Member-sol-

Nomads
  • Content Count

    345
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Member-sol-


  1. "waxa kubbadu goolkooda taallaa culimadii barakaynaysey aabaha ashahaada la dirirka faroole iyo kuwa la midka ah ee muslinka cadawga u gacan gelinaya waxaan eegaynaa waxay faroole ka yidhaahdaan sheekh c/qaadir nuur iyo ragga la midka ahi shirar iyo nadwooyin badan bay ka qabteen ragga koonfur ka dagaalamaya oo ay ku eedeeyeen inay dhiig muslin qubayaan hadda waxan ka sugaynaa inay cadeeyaan in dhiigga absamahu aanu dhiiga muslinka ku jirin iyo ianay siday qoladaa uga hadlayeen kuwana uga hadlaan"

     

    --oday soomaaliyeed

     

    source > somalimirror comments section


  2. Xadiithkaas ma sugna

     

    wallaahu aclam.

     

    ‘al-Fawa’id’ (p. 78), Ibn Al Qayyim said concerning fearing none other than allah (swt)

     

    “There is nothing that exists that can affect something else completely independently and of its own accord. Rather, nothing can affect something without another factor somehow contributing to that effect and an obstacle is removed that prevents that effect from taking place. This applies to matters that can be seen by the eye. It also applies to the invisible and metaphysical, such as the Sun affecting livestock and plants, as this depends on other factors such as the presence of fertile ground, as well as other factors in addition to this factor. Likewise, childbirth depends on many factors besides intercourse, and this rule applies to everything that affects something else. So every creature that is feared or hoped in is at best simply one of many factors that can affect something else, and nothing can affect something in a completely independent fashion except Allah, the Overwhelming One. So, none should be hoped in or feared except He"


  3. Xadiithkaas ma sugna

     

    wallaahu aclam.

     

    ‘al-Fawa’id’ (p. 78), Ibn Al Qayyim said concerning fearing none other than allah (swt)

     

    “There is nothing that exists that can affect something else completely independently and of its own accord. Rather, nothing can affect something without another factor somehow contributing to that effect and an obstacle is removed that prevents that effect from taking place. This applies to matters that can be seen by the eye. It also applies to the invisible and metaphysical, such as the Sun affecting livestock and plants, as this depends on other factors such as the presence of fertile ground, as well as other factors in addition to this factor. Likewise, childbirth depends on many factors besides intercourse, and this rule applies to everything that affects something else. So every creature that is feared or hoped in is at best simply one of many factors that can affect something else, and nothing can affect something in a completely independent fashion except Allah, the Overwhelming One. So, none should be hoped in or feared except He"


  4. wasiirada waxaa ku socotey saliingo doolar ah oo ka mid ah lacagihii loogu deeqey DKMG ah, laakiin waxay musalafeen markii dowladaha deeqda bixiya ay la yimaadeen xisaabtan adag illaa heer la magacaabo shirkad qandaraas ku heysata xisaabinta qarashaadka dowlada la siiyo si aanan loo lunsan.

     

     

    Waxaa ugu dambeeyey Cabdiraxmaan Janaqoow oo ku magacaaban wasiirka cadaalada, wuxuu ka dagay dalka Sweden halkaasi oo lagu waddo in uu fagaare kala hadlo taageraasyah DKMG ah oo marka ugu dambeysa ay tahay in jeebkooda ay hoos u fagaan si ay u dabaraan boorsada laantiiga leh ee fidsanta ee Janaqoow iyo kalkaaliyeyaashiisa wataan.

     

     

    Inta badan dadka Yurub iyo Maraykanka ku nool ee taageera DKMG ah ayaa markani ka caggo jiidaya in ay xaadiraan kulamada ay ka hadlaan wasiirada dowlada ee marka ay hadalka dhameeyaan yiraahda “isku soo dar-dara”.

     

     

    Janaqoow waxaa ka horeeyey Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo dhowr kale oo ku sugan meelo ka mid ah Yurub.

     

     

    Halka sida weyn looga nacay mas’uuliyiinta dawarsada ee DKMG ah waa magaalada Nairobi oo dadku karaahsadeen wax ay ugu yeeraan “wax ma tareyaal weel baneeska” afka yuuban ee carabka isku hor wada.

