ManOfWisdom

Nomads
  • Content Count

    146
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ManOfWisdom

  1. Oh, how much I value ur comment ms. lucky thank u very much, I wish ms. og girl was smart like u.
  2. Have u ever fallen in luv with a woman and u knew that u can’t have her bec of the wrong time, the wrong space in time, long-distance luv, or luck? I luv a lady who lives million miles away from me and I am so crazy about her that I may go crazy if I loose her. What will u advise?
  3. Well Mz this is a big problem, no matter what u do,don't do something that u will regret in ur later years. Remember this is ur life, let ur heart and feelings decide for u without making ur parents angry. Be happy and make peace with urself and ur family.
  4. Manofwisdom not to judge or anything you should atleast be trying not to gossip or look at women even if it's not ramadan. I thought u were wise enough Some of us have derailed and sabotaged this forum. Is the topic about Ramadan or about me? I feel sorry for the lady who posted this topic because everybody has other things in mind. I would like to ask the Nomads in this forum, what mistakes did I make? I am not aware of making any mistakes but nevertheless there are those who blame me, why?
  5. Thanks Man Of Freedom, for once I thought she was picking on me, but as u clearified she has me in her radar and I should respond in kind, waaw!
  6. Shirkii ogu dambeeyay e kenya wa kan baaba'ay ee maxa xal u ah Midnimadda Soomaaliya? YUSUF GARAADKA BBC OO SHAQO KA DHIGTAY HADALKII MOI Laanta afka Soomaliga ee idaacada BBC ayaa maalmahan danbe aad ugu mashquulsan buunbuuninta iyo ku soo celcelinta hadalkii ka soo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Kenya MOI. Yusuf Garaad ayaa u arkay in hadlka Moi uu yahay fursad qaali u ah isaga iyo kooxdiisa Wadaniyiinta Cusub, ay ku fashliyaan, isla markaana ku dilaan nuxurka iyo natiijada ummadda Soomaliyeed ka filayso shirka dibu heshiisiinta ee haatan ka socda Kenya. Yusuf Garaad ayaa wada barnaamijyo iyo wareysiyo joogta oo xambaarsan hal su'aal oo kaliya, qof kastan la weydiinayo, su'aashaas oo hadaad BBC dhageysto ah mid kaliya, midaas oo ah " MAXAA LAGA FILIN KARAA IN AY KA SOO BAXAAN SHIRKA DIBU HESHIISIINTA SOOMALIYEED EE KENYA, MAR HADDII MOI, OO GOGOSHA SHIRKA DHIGAY UU LEEYAHAY, WADAMADA SAFKA HORE SHAKI BAY KA QABAN SOOMALIYA MUSTAQBALKA" Yusuf su'aashaas wareysigeeda wax uu ka dhigay mid joogta ah, isla markaan la weydiiyo qof kasta. Yusuf oo isagu doortay shaqsiyan inuu wareysiyaad qaado, sida midkii ugu danbeyey ee uu wareysatay safiirka Ethopia u fadhiya jimciyada quruumaha ka dhaxeysa waa Cabdimajiid, isagoo horeyna su'aasha u weydiiyey maalmo ka hor isla wasiirka macdanta iyo biyaha ee Ethopia Dirir, waxaad markaba maskaxdaada ku soo dhacaya oo aad is weydinysaa, maxay tahay danta laga leeyahay in laba masuul oo hal dawlad kaliya ka wada tirsan, hal su'aal oo isku mid ah labdaba la weydiiyo, ayaamo yar gudahood, waa yaab, lakiin jawaabtu waxay tahay Yusuf Garaad oo mudooyinkii danbaba ku noolaa dalka ingriiska ayaa wax uu wax ka bartay sida warbaahinta reer galbeedku u jaha wareeriso rayul caamka bulshda, ka dibna lagu sameeyo manipulation, oo ah in loo jiheeyo, laguna sii jeediyo cidii la rabo, danta Yusuf Garaad iyo kooxdiisa wadaniyiinta cusubina ayey leeyihiina, waa in