For all the injustices you have commite- And old debt of yours is now being settled.
-
Salamu Calaykum, Peotry lovers here is a somali poetry collection translated in English B.W Andrezejewski with Sheila Andrezezjewski. Cilmi Boondheri, A vain Love, When the camles come back thirsty, From many nights of grazing in the Hawd, They are brought to a halt just short of the well, While a youth sings, trying to keep them calm. But they want to press forward, for alrady they hear, The "hoobay! hoobay!" of the watering-chant. I am like that when I hear you say "hodan"! Her name seems to you so simple, But to me it brings grief and woe, I shall never give her up, Not til the day they tread earth into her grave, Rapt in a deceitful trance, I thought I was sleeping by her side, But it was a jinn, not she herself, A jinn made in the image of her sister. I tried to catch her by the hand But the place by my side was empty- I found I was striving in vain, For there was no one there. I tossed from side to side, then suddenly awoke- I rumpled my bed like a prowling lion, I attacked the bedclothes and punded them, As if it were they that had caused my loss. Like a hero against whom men have combined I covered my face, all but my defiant eyes. I was humbled, like a boy who could not save from robbers, The herd entrusted to his care. I felt disgraced as a women does When the words "I divorce you" are said to her. It is degrading to yearn for what you cannot have, Alas Alas, what a disaster has befallen me! At the Grave of Cilmi Boondheri By Mohamed Warsame "Hadrawi". O my king among poets! You who were driven onward to destruction By your sarrows, by your helpless anger, And by the harshness meted out to you- O Cilmi, you who died from passion's griefs, You are the very paragon of love! The perfection of the peots art is in your lementations- Accept by greetings, praise and homage! I know full well you are requited now, For all the pains you suffered in this world, But there are some questions I would ask you. Do you lodge in paradise? Do you lie in fresh, cool shade? Do you pick ripe fruit, and do you hoursi sing for you? Do they grant whatever you may want of them? Have you and Hodon beheld each other in the court of God? Have you spoken to her and she to you? But why should I be concern with any of womankind? How can I ever at with them Or exert myself unstintingly on their behalf? For it was they, was it not, who tempted you away, Beguiling you with a could that brought no rain, And a deceitful vision on the far horizon? They who lured you to a dry and empty pool. A Fine War Horse _Sayyid Mohamed Abdalle Hassan. When men are summoned from afar to fight, To march there would be wary work indeed, But walhad spreads his back from me, As if he were a soft skin bedding-mat. Does he not act as a good wife does? The skin flask holding camels' milk- Weeto's milk, which fills one to the full- The fashoned saddle, the bit, the ornamented straps, The glinting bridle the tasselled halter, which he tosses up and down, the thonged whip, the shield fo wrought rhinocernos hide, The long speak chosen from stock of spears, All these he carries on his back. He moves with a swinging gait, The gait of a bull elephant when angered. Do not expect sedatenesss from him- Is he not an afreet, an out and out demon? If I mount him at light of dawn And under the hot sun reide on throughout the day, He is a cooling wind in himself. Is he not the light breeze in the evening? But if we set out on a long nights' journey He protects me from the cold damp air. Is he not a mantle that is spread around me? When the camels have gone forth to graze, And a attack is made when they stop to feed, Is he not like javelin beind hurled, As he bounds out from among a hundered Companions? Where there is fighting and the taking of booty And when men take aim and fire off their bullets, He can dodge them-is he not an agent of God? He brings destruction to great men, He cuts off the life of the brave, He recovers stock that was captured, Is he not hot death itself? I'll type some more stay tune Insha Allah.
-
You are neither Somalilander or Puntlander, you are Southern Somali, so you should be looking at things from that perspective. I once lived in buuhoodle doesn't count.
-
Don't waste your time on these folks. Whoever coming out of the conservatives will win and easily I might add. Most likely Mitt Romney.