     

     

    Wasiir kasta waxa uu isku dayaa in uu ogaado fikirka rasmiga ah ee ay aaminsayihiin dadka uu la kulmayo, kadibna wuxuu u garacaa laxanka ay doonayaan in ay dhagaystaan, iyadoo ugu dambeyntana ay tahay in loo aruuriyo xoogaa qarash ah.

     

     

    Waxaa intaasi dheer in rag lacago heysta oo dibbadaha ku nool lacago badan ay wasiirada oga cunaan balanqaadyo xilal safiirnimo iyo jagooyin kale.


  5. Spokesman: Third American Killed In Somalia

    July 11, 2009 - 5:34 pm | by: Mike Levine

     

    Another Minnesota man recruited to join an Al Qaeda-linked group in Somalia has been killed in the war-torn African country, according to a spokesman for the man’s family.

     

    Family members of 20-year-old Jamal Bana found photos of his bloody body online, according to Abdirizak Bihi, who has represented many of the families whose loved ones left the Minneapolis area last year to join al-Shabaab, which has been warring with the moderate Somali government since 2006.

     

    The FBI has been looking into how more than 20 young, Somali-American men from the Twin Cities and elsewhere were recruited to train and possibly fight alongside al-Shabaab.

     

    Like many families of men who left unannounced for Somalia, Bana's mother had been regularly searching the Internet for any information about her son in Somalia, according to Bihi.

     

    She came upon a series of photos on a Somali Web site, purporting to show an Afghan or Pakistani fighter who was killed during a fight in Mogadishu on Saturday. But, Bihi said, Bana's mother knew instantly that the gruesome photos – depicting a person with a bloody gunshot wound to the head – were that of her son.

     

    “He doesn’t look Somali. He has very light skin,” Bihi said. “So they thought he is a foreign jihadist from Afghanistan or Pakistan.”

     

    Bihi said the Somali government took the photos to show the world that they had killed a foreign fighter. He said most of the photos were taken inside the Somali Presidential Palace, after Bana's body was removed from the streets of Mogadishu.

     

    One photo shows the body being carried on a stretcher in the middle of a street, as soldiers and a man in a red collared shirt, with a rifle slung over his shoulder, look on.

     

    Fox News has decided not to show the photos in full, due to their graphic nature.

     

    An FBI spokesman in Minneapolis said the FBI is aware of the photos, but he would neither confirm nor deny that they show Bana's body.

     

    Before leaving for Somalia, Bana had studied electrical engineering at a community college.

     

    Bana would be the third known American to die alongside al-Shabaab.

     

    Bihi’s nephew, 17-year-old Burhan Hassan, was killed in Somalia last month. He was a senior at Roosevelt High School in Minneapolis when he left for Somalia with Bana in early November last year.

     

    It's unclear exactly how Hassan died. Law enforcement officials said Hassan was likely killed by artillery fire or a stray bullet. But his family has accused al-Shabaab of murdering him.

     

    Bihi suggested that Bana was also killed by al-Shabaab, after being “brainwashed” to join them.

     

    In October 2008, 27-year-old college student Shirwa Ahmed of Minneapolis became "the first known American suicide bomber" when he blew himself up in Somalia, killing dozens, according to the FBI.

     

    Bihi was planning to hold a press conference about Bana late this afternoon.


  6. This is an adultered picture, as can be seen from the edges of the pictures.

     

    The first picture is a mosque, the second two seems to be a building being destroyed.

     

    Waagacusub is known for producing edited stuff.


  7. Hogaamiyaha Maleeshiyada Barre Hiiraale oo ku goodiyey in laba isbuuc gudahood uu ku qabsan doono Jubooyinka

    Hogaamiyaha Maleeshiyada hogaamiy kooxeedka Barre Hiiraale Col.Warfaa Sheekh ayaa ku goodiyey in muddo laba isbuuc gudahood ah ay ku qabsan doonaan deegaano ay kamid yihiin gobolada Jubooyinka.