shirka Soomalida la fashiliyo, isla markaana wadaniga cusub ee Cabdiqaasim mudada loo dheereyo Wareysiyadani waxay qayb ka yihiin barnaamijyo siyaasadeed oo balaaran oo lagu magacaabo WADANINIMO, oo dabada ay ka riixayaan kooxada carta ee wadaniyiinta cusub, ee Yusuf Garaad, Cabdiqaasim iyo Galaal, ujeedada ka danbeysaana ay tahay in lagu qariyo xaqaa'iqa iyo marxalada siyaasadeed ee foosha xun ee haatan dalku ku sugan yahay, waxaan maqli jirey qolayahan masiixiyiinta ah ayaa ku wareeray, isla markaan sharax waafiya ka bixin kari waayey waxan loo yaqaaan THE TRINITY-ga ee sheegaya in saddex ilaah jiro, markay ku dhibtoodeen kuna daaleen shacbigoodii, sharaxna u waayeen ayey waxay bilaabeen in ay diinaha oo dhan iyo waxii wanaagsan oo dhanba nacaan, waxaa taas la mid ah oo Yusuf Garaad ku wareeray, wax kooxdiisu maalamahan danbe xamar ka sameynayaan, waxaa u danbeeyey oo aynu maqlnay dhawaan in Cabdiqaasim wadani madaxweyne ah yahay, Ina darmaana madaxweynanimo sheegtay, dhawr bari ka hor, ayay hadana Ina darmaan ku biiray isbahaysiga Balcad, ka dibna Cabdiqaasim baa u aqoonsaday isbahaysiga Balcad wadaniyiin horumar iyo dibu heshisiinta dalka ku soo dabaalaya, bal akhristow wax meesha ka socda adiguba bal fahan, sow TRINITY-gii gaalada oo kale ma aha, waxaa taas igala yaab badneyd war aan hadda daqiiqado ka hor ka akhriyey shabakada Dayniile, oo sheegaya in gudoomiyihii bangiga dhaxe kooxada Cabdiqaasim, waa ninka lagu magacaabo maxamuud maxamed Culusow, uu isla markaana yahay gudoomiyha siyaasadeed ee beeshiisa,taas oo ah mid ay Cabdiqaasim wadgaan , uu shir beeshu ay qabtay ka soo saaray bayaan uu ku taagerayo hawlaha isbaheysiga balcad, bal u fiirso meeqa xil iyo shaqo, iska wada hor imanaysa ayaa hal mar la wada sheeganyaa in la hayo, maxaad markaa ula yaabeysaa markaa, marka inta ay gaaladu wareerto in ay tiraa THE FATHER IS GOD, THE SON IS GOD, AND THE HOLY SPRIT IS GOD. Yusuf Garaad waxa uu rabaa waxaas oo dhibaato ah sidii xal loogu raadin lahaa, inuu indhihiisa iyo kuwa shacbiga Soomaliyeedba ka qariyo, isla markaana dadka ku mashquuliyo warka oday MOI, waxaase meesha taal xigmada kooban ee qaaliga ag ee ah" AA LA TAHAY" sidoo kale waa taas SOOMALIDA LA LEEYAHAY WAA WADANIYIIN, OO DAWLADAHA DARISKA AYAA MUSTAQBALKA SHAKI KA QABA !!!!!!!!! BBC SHIRKII CARTA WEY U HEESTEE, KAN KENYA MAXAY U HAARAANTEY Waxaa xusud iyo is xusuusin mudan, sida Xaqdarada ah ee Yusuf Garaad u kala fadiley labada shir ee midna lagu qabtay Carta, midna haatan ka socdo Kenya, waxaynu innagoo dhami markhaati ka aheyn sidii firfircoonta iyo dhiiranaanta laheyd ee madax laanta afka soomaliga ee BBC waa yusuf Garaade uu ugu hawl galay, isla markaana u culeyska u saaray, sidii ummadda Soomaliyeed uga dhaadhicin lahaa qiimaha iyo mihiimada uu lahaa shirkii carta, isgoo si shaqsi ah ugu dadaalay in uu ka miro dhaliyo, isla markaan loo doorto madaxweynaha wadaniga ah ee ay isku jifada yihiin ee Cabdiqaasim,waxa waydaas Yusuf waday, oo sii deyn jiray barnaamijyo sida duufanta horricane-ka oo kale ah, oo cawa iyo maalinba socda, oo wareysiyo taageerada shirka ah leh, tele-conference-yo leh, habalyada iyo heesaha fanaaniinta leh, iyo waliba wacyi galinta ruuxiga ah ee Ismaaciilka jabuuti oo iyana joogto aheyd, waxayba ku soo xusuusinaysaa barnaamijkii radio muqdisho ka bixi jirey ee ahaa bandhiga raadyaha, barnaamijka