MZanzi
Nomads- 
				
Content Count
3,395 - 
				
Joined
 - 
				
Last visited
 
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MZanzi
- 
	Looooool@faynuz..how did u come up with tht ..feynus gabar nuuraayso oo cad unba loobixin karaa
 - 
	his name doesn't sound somali @ all ? masomali nimu isku dhiibay kan yar
 - 
	hello, juxa iskawaram mafaayda ?
 - 
	jb mida aan lafiirin ma mid xaalkeedu bariga dhexe yahayba
 - 
	Originally posted by nuune: bara bisin la' akhriso hada ka dib, hadii kale wama adraaka mal qaaricatu ayey sheekadu gaari. walaahi sidaacad aan uqoslay nuune mucjiso atahay awoowe
 - 
	Ngonge war qaar an make up ka xata lagu so fiirinen ba jiro ..waji xuux ah
 - 
	LooL xaaji nuunow pangeli xerta isi so wada daadineyso miyaa toll gate looga dhigay si'eysan usoo hooban
 - 
	war gabarta ma ayada pangeli spice ka kaso shiiraaye katagi karto:P
 - 
	war Ninkan suit ka kuseexda somali ma ahan hawada hanooga baxo
 - 
	Jb so reer bin haashim ma ahan ..ninka reer bin haashinka ayuuba necebyahay
 - 
	Ninka inu somali yahay ayaaba shaki iiga jira waryaa hada somali tahay Qolama tahay?
 - 
	Originally posted by *Ibtisam: Poster, there are so many women in the world, find another one, whats with the calcal. see camal yaaqe burca ma lajooga budka iska dhig ee wiilka wax laqabo
 - 
	^^jaceelow sow adigan so jeedo cawada maad qayileysaa misana inta islaanti seexisay ayaa kuwa yar yar F'book faataxa ku aqrineysa
 - 
	^^^ war ninyoho maxaad no dambaajineysaa, meelo kale ano si qooraansanayo ayaanba is qabtay
 - 
	^^^ Ngonge ninyoho adiga arab ah oo aan ukala eexaneen labadan nin ee maad gartaan gooysid
 - 
	^^waxaano af-somali ah ninyoho yaa kuso qoro ayaantaan?
 - 
	jafe ninyoho adiga ina'adeer jiro ayaa tahay ee hoosha halkaa ka wad sida nuune kale haku eekan ninka laiskugu wada tagay
 - 
	Zinki ma murleeyba misa laba xaniinyood horta?
 - 
	ragii gartan loo dhiibtay meeye meey ragan isku si jilba murxayo ukala gar qaadan
 - 
	Kool kat fuurbo waaye gabdhahan yar yar beey meel cidlaha udireysaa
 - 
	A&T waligiisba pipo Inzachi ayuu iska ahaa i think he was born in a offside possition laakin odayal kahadal badan bu madaxa lagalay ee haka baxsado
 - 
	Originally posted by Mr. Somalia: ^^ If this is true--then, madaxa ha loo xiiro kalabka ! war ninyoho xaasid sanidaa
 - 
	^^^^ LOOL@midkii kugu arkay videoga pornka ah ee aad ku soo qaldantay. WALE flash driver kaada caadi ma ahan waxi galo mar unbaad so qufi ..
 - 
	^^^ Sometimes a picture isn't worth a thousand words Ps.So, what the picture *tells* us isn't actually very much when compared with ur topic... war hablaha iska dhici ninyoho
 