     

    Col.Warfaa Sheekh Aadan ayaa arintan ka dhawaajiyey mar uu xalay u waramayey Barnaamijka dhacdooyinka ee kabaxa Idaacada HornAfrik.Wuxuuna sheegay in iyagoo ku dagaal galaya magaca Ahlu Sunnah ay laba isbuuc gudahood qabsan doonaan Jubada Hoose,Jubada dhexe,Gedo,Baay iyo Bakool ,Hiiraan ilaa iyo Galgaduud.

     

    Korneelka daalan ayaa hadalkiiu u muuqday mid ka duwan kuwii hore ee uu idaacadaha kasii dayn jiray isagoo aad moodo inuu ku xisaabtamayo awood kale oo uu isleeyahay waxay ku caawin doontaa qabsadhada goboladaas uu afka mariyey.

     

    Waxaa xusid mudan in hadalka kasoo yeedhay hogaamiyaha maleeshiyo beeleedka Barre Hiiraale uu kusoo beegmay xili dhaq dhaqaaq ciidan oo dabada ay ka riixayso Ethiopia uu ka socda Gobolka Hiiraan iyo Galgaduud.

     

    Dhanaan.com


  8. The new unholly alliance---

     

     

    Maleeshiyooyin Farabadan oo lagu Aruurinayo Feerfeer

    By Somalimirror on 29 May, 2009 2:24 PM in Main, Wararka

     

    Maleeshiyooyin aad u farabadan oo laga kala aruuriyay Gobollada Hiiraan iyo Galguduud qaar ka mid ahna ay tababarro u soo xirmeen ayaa la’isugu geeyay Deegaanka Feerfeeer ee Dhulka Soomaali galkbeeg ee ay gumaysato Itoobiya.

     

     

     

    Maleeshiyaadkan oo boqolaal kor u dhaafaya ayaa intooda badan wuxuu tababar ugu soo xirmay xero ku taalla duleedka Mustaxiil waxaana tababar iyo qalabaynba u sameeyay Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Godey ee dhulka la gumaysto.

     

     

     

    Maleeshiyooyinkan oo ay weheliyaan Saraakiil iyo ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxay hadda si wada jir ah ugu wada sugan yihiin Deegaanka Feerfeer oo kaabiga ku haysa Gobolka Hiiraan waxaana deegaanka Kalabayr dib uga laabtay Maleeshiyooyinkii uu horkacayay Aadan Garaase ee la socday ciidamada Itoobiyaanka oo wali ayagu ku sugan Deegaankaas.

     

     

     

    Waxaa sidoo kale jira warar lagu kalsoonaan karo oo sheegaya in Madax iyo Saraakiil ka tirsan DKMG ah ay ku sugan yihiin Degmada Godey ee dhulka ay gumaysato Itoobiya kuwaas la sheegay in ay halkaa u tageen abaabulka Maleeshiyooyinkan iyo taakulooyin kale oo ay Itoobiya ku taageerayso Dawladda.

     

     

     

    Maleeshiyooyinkan lagu abaabulayo Deegaanka Feerfeer ayaa la sheegay in ay ka mid noqon doonaan Ciidamada DKMG ah waxayna isugu jiraan ciidamadii hore ee Maamulkii Gobolka Hiiraan ee laga qabsaday Gobolka, maleeshiyooyinka isku magacaabay Ahlu-sunna Waljamaaca iyo kuwo cusub oo hadda la aruuriyay waxayna wararku tibaaxayaan in ay ku wajahan yihiin Gobolka Hiiraan iyo Galguduud si ay halkaa ugula dagaalamaan Xoogagga ka soo horjeeda DKMG ah ee Alshabaab iyo Al-Xisbul-Islaami.


  9. Ceelbuur :" Dagaalkii ugu dambeeyey ayaan ku qaadeynaa mar dhaw degmada Ceelbuur si aan uga sifeyno Al-Shabaab"afhayeenk a ahlusunah C/risaaq Al-Ashcari

    25. maj 2009

     

    APL

    Tool

     

    Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

     

     

    -------------------- -------------------- -------------------- --------------------

     

    Print This Article | Daabaco warkaan

     

     

     

    CeelBur(AllPuntland) - Maleeshiyaadka Ahlu Sunah ee jooga deegaanka Wabxo aya isu diyaarinaya duulaan ay ku tagtaan degmada CeelBur ee gobolka Galguduud marki ay dawlada Itoobiya ka heleen saanad Milatari oo loogu soo daabulay gawari ku dhaw ilaa 5-nuuca xamuulka ah.