Yusuf-na waxuu ahaa BANDHIGII CARTA IYO CABDIQAASIM. SHIRKA KEENYA HALKUU KA JOOGAA Waa mid macruuf ah ,qof walbaana ka war qabo, oo isu sheegid aan u baahneyn waa " BALAAYOOY BUUL KEYGAAN KAA GALAY" marba hadaan wadaniga Cabdiqaasim mar labaad madaxwyne-nimo loo cumaamadeyn, badalkiisa waxa uu shirka u diray wiilka ay qaraabada yihiin ee la yiraa Yusuf Xasan, isna inta la yiri ka soo sheeg, waa in kooban, oo aan dhaafsiisneyn, shirkii maanta waa laysku af-garan waayey, ergada TNG-oo shirka iska baxay, iyo Mowliid Macaane iyo Dr Gaandhi oo gacanta isula tagay iyo waxii xunba xaawo leh(SHIRKA), waxaa intaa dheer isagoo wararka uu ka baahiyo shirka, gacantiisa ku sameysta, waxaa u danbeeyey warkii uu baahiyey maalintii shirka Cabdiqaasim ka tagey, isagoo Yusuf Xasan sheegay in bulshada caalamka ee shirka goob jooga ka ahi, ay ku gacan seyren heshiiskii lagu ansixiyey axdi qarmeedka, isla markaana ay joojiyeen taageeradii dhaqaale ee ay shirka siin jireen, arintaas oo af-kala qaad ku riday ergooyinkii soomalida ee shirka ka qayb galyey iyo wakiiladii bulshada caalamka ee shirka joogeyba, arintaas oo sida aynu internetka ka argneyba dhalisay in ay qoraal wada jir ah oo ay ku canbaareynayaan dhinac la jirka siyaasadeed ee BBC ay soo saaraan dhamaan ergooyinka soomaliyeed ee shirka ka qeyb galaya Ka dar oo dib dhal waxa xaalku gaaray, markuu Yusuf Garaad dib u bilaabay baahinta mar labaad,barnaamijka hadda socda ee la yiraa taariikhda soomalida. TAATIIKHDA SOOMALIDA Akhristow waa barnaamij mu'aamaredeysan, falsafadeed, islamarkaana siyaadsadeysan, ujeedadiisuna tahay in shaqisayaad iyo qaybo shacbiga soomaliyeed ka tirsan damiirkooda siyaasadeed iyo dareenkooda wadaniyeed lagu dhaawaco, gacantana lagu abuuro, oo la baahiyo, wax mal-maluuqa ah, oo loogu magac daray taariikh soomaliyeed, waa barnaamij markaad dhageysatid iska hor imanaya, oo isagu is burinaaya, barnaamijkan waxaa gar wadeen ka ah oo si daran-doori ah ah oo joogta ah loogu wareystaa Cabdiqaasim Salaad Xasan iyo Jeneraal Galaal, oo BBC iyo Yusuf Garaad u doorteen in ay yihiin odayaal mukhlisiin ah ,oo wadaniyiin ah, isla markaana lagu aaminay in ay ka run sheegaan taariikhda soomalida, waxyna markaba liishaanka saareen oo barnaamijka iyo taariikhda la sheegayba sal uga dhigeen, doorkoodii shaqsiyeed ee ay iyaga laftigoodu ku laahayeen xukunkii 21 sano socday, ee ay qaybta ka ahayeen iyo iska horimaadyadii soomalida iyo axmaarada dhex maray, ileen axmaaradu waa mida hadda ay odayaashu shareysteene, abwaankuu Hadraawi ayaa laga hayaa" WAXAAN EERSADAABA ODAYGA WEEYAAN" Barnaamijku waxa uu ku bilowday dilkii culumada iyo simidii ragga iyo dumarka, labada oday waa Cabdiqaasim iyo Galaal, warkoodu waa cadaa, waxayna ku jawaabeen, alaaha ha u naxariistee, Maxamed Siyaad bey midaasi gaar u aheyd, ee anigu mukhliseena, lahu diina ayaanu aheyn iyo wadaniyiin dilkaas diidan Su'aashii labaad Aw-Qaasim la weydiiyey waxay aheyd, inuu ka waramo dagaalkii lagu qaaday axmaarada 1977, sidee golahii dhexe ee xisbigu wagaas u gaaray go'aankii dagaalka, Cabdiqaasim oo aad moodo inuu su'aashaa hore u ogaa in la weydiinaayo, oo malaha la yiri meesha iska soo adkee, ayaa si qiiro wadanimo leh uga jawaabey oo yiri golaha dhaxe dhamaantii wuu isku raacay go'aanka dagaalka axmaarada ah, lakiin Cabdirixmaan Caydiid Dhab-dhab leh, alaah ha u naxariistee oo Laascaanood