-
Maamulka somaliland oo mar kale ka biya diiday passportka ay dhawaan soo saartay DFKMG. Warkii 28-Nov-2007 iyo Qormadii: C/qaadir cali hargole Maamulka Somaliland ayaa gaashaanka u daruuriyay basaboorkii dhawaan ayay sharicayaysay dawlada federaalka KMG kadib markii hadal ka soo yeedhay C/laahi yuusuf axmed uu sheegay in guud ahaan dalka oo dhan lagu soo gali karo lagagana bixi karo oo ay ku jiraan Meelaha ay ka jiraan Ismaamuladu sida S/land, Basaboorkan oo ay dhowaan samaystay dawlada federaalka Kmg. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Maamulka somaliland ayaa war uu soo saaray maanta shaaca ka qaaday in basaboorka iyo waraaqaheeda dawlada federaalka ay mamnuuc ka yihiin maamulka somaliland. Waxaa loo ogaysiinayaa Somaliland iyo Adduun wey nahaba in Madaaradda iyo Dekedaha Somaliland lagaga dhoofi karo Passport-ka Somaliland ama Passport-kii hore ee Cagaarnaa keliya," ayuu yidhi war qoraal ah oo uu maanta soo saaray agaasimaha guud ee somaliland Capt. Cabdi Cali Obsiiye. Waa markii labaad ee maamulka somaliland uu war ka soo saaro passportka cusub iyadoo cabashooyin ay jiraan ka imaanayaa shirkada duulimaad yada caalimiga ah oo ee ka shaqeeya somaliya oo ku sheegaya passportkani inuu san ahayn mid caalamiyah ama dunida ka shaqa galay oo laga yaqaan iyadoo xujaydii sanadkan iyo dhamaan dad ka kabaxaya somaliya gudeheedaba ay walaac weyn ka muujiyeen passaporta ka cusub kadib markii dawladu ku amartay in la qaato passaporta ka cusub ee dawlada federaalka ah. C/qaadir cali hargole Afnugaal News
-
Mr. Che, It's obvious you are following around some folks in here like sheep. Get a hold of yourself. You are either neutral between the SL and PL adminstrations or you stay away from what is not concerning you.
-
Originally posted by Kool_Kat: LOOOOOOOOOOOOOOOOL@half mill SL shillings!!! Inabti, yea I work - 24hrs a day as a mother... common i even know you don't spend that much time taking care of your lil cutie pie there. Wait there are 24/day and I am pretty sure at least 3 of them go into SOL...am I lying?
-
Peace action, This hatemongering is getting too much to handle. dadka in la isku diro ayaa larabaa. The police of las Anod today is 100% reer Sool. The governor Ali Sandulle and his cabinet are 100% reer Sool. Compare that to Puntland, when the everything was controlled by a single clan, when all the decision making centered around 1 clan. Even the voice of reer Sool, a man they consider to be 'their' politician was simply dissmissed after he cut loose from Hargeysa to join his 'causins' in Puntland. He and many of his kinsmen had enough with Puntland. Basically what I am saying is let us not make sound as though it's Jihad, even the culima of Las Anod said a war against the SL adminstration in Sool which is suprisingly all reer Sool will never be Jihad. Puntland and Cade Muse are defeated so he should do the fighting if anyone is doing the fighting, but the people of reer sool don't have to suffer for his own corrupt rule. Let us just read what widhwidhonline wrote: "Beelaha dega Burco iyo Hargeisa oo uu xaabsade sheegay inay somalida oo dhan iska xigaan ayaa lagu xantaa inay asalkooda kasoo jeedaan Yuhuuda" ^^That is hatemongering iyo isku *** that I am speaking of. Che, here we again. Why are you against him? the man was stripped off his position as interior minister for Pland by corrupt Gorrila Muse, so why are you putting the blame on him. It's his choice to go to SL or PL, but unless you believe Pland is better than SL, you shouldn't be making those comments. Ps. Dont' forget you aint from Sool nor have anything to do with it, so don't be siding with anyone.
-
Long live the Sheih Sharif, God bless him.
-
^The call for war was really stup1d way to come out of the shades of boocame. Barasho horteed ha inicin as said by one caaqil from Las Anod refering to the SL authorities there.
-
aww AbdiNur yare shukaansigii buu bartay? KK you are getting seduced here..
-
Jacalow $100 is not that much? lool... That is like a half a million SL shillings isn't it? KK, Inabti do you work? If not stop over- spending the man's hard earned money.
-
^Let me gues waad xuux laysaa..ahahh
-
High level UN officials the UN and EU to engage directly with Somaliland
RedSea replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^Introduce yourself to him sxb...he doesn't know you. -
Originally posted by me: ^Its not your choice to make who comes in the place. Its the SSC peoples choice. Cali Sandulle is from SSC isn't he? Ahmed Qaybe is from SSC isn't he? Ahmed Xaabsade is from SSC isn't he? Xaabsade was in gorowe yesterday and many refered him as nationalist, he switches sides and he is a 'traitor'. Also I like to commend the people of Afnugaal.com for saying like it is. Those who are filled with cuqdad iyo iskudir like jidbaale and Alcayn will die because of it. Somaliland has taken big bold steps thus far to and make some efforts to help build sool, I hope they win the hearts of the people. Puntland had the chance to show if they ever had to offer anything, and in more than 4 years they were unable to. bye bye Puntland.
-
Jigjiga Officials Accused of Persecuting Somalilanders
RedSea replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^The irony never stops... -
LOL...'waar waxanad aad moodo neef muqulaysan"_by 'xaamud'..
-
^Excellent. Minnesota is lovely both in the summer and winter. During summer time you can have picnic by one of the 10,000 lakes in the state, and in the winter, you can set up ice rink in one of them and skate around for few hours. It's really good excercise. It makes your legs strong and releases the stress endured from school, work or whatever.
-
^Yeah really come. come see the numerous somalis in here.
-
^And Puntland comes back to the place. hahaahh very funny indeed.