    Maleeshiyaadka maalma ka hor waxaa ay la galeen xoogaga Al-Shabab dagaalo xoogan meel lagu magacaabo Soof oo ku dhaw CeelBur , waxaana kadib ay bilaaben in ay is diyaariyaan si weerar kale ay ugu tagaan CeelBuur oo ah degmada ay ka joogan galguduud xoogaga Al-Shabaab.

     

    Afhayeenka Ahlusunah C/risaaq Al-Ashcari ayaa sheegay in howl galkooda uu yahay gabo gabo, isla markaana gobolka oo dhan ay ka sifeyn doonaan xoogaga Al-Shabaab .

     

    "Dagaalka aan qaadi doono waa kii ugu dambeeyey ee aan ku afjarno joogitanka Al-Shabaab ee Galgudud"ayu yiri Al-Shacari.

     

    Saansantan dagaal ayaa ah mid aad loo dareemayey maalmihi dambe gobolka , waxaana ay labada dhinac wadeen diyar garow dagaal.

     

    Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland


  10. Western propaganda trying to paint paid mercenaries as their newly found lifeline, in the hope of stopping "extremist" from taking command of that country.

     

     

    Although the desecration of the grave did anger many sufis, most of the supplies and organization came from ethiopia, and the qadirriya have always been at ease with Habash.

     

    Some even argue that it's un islamic to fight ethiopia, since, as they claim, they helped the sahaba.

     

    it was several weeks ago when ethiopian officals came to guriceel to stop a clan dispute that almost broke the organization.


  11. Ilaahi abuuraba kuwii diiday,amarkiisa

    Ambiyaalihii iyo kuwii,awlaxa u qaaday

    Asxaabtii dariiqada kuwii,awlaxa u qaaday

     

    Ikhyaarkooda nimankii kufriga,ugu abraaraayey

    Aan lagu igraahine kalgacal,ugu abraarayey

    Kuwii ubad nasaaraad noqdee,Amison aanaystay

     

    Nimankii amxaara u kacee,adarinuu guurey

    Oo Malas aabe u yehee,u arrin qaadaayo

    Oo xabashi eegi u noqdee,u ololaynaayey

     

    Amison nimankii wadee,nagu aseebaayey

    Afirikada geskeed nimankii kufriga,uraya noo keenay

    Ee iidaale na dhigay,aydii luuq

     

    Nimankii ikhwaankii jaree,aabiga u laayey

    Ragga ehelukhayrkaa warmaha,kala ajoon waayey

    Oo xumaan daraaddiis girliga,ugu afuufaayey

     

    Idilkoodba nimankii dagaal,iigu imanaayey

    Nimankaan inkaaree madfaca,ololi ii haystey

    Ee ubax caddaydii *****ga,oofta kaga joojay

     

    Nimankii iniinaha ka dhigay,xamar wixii joogay

    Ee Eerago iyo Batalo,igu uquumeeyey

    Ee omoska beerdhiga tukaha,igu unuun goysey

    Ashtakooda’aa iyo warqado,ku andacodaaba

    Mar haddaan shareecadu aqoon, nimanka TFG

    Ashahaadadoodiyo ma rabo,ina wallayntooda

     

    Mar haddaan wadaad aayad diin, ila ekeynaynin

    Amaan aniga lay oran karayn,tanu ahaan mayso

    Allow yaa af lama daaliyee, iga asluubeysta

     

    source: smirror comments section


  12. Here is a more suited poem for sharif and co

     

     

    by the Sayyid

     

     

    Title: May nala garaacaan kufriga

     

     

    Xalay gelin dhexaadkii miyaan gudub usoo booday

    Sida nimanka gaadhka ah miyaan gabay ku soojeeday

    Garaad laawe aadmiga miyaan gees walba u eegay

    Goonyaha miyaan dayey kufriga ina gabraaraaya

    Gaalkaan gudnayn ee cirradu guudka ka caddaaday

     