ka soo jeeda ayaa go'aankaas kaligii ka soo horjeestay, waayo waxa uu yiri, waxa uu ahaa hanti wadaag ,shuuci ah, bal yaa Cabdiqaasim isaga laftigiisa ka shuucisanaa, ileen soomalidu weys taqanee? arintaas oo ku cadeynaysa in barnaamijka loo qaabeyey in dad gaar ah lagu magac dilo, xitaa haddii allaah oofsaday, waxaa uu intaa Cabdiqaasim ku daray inuu wagaas aha wasiirka warfaafinta, go'aanka golaha dhexena uu idaacada isagu ka akhriyey, isagoo hadalkaa uga dan leh inuu dadka hadda magaalooyinka waaweyn soo buuxiyey ee miyiga ka yimid uu u sheego in uu waligiisba ,waa maanta iyo maalin horeba uu isagu cadawga axmaarada ka soo horjeeday, uuna necbaa, waa super wadani Waxaa yaab iyo amakaagba ku riday kolay intii dhageysaneysay wareysiga ee aan anigu ka mid ahaa, markii Janaraal Gaalaal si cad u yiri, wareysigaa idaacada ee ay dhageysanayeen waxii af soomali ku hadal ee kala jooga shanta qaaradood korkeeda, in madaxweynihii jamhuuriyadu waa alaah ha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre aanu daacad ka aheyn dagaal, uuna lugoyooyin iyo hagardaamooyin badan uu ciidanka u geysatay, kuwaasoo ciidankii soomaliya ku jabeen markii danbe, daacad darada madaxweynaha waxa uu Galaal ka sheegay, in uu madaxweynahu naaftada iyo batroolka ciidanka dagaalka uu qarsan jirey, oo kala hari jirey, sidoo kale rasaasta uu ciidanka dagaalka u socda kala hari jirey iyo khuraafi ciidaa ka badan, isku soo duboo ujeedada Galaal waa madaxweynuhu wadani ma aheyn,ee anigaa wadani ahaa, waxyna Galaal ku qaadatey 26 sano inuu intaas mar fursad u helo uu kaga sheego idaaacada BBC, fursadaas waxaa maanta siiyey Yusuf Garaad Waxaad markaba is weydiinaysaa war meesha ileen taariikh soomaliyeed lagama wadee, waxan la dareerinayaa waa taariikhdii xukumadii hore, aaway, sowtii xukumadii hore laheyd intaas oo wasiiro ah, Generaalo ah, xagey ka baxeen maxaa iyagana loo wareysan waayey , oo Aw-qaasim iyo Galaal kaliya looga fadilay, mise duqii siyaad ahaa markuu uu dhintay, intii soo hartay Aw-qaasim iyo Galaal baa dumaaley!! Barnaamijkan waxaa la sameeyey, markii ugu horeysayna idaacada BBC laga sii daayey 3 sano ka hor, waqtigii uu socday shirkii carta; danta laga lahaana waxay aheyd in Lobby siyaasadeed iyo mid warbaahineed Yusuf Garaad u sameeyo Cabdiqaasim iyo Galaal, oo shirkaas ka boqranaa, si dadka loogu tuso in ay yihiin wadaniyiin waaweyn oo qaranka iyo ummadaba badbaadin kara,lakiin waxaa hadda is weydiin leh,waxa waqtigan oo ah waqti uu socdo shirka dibu-heshisiinta soomaliyeed ee Keenya, odayaashna la ogyahay in ay ka soo caroodeen shirka, yaa dalbaday in barnaamijka dib loo sii daayo, si odayaasha taariikhdooda wadaninimo dadka looga dhigo muraajco dib loo xusuusto Fanaanka caanka ah ee Xasan Aadan Samatar, ayaa mar hore oo la wareysanaayey sheegay, in uu hees afka mey-meyga ah mar ka qaatay teatarka magaalada hargeysa, sida la og yahayna qoolooyinka reer waqooyiga ahi sooma rogtaan afka meyga, oo uma bilowna, Xasan waxa uu sheegay in heeska oo aad u macaan, ay dadkii dhageysanaayey aad ula dhaceen, lakiin nasiib xumo waxay u qaateen in heesku aan qaaday in uu yahay hees Suudaani ah, markaasey hal mar intey qaylo iyo foori isku dareen yiraahdeen, Xasanow heeskaa Suudaaniga BIIS-BIIS. oo ah yaa salaam noogu soo celi, waxaan uga dan leeyahay waa Cabdiqaasim ninka maanta yiri, Yusuf Garaadow BIIS-BIIS, noogu