ajakis

Nomads
  • Content Count

    66
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by ajakis


  1. lol...filsaneey

     

    haye haye haye....ma biloowdi...waraa af caaytama ninkiisaas ku yaalaa..laga roone hadaan ahayna...inaad iga sii daran tahay waaba cadahay..iyaa abaay!! qofka shactirada qoray aa jawaab kaa rabo ani ii gooy..

     

    [This message has been edited by ajakis (edited 05-21-2002).]


  2. ayoow ayoow...iyaa abaay...ani ajakis aa la idhahaa..libaax tabarteey ma'aha...is laqoow aaaaa?..jinni ninkii keenaa bixiyo..hadii aamba u dhawaado ha i dhunjiyo..by the way...i'm new to da nomad community...i'm more than happy to be a nomad_4life...


  3. ayoow ayoow...sheekadaan aba yac kayac hiika hiika waaye!!! hadaba ninkii isku kaadi lahaayoo ka fogoow hadii kale walaxaa qoyaayo..waxba war yaa inku daalinine..naagtoo baa bari lasoo aroosay...markii guriga la keenay aas ninkii waxaas isku dayi inaas taataabto...markaasey..inteey hoos fiirisi eey tiri...duqa see camal taataabasho maa laisku ogaa..guri aan ku geesto leedba laheedee..intuu yaabay aas waxaas yiri..kaalay adi waa ka shakiyaye kurtun maad qabtaa????(nin maad eheed)..hehehehhehehehh!