    Asaad gudaha geedaha ka baxay guri cidla’a moodo

    Oo uu gasiinkiisu yahay neef aan biri gaadhin

    Oo guuldarraystow khamriga gacan togleynaaya

    Gini-gini haddaad qaadataan naari garab taalo

    Guushiyo hadday doonayaan geelal iyo xoolo

     

    Garaadkood ba’yow may tagaan goonyihii Xarunta

    May nala garaacaan kufriga gocorka laalaadshay

    May goobtan joogaan jannaa loo gembiyayaaye


  13. GONE for "training"

     

     

    Somalia: Over 100 MPs fly to Kenya for training seminar

    13 May 13, 2009 - 1:20:55 PM

     

     

     

    MOGADISHU, Somalia May 13 (Garowe Online) - More than 100 Somali lawmakers flew from the national capital Mogadishu on Wednesday to participate at a planned training seminar being held in neighboring Kenya, Radio Garowe reports.

     

    International organizations are expected to host the training in Nairobi, where members of the Somali Parliament, which includes some 275 new lawmakers, will be taught about parliamentary conduct, activities and good governance.

     

    A special plane arrived at Mogadishu's Aden Adde International Airport to transport the lawmakers to Nairobi, officials said.

     

    Parliament Speaker Sheikh Aden "Madobe" Mohamed remained in Mogadishu, but sources close to him said he is expected to fly to Nairobi next week.

     

    Some 160 Somali MPs have been in Nairobi since the Somali Parliament was expanded in January to accommodate lawmakers from an Islamist-led opposition group that joined the government under a U.N.-brokered peace deal, sources added.

     

    The timing of the lawmakers' trip to Kenya comes as Islamist rebels, led by Al Shabaab and Hizbul Islam, have intensified the armed campaign against the interim Somali government of President Sheikh Sharif Ahmed, former leader of the Islamic Courts movement.

     

    Islamist fighters have captured most districts in Mogadishu and are slowly inching closer to the Villa Somalia presidential compound, where pro-government Islamist militia and African Union peacekeepers (AMISOM) stand guard.

     

    A parliament source confidentially told Garowe Online that the trip to Kenya was scheduled, but noted that the date of the trip was "sped up due to security concerns."

     

    The temporary parliament building in Mogadishu has come under attack and lawmakers postponed a parliament session citing security concerns last month.

     

    Somalia has lacked an effective national government since 1991, when clan militia overthrew a military ruler and the Horn of Africa plunged into chaos.

     

    President Sheikh Sharif's government is the 15th attempt to restore order by the international community.

     

    Source: Garowe Online


  14. Futuh_TPD2.jpg?osCsid=ee51a045d7b4ffcb3e

     

     

    By: Sihab ad-Din Ahmad bin Abd al-Qader bin Salem bin Utman

     

     

    About the Book

    Sihab ad-Din Ahmad bin ‘Abd al-Qader’s account of the early sixteenth century Jihad, or holywar, in Ethiopia, of Imam Ahmad bin Ibrahim, better known as Ahmad Gran, or the Left handed, is an historical classic. The Yamani author was an eyewitness of several of the battles he describes, and is an invaluable source. His book, which is full of human, and at times tragic, drama, makes a major contribution to our knowledge of a crucially important period in the hisoty of Ethiopia and Horn of Africa.

    ‘Futuh al-Habasa,’ or ‘Conquest of Abyssinia’ - which undoubtedly reflects the situation as it seemed to its Yamani author at the time of its composition. The forces of Imam Ahmad bin Ibrahim had occupied the greater part of Ethiopia. The resistance of Emperor Lebna Dengel had virtually come to an end, and many Christians had chosen to convert to Islam. The victorious Imam’s regime seemed there to stay.

    This was, however, far from the end of the story. The Imam was killed in battle on February 21, 1543, whereupon his army almost immediately disintegrated. Those of his soldiers who could do so made their way back to the East. Not a few Muslim converts reverted to their former faith.

    The Futuh thus refers to a relatively short, though crucially important, period in Ethiopia’s long history. The book is nevertheless valuable, in that its author was an eye-witness of many of the events he describes, and writes, as far as we can judge, with a degree of objectivity rare for his time.

     

     

    (translated by a missionary fella, so read it witha pinch of salt)

     

     

    There is aslo an arabic version available called fatxul zammaan.