soo celi barnaamijkaa taariikhda wadaniga Waxaad moodaa in Sloganka wadaniyadu waayadan danbe aad loo adeegsado, waxaase aad u yaab badneyn, waqtigii uu geeriyooday allaah ha u naxariistee madaxweyanihii Somaliland Maxamed Ibraahim Cigaal, ayaa barlamankii kooxdii Carta soo jeediyeen in dhambaal tacsi ah loo diro qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Cigaal, nasiib daro gudoomiye ku-xigeenkii barlamaanka, oo markaas fadhiga gudoominaayey, ayaa makaroofinkii qaatay, isagoo careysan, isla markaana miiska garaacaya, waxuuna diiday in wax tacsi ah loo diro qoyskii Cigaal ka tegey , waayo waxa uu yiri ,Cigaal wadani ma uusan aheyn, mid ka mid ahaa xilidhibaanada carta ayaa u jawaabey oo yiri, waar hadduu Cigaal wadani noqon waayey, ma innagoo ilaahay xaalkeena ogyahay, oo ku xareysan, kana bixi karin gudaha hotel Ramadaan, miyaa markaa wadaniyiin ah, hadeynu wadaniyiin nahay muxuu Muse Sudi xabbada albaabka inoola taagan yahay!!!!!!!! Nin soomali ah oo gabayaa ahaa baa hore u yiri "OG BEY NIN LIBIN KAA XISDIYEY, XUMIHII WAA YAAB" LINK BBC.COM Waxa badan ayaad ku arkeysaa cabashooyin badan oo ay qoryaan homepage-da afsoomaliga ee Inernetku, oo ah codsiyo ay u qorteen, madax laanta afka-soomaliga ah BBC, Yusuf Garaad, ay kaga dalbanyaan inuu ku daro links-ka BBC, arintaas oo uu Yusuf Garaad uu wax jawaab ah ka bixin waayey dalbkaas, arintaas badalkeeda waxa kaliya uu links bbc ku daray waa Horn afika, oo ah warbaahinta rasmiga ah ee Cabdiqaasim, iyo shabakada Hiiraan.com oo ah hooyada links-yada soomalida ah oo uu malaha ka xishooday, lakiin soomalida inteeda kale wuu ka mamnuucay, waxay taasi ku xusuusinaysaa waqtigii shuuciyadu ka talinaysay Sovietiga, ayaa waxaa dadka waajib looga dhigay, inuu xisbigoodu ahaado xisbigii shuuciga ahaa, warbaahitooduna ay ahaato oo kaliya PRAVDA, taas waxaa la mid ah dhaqanka BBC ee Yusuf Garaad, oo ah caburinta saxaafada madax banaan, isagoo fikirkiisu kaliya yahay, in waxii ajanbi ah ee arimaha soomaliya daneeynaya ee soo gala BBC soomali section, in ay isticmalaan,links-kiisa, wararkana ka qaataan kaliya homepage-ka hornafrika, oo ah baalasha Cabdiqaasim ku duulo. FAD AMA HA FADIN, WAA LAGU FADSIIN Ereydaasi waa kuwa uu Yusuf Garaad ku dhaqmo, waayo wax uu ogyahay in dadka soomaliyeed yihiin damanyaal indhaha iyo dhagahaba xiran, oo aan talaabo iyo ka horimaad midna ku sameyn karin ujeedooyinkiisaa gurcan, ee uu ku gacan midigeeynayo hawalaha warbahineed ee ka socda BBC laanteeda afks soomaliga, iyadoo laantu tahay mida kaliya ee mudada dheer u ah isha warbaahineed ee ay dhageystaan dhamaan ummadda ku hadasha afka soomaligu, meel kasta oo ay ka joogaan dunida guudkeeda Waxay innagoo dhan inla tahay in idaacadu taariikh dheer ku leedahay shacbiga soomaliyeed ee dhageysta, mana istaahisho in ay ku adeegtaan qoomam qaldani, isla markaana laga baahiyo wax wax u dhimaya wada-jirka ummadda soomaliyeed Waxaa xaqiiqo ah in la sixi karo waxii qaldama, isla markaana cabasho laga gudbin karo waxii qaloocinaya ujeedadii loo aasaasay idaacada laanteeda afsoomaliga ah, waxay sugtaana waa adiga akhristow dareenkaaga iyo dadnimadaad Wa bilaahi tawfiiq Sahal Mow15@hotmail.com
  7. Raxmah my intentions are not to derail the topic, but why do u like to criticize me all the time, no matter what I post u jump at it and criticize, are u obsessed with my nickname?
  8. Oh, how will Ramadan change my habbits! In a big way, I have to be at home punctualy at 7:45 pm for afur. I can't have a donkun donut coffee in the morning, I can't look all the beautiful women that work with me, I can't even gossip! If that is not changing a habbit what is than?
  9. I don’t know whether it is an obsession or not, but I look at every car that passes me and determine its make and model, whether it is a Lexus, Infinity, Porsche or Mercedes!
  10. Please and please Pearlshyte stop playing one person against another because that doesn't make u a smart person, also I don't want to pick a fight with u. Therefore, the world is wide go and pick on someone else and stop saying bad things about our dear nomad freind diamond princess!
  11. Mr. Still, This is a free forum and no one is controlling u. Be free and simply express ur views and obsessions!
  12. Flying_still u r obsessed with the order of things, regimenting, categorizing and defining life in terms of files and vestibules, waaw!
  13. What an interesting and self-revealing topic! Princess is/was obsessed with chocolates and Og used to be infatuated with herself image, Waaw! Isn’t this interesting? Thanks everyone for sharing ur passions in live!
  14. Its part of growing up to be obsessed in a hobby or infatuated in a person or crazed in a subject or have a passion for a subject or fascinated with something or someone! Therefore, if u dare, can u tell us any obsessions that u ever had in ur life? I was once obsessed with cameras and picture taking. I bought $ 3500 worth of cameras and cameras equipment! I was also once fascinated with “Point Sisters” and even got an autographed CD from them. What is ur fascination?
  15. In my opinion, if u want to be in the center of the world u will prefer USA, but if u want a calm and peaceful place, than u will prefer Downunder "Australia".
  16. Do guys think it makes a difference if we mention the names of some of the worldlords and ommit the names of other worldlords? Lets call a spade a spade. We don't need them all, what we need is freedom from all of them and no one should defend abdiqasin or any other worldlord!
  17. Brother Rudy, we have here half-arabs recognized by none or arab beggers shaned by all! My brother where are Somali women???
  18. Without being rude Miss Rudy, I am already envolved in an organization that helps Somalis in Somalia to excel and succeed. Therefore, all of the nomads are not like Og-girl, think again there are worthy ppl among us!
  19. Read my reply again! U said the father is the most important person. And I said the woman is the most important person in the family and even alone. We are different in this issue, u support men and I dupport women!
  20. If it comes to nominations, I nominate myself bec I am too selfish to nominate u as the president to be elected Therefore, my agendas are more progressive and advanced. I say that women should be the army chief of staff of Somalia. 51% of the civil servants should be women in my government. All the managers and school principles must be women bec they are the pillar of the community. Vote for me ladies and gents!
  21. Ahaa! True feelings and the general consensus of the Somalis were expresses above, read it and let ur views be known.
  22. Who am I speaking to? U the niece or ur uncle or ur dad or ur mom or ur sis.? I am confused please clearify ur stand!
  23. Mowti or Mowt: Are u trying to “Afar Qabiil’ with me? What is bothering u about my discussion with Old Girl? And u have the irony of talking about not using English when u urself is writing in English! Just hold ur horses and do not enter what is not ur business and don’t ever try to baby-sit in cyber-net.